HODAN ABDIRAHMAN HEESTII LAANDHEERE MUSIC VIDEO 2022

preview_player
Показать описание
Her Video cannot be uploaded by Another Channel. Anyone who upload this video will be reported to YouTube.All Copyright Reserved by By Hodan Abdirahman Dheere
ERAYADII ABWAAN IDOOR
LAXANKII ABDIKARIIM ALI SHAAH
MUSIC AYOUB HARUN
VOCAL RECORDING LIIBAAN JAMA
CAMERA JUNDI MEDIA PRO
EDITING JUNDI MEDIA PRO

Copyright Reserved @2022 Music Video By Hodan Abdirahman Dheere
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Boqoradii Codka Way Soo Labatay HODAN CABDI4AXMAN DHEERE keep going

Facadambe
Автор

Waxan maqli jiray qofkaasi afkiisuu ku ciil baxay queen hodon afkeeda iyo fankay ku burburisay cadawgeedii oo dhan respect queen❤❤❤❤

ahmeddallapro
Автор

Inta heestaan dib usoobooqatay 2024 like iisaara ❤❤❤❤

ayuubdaahir
Автор

Alxmdullilah hadan helay jacayl dhab ah o aan rajo weyn o mustaqbal ka rajeenayo wiil sxbtinimo naga dhexaysay xita school secondary isla so dhignay ayan jacayl labada dhinac ah isla qadnay inshallah ilahay ha isku kayo siimo ❤❤❤❤👑

asaldarwiish
Автор

Heestan waa balan inshalah inaa arooskeyga ku ciyaaro ninkeyga naago badan baan khaati uga taagnahay bn ku jafayaa malintaaas thanks hodan you saved me 🥰🥰🥰😂
Only 2weeks kadhiman may big day #wedding

kayaabdul
Автор

Laxanka ku hayztaa wa legend ki INA CALI SHAAH 💕❤️boqorada codka Ina Abdyraxman dheree so beautiful ❤️

nadrahnourahnalka
Автор

Laxankaas sidaas umacaan 5 minutes bu ina cali shaah kusameeyay. The goat of the Maloney of this century....

MOALI
Автор

La i loodin kari waa
Libin layga heli waa
Lurkoodii igali waa
Laabteyda dumin waa

Larkoodii idhibi waa
Laacyicina icelin waa
Laxawgii idili waa
La ileexshan kari waa

Nacabkeygi ladi waa
Lugteydiina goyn waa
Leedheediine mari waa
Laandheeranimo iidaa
Waxba la iga jari waa

La iliicin karin waa
Lamaanahaan la liqi waa
Guul la iga heli kari waa
Lagaan la iga bixin waa

Qosolkii lajari waa
Love keyga jabi waa
Ladnaantii la quuri waa
Laacibaan laleyn waa

Nacabkeygi ladi waa
Lugteydiina goyn waa
Leedheediine mari waa
Laandheeranimo iidaa
Waxba la iga jari waa✍🏻🙏🏽

omarraage
Автор

Hodan abdirahmaan boqorada👑 codka 🎤Another lever somali 🇸🇴music🎵 to the world 🌎

amiinmahamoud
Автор

Sawtul buskut hodan abdirahman osman top song 🎵 👌 ♥

abdirazaqkiiko
Автор

“Ley loodin kariwaa, libin leyga heliwaa, lurkoodi i geliwaa, laabteyda duminwaa… Waxba leyga jariwaa.” - Hodan

qunyarsocod
Автор

Hodan Abdourahman legend ❤️❤️ from Djibouti

oumamed
Автор

Hodan Abdirahman From Borama Duriyadi Samarooon landhrenimo keep going🖤😎🙏

molil
Автор

Wlhi fanka ma jecli Lkin marka kaliya aan jeclado waa markan Hodan arko🥰 Sharafta iyo karaamada fankuba waa adiga wll 💕 the 1 & only

naimamurtimaal
Автор

Hees iyo badh weeye huno hodaney keep going faanada kaliya een ka taageero dhamaan hablaha heesa boqorada codka ayaan odhan karaa ❤ heestana wazaad mooda iinad aniga ii qaaday hodaney😀🥰

hibaa
Автор

1million and only 13days

Waxaan rajynayaa iney Heestan noqon doonto heesta ugu views ka badanle 2022. Legend hodan abdirahman🥰🤩♥️♥️

amirmohamedamir
Автор

سأحقق هدفي وأستمع هذه الأغنية الحلوة في سيارتي إن شاء الله ... يبدو لي الوقت طويل ولاكن سرعان ما ستجري الايام مثل الريح ... هجسي الوحيد هي السيارة ولن أهذأ او اتوقف حتى احصل عليها.

munshidhamzaassomaliy
Автор

Sanadkan cusub mid kheyr qaba dhamaantena Allh nooga dhigo
Amiinta bal raaciya wllyaaal🤲

Ayub_
Автор

calaacal, qalbi jab, qof kaa tagay oo loo ooyo, is liidid, jeceyl aan lagula wadeyn, Bahdil, abuse, qeeylo, dood, murun aan dhamaanin, maseeer, been la isheego, intaasoo oo dhan 2021 Ayaan ugu soo tagay maalin cusub oo go-aankeyga Aan Ka sal gaaro hadaa ila mid tahay isoo raac Si aan Sanadka 2023 ugaarno goalkeena in'sha'Allaah

ashahenna
Автор

Inta og in abdikariin ali shaah yahay aabaha laxanka aduunka, legendary ♥

saddamxusayn