NAF QAYBSI by Hodan Abdirahman Directed by Ibrahim Eagle

preview_player
Показать описание
NAF QAYBSI
Hodan Abdirahman
Erayadii: Hassan dhuxul Laabsaalax
Laxankii & Music Siidi Ali winkey
Directed and Produced by Ibrahim Eagle
Productions of Eagle Media Pro
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Subhanallah I just listen to sheikh about music... I just wanna remind my Somali singers to come back to Allah coz this world is just temporary and Allah will question is our lifetime...plz hodan and the rest come back to Allah. Jannah is complete don't matter how much you sing for this men.... Allah made him for you already so singing for him ain't changing his heart to love you more.... Music is shaitain's call Walaal.

nihal.minhal
Автор

Heestan xaajigyga uhibeeyay abubakar macalim maxmed oon ilmihii labaad imika coloosha ugu sido allow aduunka haynaka irdheen aakhirana janada inagu kulmi 😭❤❤. Sidaaad iiqadariso iigu samirto iijeceshay wlhi uma haysto noloshaan ku jiro inay gabadh ila midii ku jirto allow noloshaa quruxda badan hayga qaadin wadka hortiiii 😭😭💑💑💑❤❤❤❤

نورةعبدالرحمن-فت
Автор

Qof kaste waxaan Allah uga Baryaya inuu u danbi dhaafo naxariista Allahna inoogu deeqa Akhiran Ayinan Noqon kuwa la Cadaabo Wll🤲🤲🤲😭😭😭

AhmedIsmail-knue
Автор

Hodan meel mala.a waa qof nafteeda ku kalsoon wlhi waana daacad
Qof is cadeeyo waa qof aan isku kalsooneyn ilkahana wey iska habeyn markuu alle qadaro cadaanna qurux ma keento caafimaad daro mooyee dhiiga idhaqaaqo markii qof jirkiisa iyo sharaftiisa la liido ilove intaan iscadeynin 😍😍😍😍😘😘

asmacuradacida
Автор

2020 sanad qurx bdna wan ku xusi donaa i.a
Coz heestan micnaheeda i bartay
✌🙏❤😭

nimcofaroole
Автор

Is qadarinta aadmiga
Noloshey utahay qurux
Hadii aan nafqeebsiga
Runta lagu qotomino
Leysku qabin kalsoonina
Qiima malaha caashaqa....

naruuracaday
Автор

Still watching 2018 adoo raas qaboow iyo qorma nabad ah ila dagin 👩‍❤️‍👩👩‍❤️‍👩❤️nolasheyda quruxda leh la anta qabyey noqon 💔💔💔💔

xalawatinaxurulceyni
Автор

Boqorada fanKa looga hadhay. Boqorada codka 👑👑 Hodan abdirahman 👑 noolow

AyehMedia
Автор

Walle asal ba tahy hodaneey
Adiga iyo rer boorama ba big respect😍😍😍

صوماليةوافتخر-وو
Автор

Jaas=100%
Laxan=100%
Cod=100%
Music=100%

Hodan cumaamadeeda lama haysan karo beutiful memories

clqaniaxmed
Автор

she always gets the best music ..artist and even designer..the dance .the style ..everything rhym ...waaah ..love u alot

samihaAbdi
Автор

muhoshada codka hodan abdirahman lagaama xiiso dhaco guuleyso hodan bilan ❤❤ 2018 qofka ila daawanaya like ku qabo 😁

mohamedgacal
Автор

Qalbi mohamed nafta qeeyb adaa laho qudha ila wadaage ilmo waad uqalanta ina adiga ku qubo dhibna kuma quudhe sow qumati kaliga qalbigeyga maad noqo qf aduunka ku qaliyah ❤️❤️❤️❤️❤️

umuabdulahi
Автор

Adoon qormo raysliyo qurma nabada ila dagin oo jacaylba ila qaban noloshayda qrxda lihi la’aanta qabyay noqon😘❤️
Muhushada codka
Still I’m watching 2020🥰🌺🥀💋❤️

asmiinaqueen
Автор

Bal dawo bal arag siday u ciyaarayso wlhi inayna naag somaliya uciyaarin ku jecliyaaa hodan halka fnan ee tagero waaa hodan qurux <3 hodan qurux wnagey qureeshti haweenkiyo waxa tahy qof qimo leh

suaadminaj
Автор

Hodan bilan walle kama xiso dhigo codkaga masha Allah quruxsan allaha Ku dhowro quruxey mohashada codka guuleso good iyo ayaan hada Ku search geresay hestan INA dawato sideyda cml like itabo walal😍😍😍❤👏👏

qaaligelle
Автор

2024 dadka dawanaya like haysan dhaf in 😂❤

ifraahabdi
Автор

Heestan xasuusbay igu ledahay, alla mxn u xiisay wakhtigaas quruxda badna 😢💔

ridwanmohamedbihi
Автор

The best Somali female singer Hodan tayda caashaqa

nuredinahmed
Автор

Noloshayda quruxda leh la aantaa qabyay noqon
Msha allah viiva hodon abdiraxman dheere

mariaahmed