QUDHAYDA 2014. Hodan Abdirahman. Produced by Ibrahim Eagle

preview_player
Показать описание
QUDHAYDA 2014
Codkii iyo laxankii: Hodan Abdirahman
Produced by Ibrahim Eagle
Eradii: Mahamed A. Horshe
Music by A. A. Naji
Speacial thanks to Casha Run Geele
Productions of Eagle Media Pro
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

hodanay abaayo miyadan illahy kabaqen marka qabri hes kudax shegesit becz qabri wa erey qushuc mudan maaha ina mel hes lugu shego anay way xuman igama aha yan liga xuman<3

yaasmindelaz
Автор

way hodanaay cidii ku guursata afar habloodbay isku gursatay markaa diintu ufasiximayso midkale. I love you Hodan.

awdal
Автор

I see Coronado bridge San Diego California....inaba caadi ma aha..keep up girl

abdiabdi
Автор

Nolasha ila qeybso oo qoys iyi reer ila yagleel wow Thanks Hodan

osmanmaria
Автор

Wow laftiyo dhuuxa caadi ma aha qudhayda badbaadiyoo macaanoow xabiibi qalbiyoow wax ila qabo I really like the way she dance keep it up sis u r the best

naomiahmed
Автор

Hodan the star forever, Im yr fan love you sis

nimocaleb
Автор

nolosha ila qaybso oo qoys iyo reer ila yagleel  hodon tanoo kale maba aragba nice one song 

xanaano
Автор

waxaasaa jacayl ah  waan ka helay anigu 

mohamednuur
Автор

When I lose waxyar
Waxa hela more
Angels on my shoulder
Teling me to go
Abe says shaqeso boy
Wixi xun ugooy
Ok
He knows AMA dreamer
Music my desire
some sy Im on fear
Lakin
I will never retire

baabuldimaria
Автор

Hees macaan iyo video hab casri ah loo duubay Weldon eagle

shankabood
Автор

une brave chanteuse juste bravo encore hodan <3

alpacinosahal
Автор

Nice Voice Hodan  Abdirahman
Great Job Eagle Video Nin Wayn .

Abdisharoobe
Автор

hadii adtahay qof daren casha lasexan karila waxa qalbiga kagubayo kudhaqaq

zulfaxusen
Автор

Masha Allah Hodan A/rahman Yaaba ku heli kara Ibrahim Eagle mahadsanid heesta cusub 

AnfacD
Автор

Wlh i cant forget this song xasuus bee igu tahay qalbi wax ila qabo eeh xaax bum bum bum

wizaraage
Автор

eagle media the best Somali video producer mabruuk bro

aahaah
Автор

Uuf calool kuusun ayaan ku nacay naaga somaliyeed

mohamedothman
Автор

hoadan cabdi raxmaan  nice song aad ayaan uga helay  heestan waxa la moodaa in ay igu socoto aniga 

xamiidabdi
Автор

Fanaaniinta Hodan iyo Ahmed Nolada walalayal.

MohamedOmar-rvjx
Автор

fadlan heestii daanberi arooryaad e mama aamina abdilaahi iyo samatar ay ku wada luuqaynayeen dib usoo cusboonaysii, heestana wad la heshay

abdiwasacdahir