HODAN ABDIRAHMAN KA QAADO WIXII CASHARA QISO DHABA FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

preview_player
Показать описание
ERAYADI:SHUCAYB ABDINUR
LAXAN:MURSAL MUUSE
MUSIC:ILYAS IDIRIS
CODKII :HODAN ABDIRAHMAN
FARSAMADII : SAMATAR SAID SALAH
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Inta quranka jecel like sar
Aduunyadu waa malmo koban

farxaancilmicilmi
Автор

Qofkii Ceebtaada Jecel
Caydaada ku dhiiranaa

Adoon U cadhoon si fudud
Ku dhaaf cisi iyo amaaan

Midkaan caqli deeqa iyo
Aqoon kaa celisa jirin
Haduu ku colaadiyana


libaanfarhaan
Автор

Intaan heestan Dhagayistay Tiro kuma Sheegi Karo Wana Hees Runtii Ka Hadkayisa Xaqiiq Jirta Lakiin Maanta Waa Aduunyi Birina Waa Akhiro Ee Allahay Wxn idinka Iyo Anigaba inoo Wayidinaya Inuu Inaga Masaxo Inagana Danbi Dhaafo 😰😰😭😭😭

AhmedIsmail-knue
Автор

Naf yahay cilada waqtiga cilmi faa ido kabaro 😢❤ yaa weli daawanayo 2023 dhamadkisa 😅

cabdiraxmanxuseen
Автор

NafYahaY Ciladaha wakhtiga cilmi iyo Faaido ka baro culaYska kusoo wajaha ka qaado wixii sad😢iisoo duceeYa wLaaLaYaaL iina duceeYa culaYs badan bn dareemaYaa in ilaahaY iga kor qaado insha allh🤲😭💔

SpanishSalman
Автор

Heestaan waqtigeey soo baxde illaa hadda aadbaan u, jeclahay waa hees Barna wacyi galine marna ku bareeyso xirfada nolosha Thanks Hodan Cabdiraxmaa

jihaadcabdi
Автор

Best fananad hodan cpdi raxaman cidii ila dawnyaa 11/21/2020/ loveka hyala dhafin 💔💔💔😭😭😭😭

زینیجسوکیآلہ-بذ
Автор

Naf yahay ciladaha wakhtiga cilmi iyo faaido ka baro.❤🖐😥

ZAKIMOHAMEDfficial.
Автор

Heestan waxan Ku xasuusta musasal hindiya. Ayaa kuso Gali jiray.bulsho tv 2017 hargeisa hadhwanaag Ku xiisay. Wali a musasal shidan ayuu ahaa habeen ima dhaafi jirin waan Jecla musasal kaa ax tolaay🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺hargeisa iyo dalkaygii somalilnd. Igeeya❤️❤️❤️❤️💞💞😍😍😍😍 From Saudi Arabia casimada riyaad🇸🇦

hanuush
Автор

2023 Inta heesta Ila dhageysaneyso love❤

DeeqoCali-dh
Автор

2019 inta wad ba sogasheey like iisaara he somali maxamed 😂 ❤️

cadeymuu
Автор

WLeH wn kaqaty casharo bdn inta igala qada ty like isku Cade🤗😍

sadaamkhaliif
Автор

Yaa dhagysanya eida 2020
Muslimnta sharfta Leh eida awged ii tabo Lakta

khadarshiine
Автор

yaa dawanaaya 2023/12/22😂❤End 2023/24is here like sar hadad iga dambeyso

zaprinaqueen
Автор

25/12/2023 Ayan dawanayay Hesti wax bdan ayay ka hadleysaa lkn talo iyo tusalo Gbdhahena kusocuto plz sharaftina ilashada aduun dhal dhalalkisa haku waynin mustaqbal iyo akhiro seeeg usan idinku dhicin Alle ha idin karamiyo Gbdhahena somaliyed ❤🙏🏻

abdiwaliaden
Автор

Ya 2023 dawanayo oo xalada jiq kuthy Eid Mubarak all Muslims❤

NastehoMuktar-wfop
Автор

Fanaanad xushmad iyo qiimo iga mudan hodan caraxmaan dheere love🙏❤🙋‍♂️ FROM B/WEYN HIRAAN SOMALIYA🇸🇴❤

mohamednuur
Автор

Ha ciyo maan laawuhiye..
Team 2023😅 ❤😊

AmiiraSaidOmar-rcoz
Автор

Boqorda Codka
Hodan Abdirahman Dheere
Axyaa Fanaand Waxaas Fananad Lagaa Dhehaaa
Dhalfanan👏👏💪💪💪
Viva Hodan

Abdihakim.Ali_
Автор

Just sun 21 Apr 2024 yaa dawn ya me haa😂❤❤😊

XasanXareed-qvur