Hodan Abdirahman / Marnaba ku hilmaamayaa LyricS. ..

preview_player
Показать описание
#Fadlan #Subscribe & #Like
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hodan Abdirahmaan Dheere miyaan anigu adiga maahane fanaanad kale dhageystaa❤ heesahaaga sida mawjadda badda ayey kolba meel iila kacaan heestani waxey badeshaa dareenkayga meel fog ayaa ka hadashey waxaan sugayaa gabadhii ii qaadi lahayd 😢😢😢
Maalintaan ku waayana
Dhulkaa ila meerayoo
Murugo i haleeshaa
Farxadda iga maacnacdeee😭😭😭

abdirahmandhargiye
Автор

Qof walpa jeclado muxuu been igu shega iskaga kay dhigaa inuu i jecel yahy hadhawna iga taga😢miyaan anigu adiga marnaba ku hilmamaya cabdiyow🥺💔

Sactuush
Автор

Malintan ku wayana dhulka ila meerayo muruga i haleesha farxada iga manacde❤

SaaramohamedCismaan
Автор

🥺❤️inaad matankygie thy nafta ka marag kacdo >A

zafaupthilahi
Автор

Hodan abdirahman dhere miyaan anigu adiga dumar kale hestoda dhagaystaa❤🎶

mohzenn
Автор

Miyaan aniguba adiga meel kle.ka adayaa😭

NaimoMohamed-umks
Автор

🥺🥺🥺ilahy no dabi dhaf 😓sidan heestn ujeclhy

farahdawo
Автор

i aamin Ma jiro jacayl Guurka Ka Horeeya intaasi Waa Qalbi jab une Kaa danbe Guurka Iska Suga 😢😢

Hayatim
Автор

Inaad mataankeyga tahy Nafta kaa marag kacdo😥❤

mariama
Автор

Miyaan anigu adiga marnaba ku himaamayah😢

Milgoyar
Автор

4/1/2024 habeen 😢11:53 habeen salaasa xasuuus imzhlh

xamdaismail
Автор

Miyaan anigu adiga marnaba ku hilmaamaya ❤️………


17/1/24…..Wednesday. 10:59pm

mutazmuhumed
Автор

Hamza Ibrahim Gabobeh
Marnaba ku hilmamaya😢❤

AwoJano-kgmb
Автор

Maskax dad ka Dheex Guuxaysa markad imuQatana aduun iga marmiyo milgaad iga mudan tahay 😢💔

Genyadamadaw
Автор

Miyaan Anigu Adiga Meel Kale Ka Aadaya😭🫶🏾
07/02/2024

Ayni
Автор

Inad matankaygi tahaay nafta ka marag kacde miyan anigu adiga meeL kale ka adaYa🫀❤

umalhanmahamet
Автор

Asc heestan bila music ka codsaha hodon abdiraxman

adontiallah
Автор

🤍Miyan anigu adiga marnaba ku hilmamya🤍

Mataan
Автор

Only you kan wach but I don't like to be the public never ever but l don't like the boring the magic will be distroyed themselves the people kan not be one person l am not responsible drug dealer alcoholer neibers ignoringes hear or any other where

HassanFaarah-eh
Автор

Only you kan wach the picture the magic will be distroyed themselves the people kan not be one person you kan friendly who you want but l don't like the boring only but l don't like to be the public never ever l am not responsible drug dealer alcoholer neibers ignoringes hear or any other where

HassanFaarah-eh