Hodan Abdirahman Dheere iyo Abdifatah Yare Hees Cusub Full Iisoo Dhawoow Deeyoo Somali Music

preview_player
Показать описание
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heestaan waxaa lagu galbiyay arooskeyga 22 May 2014.
Alhamdulillah.
Maanta waxaan ahay aabbe 4 carruur ah oo qurux badan .
Cabdullaahi
Cabdulqaadir
Caaliya
Caziiza.
Life is beautiful when you believe in Allah SWT.
Alhamdulillah.
Love you Ubah my life my joy.

walaalmascuudbarkad
Автор

Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

mohamoudbuuhoodlaawi
Автор

Heestan Waxn ku dhageysanaya Barxada Gurigeena Somalia 🥺 Gabarta aan u ooynayana Wxey joogta 🇩🇪 Germany Aduunyo Lkn Maalin un Wan is heli dona i.a love you mcnto 🥺❤️ Ma qarin karo Jaceelka aan kuu qabo F.g Wll hadii aad iga dambeyso oo qoralkeyga ku soo garo an isku sooduceyno Nafta lisma siin Jaceelow Xanuun badanida 😭

Engsonmude
Автор

Waxan Hubaa Inaad Quraanka Jeceshahay, Oo Shaydaan Un ka Faidaystey ee Nabiga Kusali Scw and hit like

beabdirahman
Автор

Heestan sanad walpa oo sii dhamanay comment ka baxiyaa markaa dib ugu soo laabtan dib danbe uma arko maxaa qaldan💔 pal mrkan like igu booba si aysan dib danbe iga lumin commentiga somali wyney😉 one love our lagends Tacabir iyo hodan✅

Deeq.
Автор

Heestan qofkii i baray maanta wa iga hooseeya😭💔markasta oon ka xanaaqo intu iso wacu i qaadi jiray😢caawana kalinimo ayaan ku dhageysanaya😓anigo xanuunka qalbiga iyo culeyska isku ilowsiinaya🥺rabi haku naxariisto waxa kaliya een ku noolahay wa xasuusahaga😢🤴🏽📝

Waxa dheeftii iga jaray
Dhuunigiina iga xiray
Dhibaatada jaceylka
igadhagay halbowlaha😓💔

suweytacali
Автор

Heestan waxan dhagaysanaya 18/03/2023 Ramadan baa kaharsan 5days. Gabadhaanu isjecelnahay waxanu isdoon doonaynay mudo fara badan😭😭 laaakin ugu danbayn waan ishelnay hadana waaan Isla soconaaa waxana Raba inn Isla socono inta nololi jirto❤

aadanshiidaaye
Автор

Maanta waa maalin arbaca ah taariikhdu waa 2023/8/30 waxaan si wada jira u dhegeysaneynaa wlsheyda qaali luula iyo wllkey iga yar waqti qurux badan baan ku qaadaneynaa meel meshan ah❤hadaa nasoo booqoto sxip salaama🫀❤only love somalia 🇸🇴 ❤
Isoo dhawoow isoo dhawoow aan ku dhegee isoo dhawoow ❤😭

Adigeygu dheeroo naftaa kula dhaceysoo Xididada dhamaan iyo wadnahey dhufanaye Isoo dhawoow isoo dhawoow aan ku dhegee isoo dhawoow 😭🥀ii dhiib gacmaha aan kugu dhegee hoo ii dhiib gacmaha 🥺

hodmaniitaqueen
Автор

Ax yaa jecey😭😭 qoftu qaymo badana oo qurux badana oo faraxd badana oo qosol qurxana ma laga yabah inad xaskeyga noqotid sharaf insha alh hadan nolaado 2023 bisha 10 Ban so boqon hestan mesha xalad ila marayso like Isaar hadaa iga danbeyso

AbdikadirAlahi
Автор

Heestan Tariikh bey Nolosheyda Ku ledahay Oo Gabar An jecla oo Ay Daruuf iyo Dhaqo la An inakala geysay ban ku so xasusta wlhi Xarirkas Nolosheyda ma ilawo dono shan sano oo Nolol qurux badan ban Na somartay Deeqo Cabdiraxman Allah ika Xafido Wlshey 😭😭😭

ahmedmuhudiin
Автор

Heesta heesahooda cawa kaligey ayaa dabaq korkis ku dhagesanyo habeen axad so galeeso 20/08/2022. South Sudan aduun dib waan u arki dona qoralkeyga i a🥺

mankainacawlle
Автор

Saa Xiligaaaan Dawanayooh 😢😢😢😅 wali 2024/2/20 Hadii Meeshan Soo gasho waaxan Rajeen inaa Like saridontoh❤

maxamedburhaan
Автор

Aniga Iyo XaakzyGa Oo Izla Zocona Ayaa waxaN daaranay heestaN KadiB bay igu dhahdaY Goorahanba Heeeso Khashinaad Noo Gaynaysay million times Intaanu Ku Cesh ceshany my wife Ale IgaM Kaa qaado Mumtz❤💋😘 another level love ta saara 17/12/2021

mohamedamen
Автор

30 July 2024 waxaan dhex maxaanaYa fariimaHiiNa QuruxDa BaDan iYo DhiGaalaDiiNa isuGu jira QaypaHa noLzheena ziDoo KaLe heezkuNa waa miD ii LeH xazuuzo Qoto Dheer wxn iDiin rajeenaYa naxariista alle inTiina nooL iyo inTa DhimaTaypa ❤

khalidfantastic
Автор

Dadka wa WADA qalbi dhawacanyihin inbadn ayan qoraladina aqriyey qofkasta oo xanun iyo murug daremaya nolol qurux badan iyo farxad badan ban u rajeynaya🤲♥️😰27/11/2022 haben axad sogaleysa

fartuuncabdirashiid
Автор

Heestaan wa iixasuus 2018 hadaad arki jirteen wiil gabadh jeclaada oo kadib inta ka keensada gabadhina kadib jeclaato hadaba anigaa wiil jeclaaday oo ka keensaday jacaylkan uqabo labo jibaarkiis inu iiqaado 2018 ilaa hada wan wada socona 😥mar uun waxan ku rajo waynahay inaan nolosha ku midowno ilow isku keen intii jacayl dhaba Isku qabta mahan isku danaysi wa labadii jacayl dhaba oo midiba kan kale ilahay ogyahay rabiyow Isku keen 🤲🤲🥺😥Ilahow jacaylkan uqabo igu gabar sii 😥❤️

Tariikhdu waa 16/07/2022 habaynimo sabti ah 03:30.

kawtharabdulahi
Автор

Inta heestan 2020 dhageysanaysaa liketa iisaara waa hubaa inuu qofka dhageysanayo jaceyl hayo awlaad jaceyl waydinkaa

indheergaradwaxweydii
Автор

Heestan waxaa dhagaysanaya anoo xanuun qalbiyan ah dareemaya 😢😢 wax ka xanuun badan maleh qof aad isdoorateen waliba axdi dhidibada utaagteen in arooskiisa aad maqasho 😭💔 I feel so much pain wllhi💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭

Fatmahmohamett
Автор

Waxaan halkaan garab istaag iyo Laab galin hawada u marinayaa qof waliba oo bad wayn jacayl la dhex geeyay loogana dhaqaaqay farxad way kuu dambeysaa.💔

mfarah
Автор

The Greatest music All Time
17/nov/22 still I'm watching this album
2015 Baan aad u dhageesan jiray waa waqtigaan soo qaangaaray, waxan xasuus jecel aad u daran in uu I haayay waqtigaas waxa jir gabar aan is jecleen oo farxiyo la dhihi jiray, habeen waxan xasuus in aan isku dhacnay kadib intaan zaaid usoo cabay, aan ugu imid meheradeyda, oo dhaween bar kantorool ah, mid askari ah baa xijaabka jag kasiiyay si uu usoo jeediyo Ana kor Baan ka arkay zaaid Ayaan u xanaaqay waxan go'aan saday inan askariga dilo, wan baxay xafda aaday midi aan soo qatay markaa bartiiimid 2 askari beey ahayeene markaan kusoo dhawaaday buu qoriga ii furtay'' istaag iga istaag'' waan istaagay wayna ibareen marka mindidii baa la iga helay markii la waydiiday waxan u watay waxan ku iri adigaan kuu watay! Askarigii wuu yabay maxan kaa haleyay oo aad ii dili rabtay uu dhahay waxan ku iri farxiyo maxa jirkeeda kuu geeyay! Intee is fiir fiiriyeen ayay qosol la dheceen way isoo wadeen kursi ayay ii dhigeen wayna dareemeen inaan cabsanahay! Si dagan ayuu iila hadlay askarii wuxuna ii shegay in uusan jirkeeda taaban ee uu xijabkeda bas taabtay wuuna iga raali galiyay oo iwaday iyadiina ii geeyay, intee meel gaar ah Ila fariisatay ayay igu dhahday waad waalan tahay!? Maxa sidaan u sameesay!? Wax jwb ah ma siinin habeenkaas ayaa igu dambeesay iyada go'aanna waxa ku gaaray in aan balwad dambe isticmaalin, iyada hadda waa marwo iyo hooyo, illahay waxan uga baryta in uu barakeeyo, Anna wali single ahay noloshaydana way isbadashay wax wangzna nolasha waan ka rajeena, Tani maaha booqashayda igu dambeesay haddii aa nolahay meshan waan imaan doonaa si aan u xuso maalmeheenii quruxda badnaa!? Abdifatah yare iyo hodan abdirahmaan waad ku mahadsantihiin sida quruxda badan ee aad heestan quruxda iyo dareenka badan noogu luuqayseen🥺

zaahidabdalla