Heestii Amore - Hodan Abdirahman

preview_player
Показать описание
Heestii Amore oo ee ku luuqeeyso fanaanadda sanadkan ee Minnesota waa Hodan Cabdiraxmaan Dheere.

Ereyada waxaa alifay abwaan lagjar. Laxanka waxaa saaray Dalmar Yare. Musiga macaan waxaa u tumay Cabdiwahaab Cantar Naaji. Waa habayntii Studio Liban Yare.

Heesta waxaa duubay oo video ahaan isugu duway Caato Shaacir Mataan
Make-up -ka iyo Costume Design-ka waxaa sameeyay Amina Zahra

Heestan waxaa loogu deeqay Haweenka iyo Caruurta Soomaaliyeed iyo ururka u shaqeeya ee Somali Women and Children Organization..

Fadlan dhowr oo ilaali xaquuqda maxaacusubdotcom. Jooji bililiqada. Tixgeli xaqqa fanaanka, mu'alifka, musicianka, soo saaraha, iyo dhamaan dadka wax curiya ama soo saara.

Maxaacusubdotcom provides anti-piracy and Intellectual Property protection services for our site and for our youtube channel maxaacusubdotcom. any copyright infringement will be reported

copyrighted: please respect our exclusive rights to the video and don't re-upload it
you can always share our videos by linking or embedding.

maxaacusubdotcom
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

5/5/2024 habeen aysoo galeyso isniin ani walashei fatxi 19:50 examkii dowlada anagoo sugeyno waxan soo booqan dona markaa jamacada dhameyo in.allah 🫶like isaar

Faaiza-iimaan.
Автор

Boowe aragtidadan😭💗
Ku ildooogsadayoo😫💋
Hadan ku arki waayana 🥹♥️
Arkin keyga mooyan 🤦🏻‍♀️🥺
Sida eega uyahayy 🥺💔

Ujeedaduna waxay tahayy 😫❤️🫂
Isha kugu qabtaba 😒♥️
Dhibku iga yaraada 😭❤️

AmuuriHi jacaylkoow💕
Inoqo midkaan rabeyy 😫🦁🤍

Aasaska noloshoooow3>❤️‍🔥👨‍❤️‍👨
IridaHa wanaagow🚪🤎😭
Marna kuma ilduufine🥹🫶🏼
Imaanka buuxshoow 😭🤎🧸
Kii lagu aflaxayooow 🫀🤍🤴🏿


Asluuub lagu barbaarshow 🥺🫶🏼
Waynooo ahataye😫🫂
Arinkeenu wa

Amuurahi jacaylkoow😫💗🤴🏿
I noqo 😫🫶🏼
Inoqo midkaaan rabeyy 😭🔒❤️

zameeramohamuuth
Автор

Hestan caawa ayan dhageysan anoo Stress iyo madax xanuun daran i hayo because biri ayan leeyahay Exam Medicine ah inshaa allah oo adayg ah balo kudagtey 5h ayaa Computer dul fadhiyaa😆Waxan rajeyn Commentigan inuu ii noqon doono Xusuus oo maalin maalmaha kamid ah kusoo laaban doono hadii ilahay idmo😊🖐️

dr_abdala
Автор

Ax yaa jaceyl😭💔
Wuxuu ii buuxin jirey wax waliba oo iga dhiman intuu xariirkena socdey wax iga maqnaa aduunka malaheyn blse markaa wayey xanuun iyo wel-wel ayan la derisay 😭🖤
Ereyguu qaaska udhihi jirey wuxu ahaa nalkii dunidow nasiip😭❤ jaceylkiisa wuxuu ibarey ilaa heer aan daqiiqad waliba rajo aan ku sugo naxariistiisa ma calfan balse waxan nasiib uyeshay wanaagiisa iyo waqtigii uu dhicayga joogey inaan hal mar xitaa ka fikirin inaan weyn doono 😭💔rabiyow il cadow ka haaay c/salamkeyga❤💋😭💔

bilanbella
Автор

Anoo jecel daremayo ban heestan soo boqday 20/7/2024❤😢😢

Fatxiya-kyjb
Автор

Heestan aniga iyo qofta aan aduunka ugu jeclahay ayaa wada dhegaysany 2012
Maantana anigoo AABE ah iyaduna Ay HOOYO Xaaskayga tahay ban dhegaysnayaa 😭😥

Xasuus qiiro leh

saedesse
Автор

Heestan kaliya wax daremi kara qof wax jecel inta wax jeclaty is muujiya❤

AHMEDDEEQABDISAMED
Автор

hesaha hodan ey qado wa heesta logu jecel yahay uguna sameynta badan 2024 hada ila dawaneyso like saar❤😂

kaafiofficial
Автор

It’s 2024 and I still listen to this song as my daily routine.❤

bushaarmaxamuud
Автор

Anbow aragtidaadan
Ku ildoogsadaayoo
Hadaan ku arki waayona
Arinkeygu mooyaan
Sida eega uu yahay
Cabdiladiifoow aragtidaada
Ku ildoogsadaayoo
Hadaan ku arki waayona
Arinkeyga mooye
Sida eeega uuyahay
🥺🫂❤
Ujeedaduna waxay tahay
Isha kugu qabtoba
Dhibkuu ila yaraadaa
🥺🫂❤
Amoorihii jacaylkoow
Iinoqo midkaan rabay
Iiinoqo midkaan rabay
🥺🫂❤
Cabdiladiifkaan jeclaayow
Iinoqo midkaan rabay wan kusugiye
😭🥺❤
Aas aaaska noloshooow
Iridaha wanaagoow
Marna kuma.ilduufine
Iimaanka buuxshoow
Kii lagu aflaxayooow
🥺❤
Cabdiladiifka nolosheydooow
Iridaha wanaagoow
Marna kuma.ilduufaaye
Iimaankeyga buuxshoow
Boqorkaan ku aflaxayooow
🫂🥺❤
Asluub lagu barbaarshow
Way inoo ahaate
Arinkeeenu waa guuul
😭🫂❤
Asluub io qurux lagu barbaarshoow
Way inoo ahaate inona ahaandoontaye
Arinkeenu waa guur iyo guur idam alle
Suldaanki an jeclaadow iiinoqo midkan rabay
🫶❤️‍🩹🫀💍👑
Heestan.awil dhadhan imalahayn balse malinkaan kubartey wayigu weynaatey adiga ayana ka dhex arkaa dhegeysigeedana wan kufarxaa jacayl badana waku dareema madamoy sas tahay waxan jecleystay inan qormadan ku dhex qorto😇❤

Waxad itiri waan baxayaa 3sano bana maqnaan oon wax soo baran india
Inaad igatagto ma rabin xata aniga ina marna ka tago ma.rabin
Balse waxad ubaxe inad hayankaga dhalinyarnimo io waxbarashoba kaso guulgaarto wax kaloon ku dhaho ma.aqaan boqorkeygiyooow safar kheyr qaba baan ku rajayn india kunoqotey wll io wehel alle murug io caqabad io dhib kuma tuso farxad io badhaadhe io guulo badan oowaxbarashadasi kakow tahay kala kulan idam.alle raxmaankuna raali hakaa noqdo
Ana waan kujeclahay wana kujeclaan doona malin un anagoo guleysanay oomidwalbaa hamiyadisi io himiloyinkisi ka dhabeyey nolol wacana kunool inan qoraalkan wada aqrino wan rajayn idam alle wana galab roobaad ahe rabi duco walba hay aqbalo
Love you cabdiladiiif dubad 🤴🫂❤

maria-zzpr
Автор

19-6-2024
Inta daawaneysa waa salaamay inta tiktok kusoo xasuustay si qaas ah usalaamay inta iga danneyso waxaan idiin rajeynaa nolol qurux badan farxad leh one love ❤️ somalideydaay😫😭😭😭😭

DaahirNeero
Автор

Hestan wax kle uma dhageysto waxaa jirto bqorad aan dunida ujeclhy mar allaale markan waayo waa dhageystaa wlhi iyada kaliya ma ahan jeclkeyga ee waaa mustaqbalkeyga deeqa cabdullhi cabdi cali adunka ku jeclhy nolosheydiyey 🫂🫂🫂🫂🫂👸👸🫀

cismaciilbashir
Автор

2023 Hadu Jiro Qof daawanayaaa Love and Peac Liketa dhac ku siiya

apdifatahhappil
Автор

2020 Heestaan wxa ila wadaagtay Carurtayda Hoyadood Kiin abdikarim ❤❤😍😍True love Never Dea❤

LaakoTv
Автор

Ma jiraaaa qof dawanayaa 2020😄 hadaaa so buqato 🤟🤞👈👈like dhac kusii

calijawharioz
Автор

Hestan hasus ayey igu repte 😢still lisening 2024❤😢

mahatkassim
Автор

2012 Anoo Schoolka fasalka shanaad aH ayaa gabadh dariska aH aan jeclaa iso qortaY walina ma ilaawin nimco imiss u😥hada lkn lkn kasoo tagay wadankeni ayey joogtaa jcylku Waagii hore qisuu aha😥heestan xasuus igu leedahay waay0 waay0

siciidawaare
Автор

😃😍4 malin ba kadihman 2022 walina wan jeclahay hestaan hadad 2022 iyo 2023 dawaneyso farta soo taag hee saxib☝👌👏👋👋😍🥰

sucadoahmed
Автор

2019 ma jira qofla dawanaya haa haday tahay like saar

fatximaxamed
Автор

Sanadka csb ee bilowga 21/01/2024 mln axada imtixan iso dhamade aya dhageysana sacadu thy 4:30 galabnimo allow kheyr oodhami na waafaji🤲🥰🙏

muhiimxuseen