HODAN ABDIRAHMAN 2014 HOTELADA OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

preview_player
Показать описание
EREYADII: XASSAN DHUXUL LAABSAALAX
LAXANKII: AXMED DALJIR
CODKII: HODAN ABDIRAHMAN
MUSIC BY: AHMED WALI FURUNLE
VOCAL RECORDING BY:LIIBAAN JAMA
EDITED CAMERA BY LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN
WAA HEESTII HODAN ABDIRAHMAN 2014 HOTELADA

Liibaan Jama Website
Copy Right Liibaan Jama
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

allow anigoo xalal u jeda xaran haitusin viva intii xaranta kasoo jedah

istarlinn
Автор

ilaahow gbr😥walba xifdi alla mxy gbr mustaqbal lahayd oo waalidkeed 😥kuhanwaynaa ragu ciil badeeen

jihaanadalmar
Автор

Haygayn huteelada hay galaafano hayseejin gabadh nimo markaad igah gun gaadhana durba gooso hay odhan
Heestan anoo wadanki hooyo jooga ayaan dhagysan jiray 😢😢😢😢 I miss you burco cadey
20/1/2020 maalin isniin ah
From Nairobi 🤩

muniishatogdheerilkacas
Автор

Hodan heesaheedu waa wada qalbi taabad😢
Dumarka rabi hala jiro ragana rabi hanoo hagaajiyo 2022 coming soon 🥰

faynuustamudug
Автор

4/1/2024😢😢Heestan anoon arag TikTok kuso arakay soo raaday. Waxan xasuustay hadaldi abbahay u i dhahay [Abbo ina rag dabeecadisa anaa ka aqaana Haduu jaanis kugu hello kuma si daynayo abbo raga samankan jooga waa Lipaax afka kalla haya kollay inan baad tahay wanad Hasawaysa ninki ku raba ee mustaqbal ka Leh hakugu imaado gurigiina anaana kalla raliya gurigina ku shekayso ]Runti waxay ahaaayen Hadallo si wayn I taabaty wanad dareemi karta abbo gabdhisa so koriyay hooyo la aan wuxu I Noqday hooyo, abbo, wll, zxp Abbo illhay janada hakugu abaal mariyo hadal kasto uu idhaho waxay I ahayd waano dhaxal gal 😂❤

arwamaxamuuddaahir
Автор

Inta gabar xishood edab lagu galadayee guur waydayee ragu gala lafaa badan😭😭😭😢 hadaad idinku na ilaashan waydaan yaa rag noo noqonayo wiilasheniyow naga xishooda nama qabato sidaan😢😢😢

luulalaki
Автор

2020) marka heesta la qadaaye waxa jiray 7 waxa kasoo waregaday 7 hada waxa jiraa 14 markaa yaraa heesta waan xifdisanaa Dugsi ma dhikan jirin hada wan ilaway Qurankana waan dhameeyay Yees Alx 🤗

samiyaabdishakuur
Автор

i'm from eritrea .and i love this music very much even when i don't understan but i'm listen 3, 4 times in a day i love u somalia people peace for ever ..✌✌ one love

good.kidd.madcity
Автор

Adigoo gafaad
Ii garaab i leedahay
Anoo kuu go'aad
Hadba gelinba caynba tahay

Anoo guur u jeedaad
Adna gaabsi jeceshahay

Hay geyn huteelada
Hay galaafano
Hay seejin gabadhnimo
Markaad iga gun gaadhana
Durba gooso hay odhan

Ereyadaasi waa kuwo ay wax ku qaadan karaan hablaheena sharafta badan

ahmedmursal
Автор

inta badan ma dhageysto Heesaha dumarka lakin hestan waa heart touching oo Dumarka ka hadlin..Allah ha xifdiyo Gabdhaha meel kasta o ay joogan👸🏼♥️🙌🏿

dr_abdala
Автор

Wlhi markan dhageystay heestan hada markey sobaxeysay ciyal ahaay san wax uma fahansanen😭😭😭 wan iska ooyay raga damir lawayasha ilahey io rasulkisaba scs noga dardarmay lkn meysan qadan dardarankii😭
100 ilahey wuxuu idinkaga dhigay
Inaaa anaga nagq angu kabtan ood nodhowrtan sharaftena 💔💔💔

dijmcwn
Автор

I am from Eritrea but i love somali music one love 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇪🇷🇪🇷🇪🇷

abelbisrat
Автор

Gabartii xaladan la kulanto waa in ay ka fogaataa qof gogal dhaaf yaano, sabtoo ah qof fican oo dhaqan somali yaqaan mahan. Ka durika Gabdhoo macsida

ayannur
Автор

Heestani waa hees difaac u noqon karta Hablaha sharafta leh .

muuqaal
Автор

Gabadh si Daacada ku jeclaata misana Aad Dantaada ka dhex aragto Jidhkeeda Waa Ayaan Daro Raggow, Hablaheenu xili laso Qarxiyo welibana Aalada Telegram wlhi waxan ku sifeeyo ma aqaan We love gabdhaheena soomaaliyeed❤😢

abdulhakemaditya
Автор

2019
Hadaad iga dambayso Like wllo
Zaaar

kordahab
Автор

Adun io wayihiisa xasusto waa ma gurdo hestan waxa dhageysan jirtaay gabar an diriis e heen o an xafadooda leygu aroosay gabdhi waan is baranaay familka iyadaa u fur furned dhaqsii is fahanaay muudo dhoor biil ah markan wada deganen waan kaka gurnaay mel foog ma ana u guriin gurina naka so hoorjedaay o dhiisma u dhamataay ayaan degnaay gabadhi wey i imaa jirtaay anaa waa u imaa jiiray dhoor biil gadiib galab galbaha ka miida ayey i imaday anoo hurdo wilka I qabay aya hurdada ika kiciyay marka u imaday maxa guku dhacaay ayan dhahy waxey i dhahtaay waxne oky dhahy sxbigey wuu baxay marku baxay Aeyy i dhahtaay dhar isii mel u socdaa dharki ayan sisay waxan mu dhahay inte u socodaa waxey i shektaay iney sxbged balansan yihiiin waxan Ku dhahay inta hakuku yimaado qolka fadhiiga u hakajineynaa my ayey dhahtaay oky ku dhay waxaan dhahy an ku raaco my ayey dhahtaay wey is diyarisay iyaado faraxsan o kaka bad badaneyso ayay ika dagtaay cishi cml iso wacdaay bananka so istaag ayey i dhahtaay waan so is tagaay wan wacay waxan dhahy ku awaay maku jediiye waxey i dhahtaah bananka yaa joogo ika fiiri waxan ku dhay ciiidna wey imadaay dharka iska beseshay waxey i dhahtay so bax xafadaa i raac wan so racaay muudo ka diib tel yar o shines ah ayey hestaan ka dhageysan jirtaay ani wax micno ah ma i leheen hesta mar kasto waan la dhageysan jiraay mudo gabdhi u ayaa kuso baxaay wey I shektaay wey i dharisay hadi ley dilaayo xitaa inana ciidna u shekeynin wiilki ayey wacdaay asnaa wuu xumeyya taalo gacaan weyka baxtaay waxan dhahy an u shego wiiilka i qaabo hy ayey dhahtaay hbnki ayan u shekaay wuxu dhay maxa sameyna wlhi ma aqaano ayan dhay wuxu i dhah haal xal ayan hayaa inta waka gureyna mel kle ayan degeyna ee hana racdo o hana so taba dhumato xal an kaas e heen ma heyno oky dhy wan u shekaay hy i dhahtay wan gurnaay xamar jajab so degnaay wey i imadaay mudo marka isla jognay ninkina arxaan laka heyn falmika ayaa lo shekay ninki la radiyayy wuu inkiraay dhib badan ka diib wey dhashy waxey dhashay wiil asiigo inta dagaan wa la wacay asi io wllashiis imadeen calamado u ninka weyn lahaay xita ilmaha yar wuu lahay wllashis ku qeylisay maskinta waad cebeysay ayey dhahtaay cunugaan waa cunugadaa xita asoo yar ayuu calamada guku yaalo le yhy dacdo io dood dher gadiib gabadhi wali anangey nala jogtaay mar 2 baad ayaa la mahriyay guri ayey u dagtaay 2 isbuuuc gadiib wey kaso dagtaay wilkeda kaligeed ayaa gorsataay xita caano uma gedii jiraan falimkeda uso labatay ani 2014 bishi 9 ayaa ley furaay wax badan ma jogiin saudi 🇸🇦 Arabi u tahriibay kadib waan kala dhunaay maryan 2022 ayan somalia 🇸🇴 imadaay alxam 15 bisha 8 ayan isku aragnaay gabdhi an intaas o sano ana is maqaal arooos isku aragnaay wlhi ani ma aqoonsan iyadaa i aqonsataay waan is ag fadhinaay wey i salantaay caisha miya laku dhaha ayey i dhahtaay haaa ku dhay waxey i dhahtaay dhoor sano ka hoor jungale isla deganen adiigo laku qaabo markaas fahmay is wareysii dher gabdhob io is xasuusin waki noloshu adgeed waxey i shektaay ineey ina abtigeed gursadaay 2015 nolol qurux badan ay ku noshay ciyalna ey heysado wiilki ay ku curadaayna illahey ka jecladaay o u saqiraaay alxam manta ayadaan hestaan isla dhageysaneyna o an gurigedaa la jooga 22 bisha 8 wiilki nolosheyda xumeyya ila io hada wax adun ah o u hakakay ma lahn iska cafi ku dhay manta adaa ka roon mar hoore iska cafiyay ayey dhahtay kasto wey kuso marayaan lkn wax la hilmaamo ma jiraan xuman ama wanagsn farxad ama muruugo 🥰🤍

Ashawanii
Автор

Inta Hodan Abdirahman Taageerta like iigu qabta habla iyo wiilalba

hamze
Автор

Greetings from 🇮🇹 Italy am a Gambian i love Somalian music 🎶

aminatabaldeh
Автор

i LOVE hodan dearly. much love from Eritrean brother

novacchomsky