Ilkacase Qays Ft Hodan Abdirahman | Nimaan Ciilayba Icaaya | Official Music Video

preview_player
Показать описание
Camera & Edited By: Yasiin Production
Vocals By: Ilkacase Qays
Erayadii: Abwaan Cayn
Laxankii: DJ Feermo
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heesta waxaakamacaan quraanka eekusaliya nabi Muhammad scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

AxmedGuudlecali
Автор

waxaa soodhan waxaa kamacan quraanka ❤❤

taksandoudou
Автор

Viva Reer abtigey Samroon saciid Awdal 🙏💯❤️ macwasiley xawadle 💯🙏 reer aabo Hiiraan State 💯🙏❤️

engabdikanidalmar
Автор

Heesta ask mcn quraan we ku wliya nbi Muhammad scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤❤❤❤

hadiamahamoud
Автор

"King Kong" you are the best somali rapper of all time!

FuzzaBaby
Автор

Muxuu caawa naga badalaya calankeenu boorama ayuu babanayaa❤❤
Ilkacase qeys boqorka 5somali ❤

AhmednaajiD
Автор

Waxan hubaa in aan heestan miraha macaan Aad Dib u soo booqatay Hadaa iga Dambeyso Like isaar😮😅😅20/8/2023

diidarmaxamed
Автор

Hodan Abdirahman💅❤️💅🤟& ilkacase ❤💅🤟😂😂 qoftii jeego xiiran karbaash ku dhacay from Galkacio puntland ❤🤟💅

lamiaomar
Автор

Hodon Cabdirahman iyo Ilka case Qays, waa labo hobol oo Soomaalida oo dhan ay jecel yihiin, noolada guulsysta saas waaye ❤❤❤❤❤

elmiabdullahi
Автор

The Lagendry Hodan Abdirahman and QaYs 🐐🐐🙌🏿

abdirahman--ue
Автор

Ayy og gang cabsi cabsi waa hodan badirahman 😂😂💪💪💪💪🙈 samroon gang waa ku wadana ❤

haniitaofficialchannel
Автор

1:43 Dadkygii Layga Beerow One love ❤Awladul Awdal 🏡

HARGEISA
Автор

Meeqa mar aa idiin sheegaayaa somaliyeey ilkacase is the king of rap muran iyo dood maa wadeenaa ninkaan hibo uu rabi ku deeqay waaye waxaan ee ma aha iska yeel yeel iyo xoogsi iyo qub iyo qac cimaamadiisa ani marhoraa kutuure idinkana kutuura oo legend ka halaga daayo caruurta yar yar ee la bar bardhigaayo ninkaan waa tagay oscer ka rap ka somalia every year muran la aan miiska haloo saaro big respect qeys

eymanmohamedhassan
Автор

Hodan codkeeda caadi maha. She needs a bigger part in this song.

istarhabeen
Автор

KING ILKACASE IYO QUEEN HODAN ABDIRAHMAN! BEST SONG KARBAASH WYE HEESTAAN INTI KAHESHAY LIKE TA LADHACA NACALA SHAYDAN KUTALE😂

BashirSiyad-qtcv
Автор

Calankayga boorama wa ka babanaya 💚🤍❤😏😏 hodan cabdi raxmaan ❤ somaliland baan idinka soo salamaya from borama 😂

ubaxmohamed
Автор

Ayyy boqorka raabka ilkacase qays & boqorada codka hodan cabdiraxman ❤ hestu inaba caadi mahan ereya mug iyo misan leh iyo codad mcn horay usocdo🧡🔥

Zimish
Автор

Nin aan ciilay baa icaaya runtii waa saas, guuulestay ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

mahadmohamed
Автор

Calaankaaa D5 ayaaa igaaa gadan amazing ❤

kingheroes
Автор

I love how Somali songs are evolving. I could never imagine Hodan Abdirahman could change her style like this. I can't wait to see more Somali singer changing their style from traditional singing and trying new styles 🔥

Mohammed-uuv