HODAN ABDIRAHMAN | HADII AAN KU DHIBIJIRAY | XIDIGAHA GEESKA 2020

preview_player
Показать описание
Hodan Abdirahman, Anshax, Maxamed Cirro, Mursal Muuse, Oday, Asma Love, Asma Saban, Xidigaha Geeska, Somali song, Hees shidan, Music Video, Waqal Studio
Barnaminjka Xidigaha Geeska 2020 Presented by Eglan Show

Hodan Abdirahman
Heesta: Hadi Aan Ku dhibijiray
Erayada: Maxamed Xarago
Laxanka: Xasan Dhuxul Laabsaalax
Music: Furinle
Camera Crew: Yampro, Shiine, Nuuraadin Dugsiye, Idiris Dabcasar, Cadaani,
Liibaan Dahir, Mustafe Saleebaan, Caydarus Ismacil, Jeex, Waqal
Produced: Afro Waqal Furinle Hawraar
Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, Ifraax Hargeisa, khaalid Messi, Mukhtaar Beeroof, Somali Music 2020
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hodan dhaqan wangaye wanku jecelanahaye rer xamar san u nahaye xabibita hodan waa Qof Qalbi furan oo nasib badan ilaheya haku xafiido adiga iyo xajigage gawadhe ugu wangasan fananita Somali hodan qali aya tahaye guuuul guuuul guleso waligabo

halimaibrahim
Автор

Wixii howlo kugu dhacay
Dhab hadaadan uga kaban
Maba ihi qof dhiidhiya
❤❤❤❤❤❤❤❤
Dad saas isu jecel ayeey xaasid ku yihiin allaha idiinka qabto cadowga

mohamedgacal
Автор

Erayada 100/100
Laxanka 100/100
Musik 100/100
Codka 100/100
Isku wadageeyoo waa 100/100

goroyocabdi
Автор

Boqoradii codka masha allh alle haku daayo qli qurxeey
Labiska100/100
Codka1000/100
Shaxshaxda100/100
Erayda100/100
Museiga100/100
Laxank100/100
Mursalow naag bad heshay alle haku daayo

hindahappy
Автор

Hodan Cabdirahmaan dheere hiba gaara bay wadataah full respect

Cabdullaahi
Автор

Ninkii hadlayaba ha iska hadlo
Bravo walee cod waa hodan iyo babah👏👏👏👏

Noloshoda kale waxba idinkama khuseyaan

halimamohamed
Автор

Who needs Beyonce when you have Hodan Abdirahman Dheere! Boqorada fanka 👑🥰

safisubaan
Автор

Boqoradii Fanka Hodan Abdirahman ❤️❤️❤️ naagta ugu codka macaan nagaha Fanka ku jira Hodan Bilan ❤️❤️❤️

aroorseedstudio_
Автор

Hodan waa gabar farxad badan oo cod macaan iyada iyo mursal aad ayey iskugu so baxeen Lamanahan Somalida ee is jecel waan tagrsanahay Inta aan isku fikirka nahay Fadlan Like iisar.

wardimuse
Автор

Hodan abdirahman👸 waxee heesaheeda la macan yihiin dareen kalgacal baa ka dhadhamayo iyo qiso Hodan iyo mursal dooqii adinka dabiib u helay😍♥️♥️♥️♥️♥️♥️

zundushussein
Автор

From Borama Zidaa U Zugeny Barnamijkan waan Daalay Hodan Cod Jano Nolow😘♥️Quen Rabow Hodan io murzal Izku Daa Jcylkoda wx Dhama lawaa

princessayanaragsan
Автор

Yaa salam boqorada codka hodan Abdirhaman dheere fan fan dhalay weji🙏🏾❤️👑

Qofnaba.
Автор

coronavirus🦠 Allah hay naga hayo 🤲🤲 Aameen

samiiraduceysan
Автор

Aduunka markaad hesho qofkaad jeceshahay waad darareysaa hodan fan ayay darartey heesiba hees ka daran intay jacaylkedi beri samad heshahay allaha ku dhowro hodaneey

amanyedd
Автор

Runtii heeskan kama dalo dhageysigeda runtii qof caqil ah baa daremi kara erayada abwan xarago iyo codkii tolmoona hodan abdirahman 👌👌👌👌👌👌👌👈 2020 qofaan saaro dhayaha oon kudheygaga tahay naf nafteyda dhowrto dhiigeygu raca tahay🥰🥰🥰😍

simanqalanjo
Автор

Alay lahe balan qaad way usamaysay saygeed mansha alah

rahmaadan
Автор

somaliyey nagtan walhi cod bay mel sodhigtay wa haybad gaar ah u ala siyay ale haku xamdiso isha admigana alaha kahayo codkeda markad dhagaysto jceyl jceyl ankuhaynba kugu dhacayo hodan abdiraxman unolow cadowagga cadawaha alaha kuma tuso kolay shaqsi ahanteyda 100/100 ayan kusiyay codka walashey rabi haku xifdiyo fan wa cod wale ma aha kuwa jirkoda beca latagan cod iska sodhisa isqawiis lama rabe nagaha fanka qarne jirkay xayeysiyan qarna magac kuradi codka hodan hdad lahayn iska sexo sharafey nag qawan nin adunka rabo malahe

hafsohafso
Автор

Quen Of Quen afka un Fan lahama dhahe waloo dhaasha faanka Waka Hoodan abdirahmaan ❤💋

hayaabintusln
Автор

hodan wax ubabac dhigi karaa faninta somaliyed o dhan kuma jiro qarnigii hoydeed hdey kuso gari lahyd waan hubaa faninbadnoo legend ah iney dhafi lahyd, cod malbleey😍

saaaafi
Автор

Hablaha meeshan joogan wey ka cod macaan tahay wllhi 🎸🎸🎸🎸

akaafikc