MURSAL MUUSE FT HODAN ABDIRAHMAN | WAY DHABAWDAY | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

preview_player
Показать описание
Mursal Muuse FT Hodan Abdirahman
Ereyada Cabdiqani Gadhka
Laxanka Mursal Muuse
Music Maxamed Yare
Vocal Recording Shidane Studio
Directed and Edited by Monium

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa 😰
ugu wngsn saliga 😰
Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️
Hadal Afkaaga Kasoo😰
baxa Waxa ugu wngsn saliga 😰
Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️

Siciidbashaash
Автор

Sidaan u daawanaayay waxaan arkay anigoo iska dhoola cadeynaayo wlhi si weyn baa u jeclahay hodan iyo mursal heesaha ay Isla qaadaan heesaha kale way ka dareen bdn yihiin masha Allah ilaah ha isku daayo farxad waarta iyo caafimaad buuxa alle idiin weydiiyay ❤❤ from xamar

mohamedgacal
Автор

Fanka ba markuu awoowgaa keeno sidaad doontaad ka yeeli viva alsamaroonia best couple and best singers ❤

saritaobesh
Автор

I dhisaay Dhibkeyga Dareema
I dhiirsha Dhibkeyga idhaafsha
Idhaqaay Nafteyda ku Dheerid

IIndheer Garad Markaan Dhib Dareemo
Idhowrte Nafteyda Dhayoow
Ha dheeliyin Intaad dhulka jogtoo

Dheehaaga wacan’ee Dhalaala
Sida dhibicda roobka dhulka nuusha
Adigan ka dhigan dheeman luula

Dhugashasa markaan ku Yar dheehdo dhaayaheyga wacan dhab u eego
Muraalka Ii dhisma dhab hagaaga

Is dhiirintaan dhigeynaba ku dhaafneY
Ka dhabeyne rajadaan u dhibtooney
dheeftii helnoo weydhabowde🥰🥰☘🙏

yaxyeyaxye
Автор

Finally riyadoodii way u rumoowday, mursal muuse America 🇺🇸 buu joogaa! True love m.a ❤🥰

Nimcaanyaasiin
Автор

Inkabadan 100mar bn kuso celceshta Heestan😢😢legendz isku waara😭❤

Aaron-joseph
Автор

Dadka fanka leh Samaroon siciiid is muujiya✌️❤️

ciiltireboramawi
Автор

Alla maxay is jecel yihiin maasha allah Allow isku daa bal eg dareema cajiibka e ka muuqdo daacnimo iyo jcyl

aniiza
Автор

Iam from somaliland I like this song funny😂😂😂😂😂nacala shaydan ku yaala liketa hayla dhafina 😃

ahmetramos
Автор

Wlahi hadan aadban ugaso horjeday hada kahor lkn jcaylka dacad nimada iyo isfahanka kamuuqda markan arkay ilahay hayskukin daayo yaan leeyahay cimamadooda lamahaydanko hawaaaro jacaylku ❤❤❤❤❤❤❤❤

smiiemedin
Автор

Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋✅💞💞💞💞✅

boojadheere
Автор

Reer somaliland aqoonta reer Awdal ba hogaaminayey fankiina iyaga noo hogaminayee HAMBALYO ❤❤❤💪💪💯

puresomalilander
Автор

I like Somali song I am from India
Qawaadkin cuna soomaliyeey like iisara wllkin 🤣🤣

abdulhakemaditya
Автор

Hodan Abdirahman ❤ deserve to be world wide somali way dhaaftay Hodan waxan cod Waa dhaaafee
Mursal muuse isaguna Waa boqorka Codka ee somalida daganan baa u dheer

aroorseedstudio_
Автор

Sida talantaaliga ah ee ay u wadaagayaan weedhaha farshaxanka sarre huwan waa ashqaraar iyo dareen gaar ah oo ay naftaadu jeclaysanayso,

Mursal waa quruxdii codka, sida uu ugu xaragoodo laxamada heesihisa waa wax ugu way ee aan 9 sanno taageeraha ugu ahay

abdicasiisayman
Автор

Ya Salaam Xidigaha ADAL EMPIRE Heerkina Heer lagadhi Karo maha ✅✅

dayesomaliyoutube
Автор

Jcyl baan idinku dareemaa❤❤
Eebbe cid walbo isjecel haysku simo😍🥺🤲

Cawooy
Автор

Rajadudu waa rumowday Alle wiil ugu deeqay murasal iyo Hodan iskuwaara ❤

Zainab-ezry
Автор

Inshalh marka ninkeyga mustaqblka heloh baa Isla qaadena igu soo duceya inaa is helnoh 🥺😭😭😭😭😭❤️

ifraaxcabdicasis
Автор

1 Week. 💐 1 million Hawraar inThe Building Hodan Apdirahman Ft Mursal Fire Song 🔥

Gilaawe