HODAN ABDIRAHMAN HEESTII TASHADEY NASIIBKAA FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

preview_player
Показать описание
HEESTII:TASHADEY NASIIBKAA
ERAYADII:ABDILAHI HASSAN GANEY
LAXANKII IYO CODKII HODAN ABDIRAHMAN
MUSIC BY SAXARDIID MAHAMED SAXARDIID
FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
WARIYE NADIIRA SOOYAAL
CAMERA#1 JUNDI
CAMERA #2 SAMATAR SAID SALAH
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Tashadaye nasiibkaa ax go aankeyga ilhey ha igu guuleyo 😢hadaad 2024 dhageysaneyso likta dhac igu sii 😢

FowziyaFoos-jnwd
Автор

2019/8/12 malinta labad ciida arafo malin isniin ah 12:27pm qofkki iga damabeyo qoralkan aragto cimri dheer iyo cafimad leh u rajeynaa

sagalabdi
Автор

Nin aan jeclaaday ayaa ila fahmi waayey jeceylka. inta wax jeceyl like isaara

sabahmohamud
Автор

Heestan waxan dawaday 100 jeer 2019 oo keliya gabar ayaan u jecla si dhab balse wan wayey wana heesta keliya ee itustay in ad wax walba ka bogsoon karto 😪 hodan abdirahman axsan fanan🌹

adnaanmohe
Автор

Heestan hadaad 2021 daawanaysid liketa hayla dhaafin 🥰❤️

marianamohamett
Автор

wa runteeeed hadiad heestan dhowr jeer kuso ceshatay like hailadhaafin

nasranoor
Автор

HEESTII:TASHADEY NASIIBKAA
ERAYADII:ABDILAHI HASSAN GANEY
LAXANKII IYO CODKII HODAN ABDIRAHMAN
MUSIC BY SAXARDIID MAHAMED SAXARDIID
FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
WARIYE NADIIRA SOOYAAL
CAMERA#1 JUNDI
CAMERA #2 SAMATAR SAID SALAH

SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
Автор

Heestaan calooshee i hurisay. Wax yar ka hor biyaa cabaaye lkn marki aan heestaan dhageestay dhuunta wax waa marin waayay 😍 hodan legnd waaye bilhi

ahmedabukar
Автор

Maalin sapti ah 12 Dezember 2020 illaahey haiga dhigo goaan 🔐 keyga mid nolol cusub iyo farxad ii horseeda 🤲🤲🤲waan ku macaaaday nolosha saan ah

xalaawatiloos
Автор

Hodan wale heeztan waa tiih go'aanka nolozhyda aan ka gaadhy hadna tazhadaye naziipka👋👋👋 hadana alx kaan calmadan marwadiiza ahay 💞🤰

umucimraanofficial
Автор

Heesty had dhageysanysa 2022 hayl dhaafin farintaa 😥❤😂

haniitaalove
Автор

Heestan mar wlba youtube imado ayadan shitaa sbbta ma aqan ma ila mid tahay adi wll like

funnysomali
Автор

hodan heestani waa heesta ii suurto igalisay inaan goaan aan soo noqosho lahayn inaan qaato waanay iqusaysaa thnkz

yusufmunirat
Автор

Heeskan erayo Adag aya la isticmalay yaa igu racsan☝️

saidsalad
Автор

Hodan cabdi❤ waa fanaanad sharaf iyo ixtiraam ku dhex leh umada soomaaliyeed mana aha sida tan qashinkaa ee sidii orgidii u qaylisa ee maalin walba social media qof iyo qabiilba aan dayn ee meel walba ka caytanta farxiyo kaba yare AKA dhukuro AKA canbaarta fanka

luckyh
Автор

Music 94 %
Erayada 100 %
Laxanka 100 %
codka 100 %
❤️❤️❤️❤️❤️

Ali-yyrn
Автор

Hodan quruux, horseeda gabdaha heesan oo somalidha. Number One female Somali musicians. You are truly blessed with beauty and voice.

muhidinsmaxamed
Автор

2022 hadad dhageysaneysid waxad tahay qof tashaday waxan kuu rajeynaya jawi waalan iyo farxad inad ku dhameysatid noloshaada oo dhan 💋❤️💚😂🤣

canabm
Автор

Ma qarsana turxamuhu tiro bele godobadu bux weye tabashadu tifta dhibicda dushiyo ilma weye tixa ku tararaarmay dhabanadu 😢💔💗nagtu ki ay tashkiyo talada ugalisow tabtan kuma jiraye tashadeye nasibka 😢

munaahmed
Автор

Hodan abdirahman my favourite singer❤️👍 whenever I feel low always listens here music
Thanks Hodan 💎🇸🇴👍

xasanshariif