NIMCAAN HILAAC & HODAN ABDIRAHMAN (XILASHO) OFFICIAL VIDEO ♥ 2016 ♥ HD

preview_player
Показать описание
DONT EVEN TRY TO COPY THIS MUSIC!
GOBFILMS
ERAYADII & LAXANKII: ABWAAN HASSAN DHUHUL LAABSAALAX
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waa hees xusuus igu leh
Aniga iyo gacalisadayda muna mustafe dhagaysan jirnay hada waa xaaskayga alle ha daaye 2 wiil ii haysaa markasta Wan dhagaystaa wlahi heetsan cawana aniga iyo iyaduba waan wada dhagaysanaynaa ❤❤❤❤❤

CabdifataaxMaxamuud-pw
Автор

Heestan waxaan bartay 6 sanno ka hor, aniga oo xidhan, waliba ku xidhan waddan aan tahriib ku marayay. Gabadh aanu is jeclayn ayaa iyana aanu kala tagney markaas, oo aan ka warwarsanaa sidaan u ilaawi lahaa. Waayaha aduunyada iyo walbahaarka meeshaan ku jirey ayaan ka weheshan jirey.

Mahad ha idinka gaadho Laabsaalax, Nimcaan iyo Hodan.

LA-rsox
Автор

Qabyaalada joojiya walaalo Soomaaliyeed ayaanu wada nahay. VIVA Faniinta Somaliyeed.

suldanugas
Автор

sorry gulled maxamed wllo I miss you walhi

sabrinpea
Автор

Heestan xasuus gaara ayey ii leedahay sanadkii 2018kii markaan xasuusto waan ooyaaa ilimada iskuma xejin karo waxaan ku xasuustaa jacaylkaygii Alle ha dhowro

naasirxasan
Автор

❤sow kuuma xaadhin lubigoo dadka kama xigo oo dumar kama soo xulan Duun xaiiir u dhalaty ❤
Fananka koxda xidigaha #Nimcaan_Hilaac 👏 👏 👏 👏 Hodan Abdirahman 💙

ahmedhusni
Автор

ninkan umabaahna wax soocaansaara codkiisa ayuu cidkasta kukasbanayaa runtii wow long live nimcaan

bederjama
Автор

Sow kuuma xarin lubigoo
Dadka kagama xigo oo
Dumar kamaso xulan
Sow xilo gobaday

Dun xariir udhaatay
Qalbigayga kuu xidhan
Xasilooni maad galin

Xaqa cashaq leyhay
Markad ila xilqadan
Dhiba kala xorownaye

Hillaac 4 ever💯❤🥺

abdilathifofficial
Автор

Sow kuma xaqdhowroo🙏
Sow kuma xurmeeyoo😘
Xag kastaba danteenii💋
Xagal daac kama jiro♥️

hanadiscoofficial
Автор

Hodan wan jeclahay fanan somali wa fananada jeclahay love you xabibtii macan 💖💕😘 qurux cod Mashallah Allah ku dhameyay

nihalmohammad
Автор

Kama chiro...I love the way it comes to a sudden abrupt end!lovely

Автор

caadi maaha heestan way igu socotaa sida shaaha ookale thanks hodan😍 dheeman iyo Hilaac 😄 👏👏👏

abdilahiabdi
Автор

Sow xiloo gobaadeey❣
Dun xariir udhalataay💯
Qalbigayga kugu xiran💫
Xasilooni maad galin🙏

hanadiscoofficial
Автор

Ila Imnka Heestan Wan Tageera O La Marayo 2021😍

subeerabdilahi
Автор

Masha Allah, codad macaanaa labadan fanaan laftoodaaba dun xariira ah, ilaahow idin daa. 🌹❤🌹👏👏

faizamohomed
Автор

I'm listening this song in Kampala, Uganda. ❤

haad-fuul
Автор

Dooq uxulashadaydii xiska soo kuma qorin ax yaaa hees labo fanan aan taageero hodan abdirahman iyi nimcaan noolada❤✅

Deeq.
Автор

Saw maanka xeriYo
Xarun kaagaman dhigin
Dookh ku xilashadaYdana
Xiska saw kuguma Qorin
AIM MY king Rabi haYku simo adoo saYgaYga ah🖤💦👑🥀

qfg
Автор

December 29/12/2023 hapeen jimce ah ayaan dhageesana 😢 hadad iga danbayso oo aad qoraalkan aragto like ta hayla dhaafina marwo ama mudane 😢❤

zakiabdirahman
Автор

Heestaan yar aan saxiib ahayn baa jeclaa gabar uusan arag oo ay facebook iska barteen buu u qaadi jiray

sayidchannel