HODAN ABDIRAHMAN HEESTII GARBAAN JACAYL LALEEYAHEY FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

preview_player
Показать описание
HEESTII: GARBAAN JACAYL LALEEYAHEY
CODKII HODAN ABDIRAHMAN
ERAYADII: NAJIIB DIRIYE
LAXANKII IYO MUSIC MUSTAFE KARAMA
FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
WARIYE NADIIRA SOOYAAN
CAMERA 1# JUUDI
CAMERA 2#SAMATAR SAID SALAH
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heesta wa hubaa ina so boqanayso adoo jacayl ama xasuus ahan uso galay halkaan hadaa igaga danbyso Like ha ila dhafin..😭😅👋

Mustaqbal-Tv
Автор

Heestan inta fartun kaso raacday ee kubarty 😢❤😂😢

Sadaamaadan-cp
Автор

Heestan xasuuso gooni ah ayeey ii leedaHaY🥲 wan oghhy inaa dib usoo radisy oo rabtid inaad baqasho ee cimri io caaafimad ban idiin rajeenya inta iga danbeesow ✊ana hamigyag inaa gaaro🤏 wan soo lbn doona

hothanmohamett
Автор

Waqti xadirkan Inta illa dhageesato heestan farta taaaga
Hodaney dar Allan ku jeclahy♥️

mumumaow
Автор

Gar ban jacayl la leeyahay
Gogol ban u dhiganayaah
Inaan ani gardaranahay
Inuu igu gafaayana
Muxuu gooni ii dhigay
Muxuu gacalihii aan rabay
Isaga uga guurayoo
Kaligay ii gubayyaa
Jacayl loo gudboonayn
Guul lagama gaaree
Maxaa gooni ii suray

Gar baan jacayl la leeyahay
Gogol ban u dhiganayyaah
Inaan nolosha garabiyo
Isu noqonno gaashaan
Maxaa gees uga baydha
Iyo gacalihii aan rabay
Si gabaanshay caadhaqa
Anna aan u goohaa
Jacayl loo gudbooneen
Guul lagama gaaree
Maxaa gooni ii suray

dhoolhaaji
Автор

Heestaan fartuun daahir markey iskasoo duubty soradisy love isaar😢😢😢😢

AishaMohamedAdam
Автор

Saacadu was 11:48PM 8 July 2022 Heestan waxaan ku xasuusta🥺Gabar igu qaaliya runtii markastana waan dhihi jiray heestan hada maqlo ada iguso dhaca waan ku xiisay nasabeey😭😭dartaa baana uso raadshay heestan caawa waxan rajeynaya in wakhtiga waayuhu dib ino kulmiyo🥺farxad ku noolow abidka😍❤️

suweytacali
Автор

😭😭😭😭😭😭walahi been maha qof ayunbu wacadku ku waynyahay 🙋🏿‍♀️🙋🏿‍♀️🙋🏿‍♀️🙋🏿‍♀️labada qof

sabaaxzayba
Автор

Garban hodan laleyahay gogolban udiganaya maxaan kaliget un udageysta inte hodan dageysato Lake igudeqa

leilanoor
Автор

Jacayl loo gudboonayn 💔
guul lagama gaadhe 💍
Maxa gooni ii sudhay❣️
Still watching 30/07/2023

sayidali
Автор

Farta taaga inta heestan xasuus gaar ku leedaay ila hada dhageesata 2022😰💔

mohadeqsi
Автор

Heestan aniga i damqisay qof ilmid ahan haddu jiro ila wadaag

ayaansharaawe
Автор

jacylku maaha shay dukaan yaalla ama shay qof laga amaaanaysto
waaa naxariis ilaahay kuu galinayo aadamaha
sida runta ahna qofna ma hello nolosha uu sawirayo qalbigiisu
go, aan qaadasho iyo cibaado alle loo cibaadaysto ayuu Ku fududaadaaa jcylka dhibka badani
jacaylka ruuxaad u qaado ha isu dhiibin ee iska hubi danaystayaashu way badanyihiin dadkuna wakhtigan hada taagan
lacagta ayey jecelyihiin
oo ay raaadiyaaan ee
qalbi nadiifa ma raadiyaaan

ahmedasaad
Автор

2020 yaa dhageesanaya intiina jacayl hayaa LIKE hayla dhaafina

aishaayanle
Автор

Jaceelka hodan diiday waa mid aan hodan istahilin, anigoo naag la, ah hadii aan halayo waxaan Oran lahaa ii hees waaa faraxad socto mashalah wa kugu xasumi donaa Australia one day inshallah sister one love hodan farxad

fadumomohamud
Автор

waa ka bax satay
cayaarta 👌
labiska 👌
codka 👌
music ga 👌
miraha 👌
muuqaal ka 👌
waa isa soo diyaarisay qof yahay ee ha nagu cayilin sidi hore cml

suniitaahajji
Автор

Hodan oodhan waa boqorado Qof hodan layidhahdo oo wax kasiyihiin wali man arag Love you Sami Hodan Abdirahman 💜 Mageceena wlhi

hodanhashi
Автор

Hodan will always be at the top number 1 female Somali singers, Amazing song well done 👍🇬🇧🇬🇧🇬🇧

faultylog
Автор

boqorada fanka walhi gabdhan codkeeda jiniyadeeda dhamaan waan ka hela hodan abti noolow

HayayaabeQowrax
Автор

💔Jaceel aan loo gudbonen guul lagama gaaree maxaa gooni iisuray😱 ish calaa hodan cadey😘

niittaabeautyofficial