HODAN ABDIRAHMAAN JACAYL DHABA MUSIC VIDEO 2023 DIRECTED BY JUNDI MEDIA

preview_player
Показать описание
ERAYADII ALI HAYBE
LAXANKII HODAN ABDIRAHMAN
MUSIC DJ ADAM LEGACY
VOCAL RECORDING JUNDI MEDIA & DJ ADAM
CAMERA JUNDI MEDIA PRO
EDITING JUNDI MEDIA PRO

Copyright Reserved @2022 Music Video By Hodan Abdirahman Dheere
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Jacaylku Waa hadayad qaaliya oo la helo❤
Markad haysto qofad jeceshahay oo ku jecel waa waxa ugu wanaagzan markaa
Aniga waxa jira wiil uu xidhiidh naga dhexeeyo dhawaan aan rajanyo inaan ku guulaysano nolol dhamays tiran runtii Waa qof wanagzan oo I qalma I soo duceeya inuu ilaahay I nabad qab I keeno uu iga fogyahay si aan u dhisno nolol qof kastoo qoralkayga akhriya wan ku jecelahay farxad igu noolow❤❤🎉

fathaahmed
Автор

I had a long week, I come home and I was tired, my wife said this to me " Saw hadiyad gaar oo an helay matihid, Saw hadanad iguhabin hadal macaan, Heedhe iguhabin hadal macaan, Saw hurdiyo jiifkaba kama hinqadoo, hoo jacayl dhaba hoo ii hoo" ❤ Authentic.

Ukashdaily
Автор

Hodan Abdirahman hibo faneed oo aan wax loo dhigo jirin, Erayadda & musiga waa top balse laxanka iyo codka ayaa aduni kale ka yimid 👌👌

shaafinho
Автор

Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

ADAMDIGITAL-lkes
Автор

Saw halacsigaagii kaama helin
Saw dareen ku heybshaa ima hor kaco
Saw uma hammuun qabo inaan ku helo
Saw hillow daraadaa hawl ma maro
Saw kuuma heeso had iyo goor
Saw kuguma haystoo kuma hiigsado ❤ ....
Luckiest person on the earth is me ❤

theonlydiamondyouknow
Автор

Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
dheh😢😢😢😢😢🎉❤❤

Siciidbashaash
Автор

Hodan hooydeed allah u naxariiste hooydeey baa taageero u aheed anigan hodan baan taageero u ahay halka gabar ee aan dhagat si dhab ah ugu dhigo codkeeda hodan qurux badana ii nolow❤

hamdiahmed
Автор

O hoo jcyl dhaba
Hoo i hoo
O hoo had iyo goor kuma huree
Hoo ubax hadyada hoo ihiliyoo
Hoo nftyda taadana ii hibee❤

What a voice😢🎉

mohamettlafohore
Автор

Heestan waxaa ka maca quraanka alle yaa igu raacsan ❤☝️✔️

ilac____cali
Автор

My favorite hodon 100 sano walhi cidi kuma gadhayso hore soco huno❤❤❤ saw kuuma heeso hadiyo goor so kuguma haysto kuma higsado🔥🔥🔥🤳🏽💯💯❤️

sirayahmed
Автор

Wawayn Kiiba Soo Dhacee Ciyaalow Is Kabeeya Imikaba Hadaydaan Balayo Badnayn 😂🔥🎤 Hodan Iyo Djadam Wow Ali Haybe Iyo Jundi Walayabay Bande Ku Idhi

yonezcrown
Автор

Ereyadan macaan iyo luuqda hodan ee aan laga dhargayn xilli qura baynu daawanaynaa, halkaan marka xegta aynu ku soo laabanayno waxaynu uso laabanaynaa malaayiin ku raaxaysanaya codka tolmoon ee boqoradda codka! 🎉❤

qarasta
Автор

Quelle voix splendide, une chanson classe et determinee Merci Tres chere Hodan bonheur et sante. 🇩🇯

ednaedna
Автор

Saw halacsigaagii kaama helin
Saw dareen ku heybshaa ima hor kaco
Saw uma hammuun qabo inaan ku helo Saw hillow daraadaa hawl ma maro

Saw kuuma heeso had iyo goor
Saw kuguma haystoo kuma hiigsado
Ilhaam Buuxo ♥️♥️♥️

baladwayn
Автор

Finally heestaydi way so baxday♥️m.a my favorite 😍 Fananadayda ilahow ku xafid Mamo mcn the real Queen 👸

BahjaAxmed-utqr
Автор

Eray walba oo Hodan afkeeda ka soo baxa inta ay heestaani socoto waa wax kale, dareen gaar ah iyo macno aan la heli karin baanu lee yahay!

"Sow hilow dartaa, hawl ma maro
Sow kuu ma heesoo, had iyo goor
Had iyo goor
Sow kugu ma haystoo, kuma higsado!"
Dhaqane❤❤

buuxocali
Автор

No doubt Hodan is highest and the queen of Somali music royalty. What amazing melody. Thump up.

ahmedismail
Автор

Ereyada 100%
Laxanka 100%
Codka 200%
Music 100%
Edit 100%
Cajabnaa minal cajaa’ib sheikhow😮❤👌

Legnshidane
Автор

Hibo tuu eebe siiyee dumar ugu horeysiyo Hodontaan jeclaayey ilaaheey fanka hakaa madoobeeyo wlshey alle dartii ayaan kuu jeclahay in adoo asturan oo qurux badan aan ku arkana wax aanka jeclahay maleh abayo adiga iyo anakaba allaha naga madoobeeyo music faaido malehe wlhi hodaneey hidaayo iyo towfiiq malahan fan iyo heesaaye allaha nawada hanuunsho ❤❤🥰🤲🤲🤲

ruunaadamofficial
Автор

This is a hit! And even makes more sense when someone special is the first to send it to you! Beautiful and thumps up to Hodan 👍🏻

alial-somaal