HODAN ABDIRAHMAN ┇ NAF JACAYLKU HELAY ᴴᴰ ┇LYRICS ©2016-2017

preview_player
Показать описание
HODAN CABDIRAXMAAN 2016-2017
NAF JACAYLKU HELAY
HEES CUSUB
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heestan waxn dhagysanya 25 bisha January 2024 malin khamiis ah qalbigan an ka dhaawacnhy 😢😢

SucaadoSucaado-pjru
Автор

Hel intaan isleedhy ruuxaan war kaa heyn 😢💔

3/1/2024 🙇‍♀️💔

marianMm-bzbl
Автор

Qof kasta OO halkan yimi isku xaalad baan na keentay ilahy ha inoo fuddeyo 13 February 2024 dhagesanyaa

kamilabdulqadir
Автор

Axyaa hodan nooloow anuu heesahaaga naftaan ku habaa, rabi dhuunta hakuu barakeeyo.

janadakacabooallekaafarxi
Автор

Boqorad noloshayda qayb kamid ah ayan usoradshay heeso ay dhirigalin u ah cawa 17/5/2023 time 2;10 hamenimo weye waxa jeclahay in aynoqoto qof adag inshlh wayna noponaysa

ridwanruuxiofficial
Автор

Heestan wlh 2018 baan laptop 💻 aan lahaa ka dhagaysan jiray aadbaan u ilmayn jiray😢😢😢
Waliba inta

Ilma hibiq tidhahdiyo😢
Waayi mayside hadimee😢
Caawa 2024 anigoo wali qaba jacaylkii lkn kasoo gudbay mmarxaladii ilmada iyo iswaaqii wakhtiga dheer ahaa ayaan soo booqday😢😢

dhuuxyarechannel
Автор

Anigu waxan dhagaysanaYa 17/8/2021 Maalin iqaasa wlhi😥😥

ayaanjama
Автор

Yaaa ila dhgaysanaayo 2023😢😢😢😢😢💔💔💔💔🎶🎶🎶🎶🎶

hanaabdi
Автор

Naf jacaylku helayeey ha igu diidin samirkee ku har ayaankiyo nasiibkaa😢

Intaas ku kari la ahay naftaan wayday midkay noolaha ujeclayd😢😢

luulalaki
Автор

3/2/2024❤️ hel intaad isledahay ruxan war ka hayn hurda seeg intA tahy sida xiin hebenkii ilmo hibiq tirahdiyo waayi maysid eede
💔naf jacylku helayey haygu diidin samirkee
💔ku hadh aynkiyo ankiyo nasiibkaa
Heestani waxay iygu ledahay xasuus aad u qiimo wayn
💔 2/25/2024 maalin xasuus mudan 💔🤚
Waxa dhacday Inan qofkaygii aan jeclaa isna saaid u i jeclaa o waliba uu isagu garay heer uu I oyo 😭💔
Wali waan sahwinaya nafta waan sasabaya 💔 Inan ka dareemay dhacdhac fara badan sidii hore usan.
mRNA ahayn Ayaan codsaday Inan kala hrno waliba ano qlpiga ka jecel 💔😭
Waxa dhacday inuu ka dhabeeyo o tago anigana halkii ayey I bilabatay nolol madow
Waxa dhacday Inan ka qayb noqdo bukaanada hospitalka cumar dhuule waliba qaybta 💔ICU💔
Waxan dareemay xalado badan o cakiran
Aduunyadu si naan male wana kala saraysaa 💔❤️🤚



Hodon clrixmaan dhere nice song
My fav singer
Laxanka 100/100
Codka 100/100
Ereyada 100/100
Habo wad na dabiibtay nolow ❤

rahmamohamed
Автор

The queen of Somali musi👏👏👏👏👏. Viva Hodan. Haters back off 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

faizamohomed
Автор

Ilmo hibiq tirahdiyo wayi maysid hadimee 😭

najmaizmael
Автор

20 January 2021 ila manta 17 may 2023
Heesta Siban iskaga jclhy markan dhageysanyo qof baa ku soo xasusta marka qofkas tabo ama xiiso dhageystaa hestan
🥱😓

ayaanabdalla
Автор

Ilmo hibiq tidhaahdiyo waayi meysid hadimee😭

mohamedabdulkadir
Автор

My favourite Hodan song. Such a beautiful voice mansha allah.

MrDrezzy
Автор

masha allah eshcalaa cod wllshay sharaf nacabkaa badan dhag ahaw dhigin ilahay ninka raga ah 4 ayuu u banayeye hore u soc ha so laban adi iyo khadra Abdi silimoba wuu idin haysan karayaa mursal muuse boqol nin ayaa nago badan qaba maxaa lagaga mashqulayaa reerka cusub somali waligeed il bixi mayso ka taga inanta

ahmedomar
Автор

intaa uu hamigu wali tagan yhy halki hoore I love hodan thanks Zaki bro

muhimmandeq
Автор

27/04/2024 Saturday
Galab 17:53 roob da, ayo😢❤

Qalbi_dhaya
Автор

July 21/2023 :22:22 pm Ayaan dhagaysanayaa heestan macaan😫❤️

RoodaAbdiHassan
Автор

Naf jaceylku helayey haygu diidin samirke😢💔

Nagma