DALMAR YARE IYO HODAN ABDIRAHMAN l JACAYL GAAGAXAY HEES CUSUB VIDEO LYRICS 2020

preview_player
Показать описание
Kusoo Dhawaada bogeeyga Kabarai Films And Lyrics Kala Soco Muuqaalo Cusub Iyo Heeso Lyrics Ah Mahadsanidiin
Contact Facebook kabarai Daadir Kabarai
Snapchat Kabarai_daimond
instagram Kabarai_Lyrics
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hada waxaan usocdaa yurub insha allah zxpkayn xagaasuu joogaa waNan isku dhacnay mundo 8bilood laga joogo ismanan maqal markaan yurub ugu tago inshah allah een gobolkiisa tago ayaan heestaa u qaadi inta hodan idinkuna ducada raaciya inaann tago oon helo 4years lovekaygii iga kibray

ayeeyokorisey
Автор

Heestan waxad moda inay aniga iga hadlayso jacaylkaygii 10 sano kahor ayan xasuustay jacaylow ba igadheh 😭♥️

talozaap
Автор

Naagta hodan waa fananad dhaba codkeday nagaha ku erayatay wlhi ama hesaha danbiga iska daya ama sida hodan abdiraxman u heesa❤❤❤💋

anuushwacays
Автор

Heestu aad iyo aadby itaabatay dareenkayga ayay ba ka hadlasaaa

hamzemanovesto
Автор

Hodan abdirahman iyo dalmar yare labada fanan ee codka dahabiga ah leh ❤❤❤

zamzamdhagadhere
Автор

Geesiyow wixii dhacay
Ada gaabshay orodke
Gafku aniga ma ahayn
Hadii aad guri aad ledahay
Iyo gaari kuu dhaqan
Anna way igu godantehe
Maku galay warkaygi 😌
Intas iso jiidatay mana aqan sabata 💘

iskufilan
Автор

Masha Allah waan ka xumahay wixii dhacay. waxan ku rajeynaa in aad ka baxdo dhibka aad ku jirto. Nolol caafimadna aad ku waarto.

AnfacD
Автор

waaw ech cala hees kbarai saxib hestu way naa gashay warkegu

waladhoussein
Автор

Hodan Abdirahman Wnku wataa Boqorada Codka😍😍

Cash_laddy
Автор

Gaf iyo waxii dhacay adaa gaabshe orodkee gafka aniga malaheyn.
Yaa ila arkay intaas plz like

qar-qarmedia
Автор

Zxpey waxad mooda in anig Si dhab ah iga hadlayso heestani zxpayaal iduceya in aan ka baxo xalada adag 😥😭😢😰

munaaden
Автор

Horta heeskan hodan kaliyuu ku fiicnaa waayo dalmar laxankana wuu kayara baxaya miraha loo dhiibayna way koobanyihiin.
Yarka YouTube-ka lehna waxan leeyahay niyow kadaa codkaan aad heesta dhextaalka oga dhigtay macaankay ka dilaysa meesha qooraal magacaga ku qoro hadaad xuquuq ilaalsanaysid mahadsanid.

maame
Автор

Labaadan binadam markaay heesayaan wax kale ayay ka dhigan heesaha dareenkii oo sidiisiya ayay ku dareensinayaan hoddan abdirahman iyo dalmaryare wan idin jecelahy ❤️👑🔥

yummyyummy
Автор

Boqorada soomaaliyeed hodan abdirahman ❤❤❤❤

mohamedgacal
Автор

Jeceelku waa xanun qofkii soo mara garan karo. Lkns waa laga baxa marka niyada mashqul ka dhigto wali ducada la badsada. 😢❣️

xayaatlakiofficial
Автор

Hodan waa miskiin heesaha jambalka ah iskama fiiriso heestaan in ninkeeda loola jeedo aa laga yaabaa iyadana waxaa laga dhigaayaa inay calaaleeyso

amal
Автор

Fanan hodan ka heeso badan ma jiro umaleyna aniga

queen-nbuq
Автор

Hadii aad guri ledahay iyo gari ku dhaqan wlhi aniga Iga dhax hdlesa qof ban nawilaya oo ku ducesta mar waliba rer buu leyahay 3sano sugay kun sano wan sugiya karaa qof asga ahan inuu jiro uma qabo ama nin asi ahan inuu shati xirto uma maleyo ilina Iga timid marka arkaa heatan ilahayo qalbigisa iso dhaweya yaa rabi amiinta iraciya plz😭😭🤲

rahmoahmedcilmi
Автор

Waayadan ma arag hees saan u macaan kaxanka hadaan qiyaaso waa Iskalaaji

zainabgarad
Автор

Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu

jikadanora