HODAN ABDIRAHMAN l NAF JACAYLKU HELAY l TRUE LOVE STORY l 2016 EXCLUSIVE BY GOBFILMS

preview_player
Показать описание
Dont Try to Reupload!
GOBFILMS
Ereyada:Abwaan jaylaani
laxanka:Filfil
music by:Hassan Cujeer
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wan hubaa inaa hestaan 2024 soo boqtay plz 👍 like dhac ku sii

quenmaida
Автор

Kolley tatikh waxba iima tareyze Lkn halkan waxn kasalamayaa qofkasto naftiizu wxy rabty kadoor bidey sharaftiisa wxn idin leeyahy wakhtigiinu wu iman isha allah💔🥺

rahmamahdi
Автор

Waan hubaa inaad heestan qalbiga taabanaysa soo booqatey 2023, like hayla dhaafin❤

clqaniaxmed
Автор

Heestan waxaan dhagaysanayaa 4/1/2024 habeen khamiisa 12:25 halkan wxN ka salamayaa mucashaqiinta dabaday dhagaysan doonta😢💔❤️‍🔥😞

liibandhalo
Автор

Qof walba oo muslima ilahay hadafkisa ha ufududeeyo amiin 💓

kasercali
Автор

Kaan dartiis u dhagey sanayey heestan qalbigeyga alle wuu ka masaxay alx jclow xaaal qaado heestan dad beey imika tabaneysaa but waad ka bixi dontaan 😬🥶

Aliza-pugb
Автор

😢😢😢😢ax qalbiga aniga jaceylba nasiib uma lihi qofkaan ka helo waanba waayaa intaad hanashaadaadi uharaadan tahay wali 😢😭

najmacadeey
Автор

Enjoy the

Inta uu hankaagani ruux u heelan yahay waliye..
Inta intaad hanashadaadiye u haraadan tahay waliye..
Intaad isleedahay ruuxan war kaa heyn..
Hurdo seeg intaad tahay sida xiid habeenki..
Ilmo ibiq tirahdiyo waayi meyside hadime..

Naf jaceyku helay haigu diidin samirke
Haigu diidin samirke kuhar Ayaankiyo Ayaankiyo Ayaankiyo Nasiibka

Inta uu hamigu wali taagan yahay halki horeye...
Intaad huq iyo ciil hibaneyso ruux waliye...
Hiif intaad kunoshahay adigiyo ataadi...
Intaad howlihiisiyo horjoogaha jaceyl tahay...
Hadalku darnaadiyo ku hungoowdaye barashe...

Naf jaceyku helay haigu diidin samirke
Haigu diidin samirke kuhar Ayaankiyo Ayaankiyo Ayaankiyo Nasiibka
✌✌✌✌

fathiaa
Автор

19/5/2023 still listening 🎶 nolol wlba on dhisto wey burburtaa ma aqan wxa farxayda ilaysty sanad wlba qofba noloshyda kuso biira sobob la, aan ayu iga taga ma dhantaalni qof wlba o I arkaa wu iga hela😢 hdna ma helin wli frxdaan mudna

hanakhadar
Автор

Mi fv song 🎵 💔 waa, idin salamay mucaashaqiinta iga danbaysow❤🙌🫶

subargril
Автор

I used to listen this song golden old days back home in Nairobi.

Qoftii aan jeclaa waan waayay, laakiin gob ayay ahayd si weyn ayay ii wanaajisay oo ii jecleyd, qaladkii Kala harkeeba anaa lahaa. Hada mid kale baa aroosay allaha u barakeeyo. 😘

alifarah
Автор

Inaba caadi ma ahan hadad hestan kuceshata dhawr jeer like saar❤👈 hawaaro jecelku❤❤👈

yunisfarey
Автор

Naf jaceylku helay haigu didiin ku heer ayaankiyo nasbiika ❤️🔥👌🏼 respect

zahraahmed
Автор

Marka aad wax jeceshahay 😢 Waad dulqaad badan tahay waxaanad tahay miskiin wlhi gabadhu markay si dhaba wax u jeclaato waa miskiin dulmi badan ayaa soo mara waxba uma aragto qofka la jecelyahayna xumaantiisa lama arko 😢😢

kalsoonidiiluntey
Автор

I’m from Sudan but I really love Somalian music
And my closest friend is from somalia hajessa city

ofb
Автор

Heestan 😢 2023 lest month hrs 20:56 wxaa jiray wiil aan mudo waqti badan aan wada soconay ilaa 3 sano wxn kala joognay dadka kenya io dalkena Somalia sanadkan hada dhamadka barta mihiisa ayaa guur ku balanay wiliba isago waqti io mudo noo qabtay markii wakhatigii laso garay ayan warkisaba wayay io hadalkiisa wxn radiyo telefankii oo an waco ama asxabtiiisa waydiiyo wnba wayay anigana walwal io xanun ayan daremay io mxa ku dhacay hebel mudo bil ah kadib ayaa gabar asxaab nahyn oo xamar joogta igu tiri adna wiilkii jcylka na iga dhexeyyy away ani wxn ugu jwby ma aqaan apyo wxy igu tiri wxn maqlay inuu guur saday wiliba gabar aan adi ahayn marka see wxa ku jiraa aniga wxn ku sheegay inuu asagiiba aan wayay warna ka hayn wxy isoo dirtay sawiro asaga io xaaskiisa cusbed ay galeen aniga wxn noqoday qof jooga oo ruuxdisa tagtay wxn daremay xanun aad u fara badan oo an ku qiyasay
Inuu hortay qof bi'i aadam ah arag wixii waqtigas ka danbeyey ani wn is badalay oo wxn noqday qof nugul mar walpa qalpigiisa qaac io olol ka shidan yahay wxn ka haray waxbarashadii io asxaabtaydii aan aadka ugu dhex jiray waalidkey wxy igala simren waxbarashadii xanunka i hayana qofna lama wadagin halka waalidkey i dhehen wad xanusan tahay oo dhaqtar baa ku geyneynaa ani wan diday wxn iri wxba ima hayan ugu danbeyntii wili sidii ban qalpiga ka oyaa wiilkiina warkisa u la ahay 😢💔

adnosharmake
Автор

2024 /1/29 sacadu tahay 9h30 subahnimo xanunka iso maray inuu qof ibnu adana somaray isma lihi Wlhi lkn waku qanacsanahay wax walbo allaha awoda lle i qadaray waidin salamaya inta iga dambaysa 🙋‍♀️

bahjafaysal
Автор

naf jacaylku helayeey haygu diidin samiirke ku hadh ayaankiyo nasiibka 😭💔 Heestani wxay noqondonta wehelka malmahaygan xun 😮‍💨❤️
27/12/2023 end in this year
welcome 2024 i.a l hope in aan sameyo is bedel wayn 🫶🤍

barwaqohupthirahman
Автор

Waaw 27sano kahor jaceyl igu dhacay ayaa ixasusisay hodaney oo waliba laygu xumayrey anoo yar intii jacayl lay baray hada layga baxay 😥😥😥

loppol
Автор

Intaa uu hankaagani
Ruux u heelan yahay wali
Intaad hanashadaadii
U haraaddan tahay wali


Intaad is leedahay ruuxaan
War kaa hayn hurda seek
Intaad tahay sida xiig habeenkii
Ilimo hibiq tiraah iyo
Waayi maysid hadimee


Naf jacaylku helay
Ha igu diidin samirkee
Ku har Aayaankiyo
Ayaankiyo nasiibkaa


Intaa uu hamigu wali
Taagan yahay halkii hore
Inaad huq iyo ciil
Hibanayso ruux wali

If intaad ku nooshiheen
adigiyo iyo haltadii
Intaad howl lihiisiyo
hor joogaha jacayl tahay
Hadal kuu daraadiyo
Ku hungowday barashee

Naf jacaylku helay
Ha igu diidin samirkee
Ku har Aayaankiyo
Ayaankiyo nasiibkaa

zakihajji