HODAN ABDIRAHMAAN ALLA IGA TAXADIRAY MUSIC VIDEO 2023

preview_player
Показать описание
Her Video cannot be uploaded by Another Channel. Anyone who upload this video will be reported to YouTube.All Copyright Reserved by By Hodan Abdirahman Dheere
ERAYADII ABWAAN GORGOR ABDI
LAXANKII ABDIFATAH YARE
MUSIC. ABDIFATAH YARE
VOCAL RECORDING JUNDI MEDIA PRO
CAMERA JUNDI MEDIA PRO
Copyright Reserved @2022 Music Video By Hodan Abdirahman Dheere
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Muhashada codka !! Hodantaan aqaanay baan arkaa keep going favorite of all time ❤️

DayaxStudio
Автор

Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

xadiis
Автор

Hodon abdirahman iyo farxiya fiska waxay iigu jiraan halkii ay sahra axmed iyo khadra daahir ugu jireen jiilkii 7tamaadkii pure talent ♥️

noboddy
Автор

MaRhore qof talaabsado
Halkuu rabay taaganiyo
Waxaan ahay ruux tagee
Ma hadalbaa wax layga jari❤

Intaan heer tiigsanaayo
Halkiibaad taagantee
Bilado laygusoo tixiyo
Adigu guulahayga tiri❤❤

Inan sanka taaga iyo
Way iigaadhay tabtee
Taashkii boqorkaan xidhnoo
Alla iga taxadaree
Sacabka xoog iigu tuma❤❤


Mar hore qof tisqaadayooo
Meshu rabay taabtayoo
axaan ahay ruux tashtee
Ma tartanbaa layla gali❤❤

Intaan guul tamadinaayo
Waxaa tahay ruux hurdee way
Taalada ani lay dhisiyo
Adigu libintayda tabi❤❤❤


Inan sanka taaga iyo
Way iigaadhay tabtee
Taashkii boqorkaan xidhnoo
Alla iga taxadaree
Sacabka xoog iigu tumeee❤❤❤

Amira-kaani
Автор

Ala maxuu Waqtigu dad kala saaray
Naagtan 2010 ilaa maanta calankeedu ma damayo Waa queen of fanka Hodan ❤

nuuraden-yc
Автор

Qof aan Muslim ☪️ eheen love ❤masaari karo😢

maariacaday
Автор

Walee xidigeedu ma dhaco ❤Muhashada codka Hodan Abdirahman 🎤Dadkii fankaba bilabay bay kaso jedaa

abdi
Автор

Adigu guulahayga tiri wxkale boqoradii codka hodan cabdirahman dheere ❤

nayjeeriofficials
Автор

Gabadha keliya een dookhayga ah hodan forever taageero buuxda from hargeisa ❤❤😊

luckabdi
Автор

Hodon abdiraxmaN my favourite singer respect from Borama ❤❤❤

daalodaalo
Автор

Hodan Abdirahman Osman Mahabe Queen of Voice Somali Queen Samaron Queen inader qaali❤❤

Zuldan_Lp_Official
Автор

Muhashada codka Hodan Abdirahman horayse iyo dambeysaba waxba lagama qaban karo codkeda Gobolkii somali fanka ubilabay Awdal bay kaso jeda tageero 1 from Galkayo ❤

Khalid-yy
Автор

Laguma cunoo laguma cawryo, afkaagana caano karuura lagu qabey !! Keep going sis allaha kuu barakeeyo codkaaga

mohamedneima
Автор

Waar voice iga qariya aniga waxan voice waa dhaafe
Heest= 100%
Laxanka= 100%
Music= 100%
Muuqalka=100%
Iska siiya xaqiisa qoralka 👍

Lamineyamal_g
Автор

Hodan abdirahman boqorada fanka is back❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯💎💎

moubarakmahad
Автор

Heestan aroosyo badan wa laga shidi doonaa nacabku down 😂😂😂😂❤🎉

Gilaawe
Автор

Hodan abdirahman wanaagi oo qof ah way tagtay hodan masha Allah horay uso co huuuuno ❤❤❤

maryanmaxamed
Автор

Hodan fanaanadii qarniga another level waar like hayla dhaafin inta dambaysa❤❤❤😢😂😅

clraxmaangaasofficial
Автор

Hodan /abdiraxman dheere wanku jeclahay Wana kutagera farxad kuwara abid🤲♥️♥️💋🥰🥰❤️❤️💋💋💋😍😍🙏🙏🙏🌹🌹🌹

hamdiabdi
Автор

La femme à la voie d'Or hadan abdourahmn machaallah ❤❤

zeinab