HODAN ABDIRAHMAN HADII AAN KU DHIBIJIRAY XIDIGAHA GEESKA 2020

preview_player
Показать описание
XIDIGAHA GEESAKA 2020, HODAN ABDIRAHMAN, ABDIRISAQ ANSHAX, AXMED AARSHE, ASMA LOVE, ASMA SABAN, NIMCO MIGIL, ABDI HANI, MAXMED BAKAL CIRO, ABDIRAHMAN ODEY, MURSAL MUUSE, IFRAAX HARGEYSA, KHAALID MESSI, MUKHTAAR BEEROOF, NIMCAAN ONKOD, ISMAACIIL AARKA, IFRAAX TOLMOON, XUSEEN KAAFI, JAMAAL ONKOD, YUUSUF HANAD, PRESENTED BY EGLAN SHOW

HADAN ABDIRAHMAN
HADII AAN KU DHIBI JIREY
EREYADA ABWAAN XARAGO
LAXANKA XASAN DHUXUL LAABSAALAX
MUSIC AXMED WALI FURINLE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

2023 yaa ila daawanya 😢

Like iisaar wll waa iimuhiim 👍🏻

Farayare
Автор

Runti Qofkasta Wax U Jaclyahay Qofka Naftada U Roon Allow Qof Jacel Sii Ya Rabbi Somaliyey Ameen I Dheha Walaalyaal 😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔

shukrisharif
Автор

Hadii Aanku dhibi jiray dhalanteed ku badi jiray Hadeer dhaawacaagaan dhimashiyo Ka xigaa Dhagxumo 😪♥️😘

nadahandulla
Автор

7 December 2020 (1:57am) Habeennimo


Koley caawa waa habeen isniin ah .
Hamiga nolosha oo aan dhawaan rajeynayo in arimuhu najiido fcn ka keeno . allaha saqiro 🙏🏻
Weey iga go antahay in aan dhabeeyo Riyadeeyda Farxadeed ugana tago wax kaste oo sababi kara kala fogaansho intaan kabadan oo sii socda. Dhabtii anigu halkaa baa si dhab ah u doonayaa .Maalmaha noloshu waaa cashar is dabawareeg ah . Allow sahal amuuraha

cabdiwalinasta
Автор

Allow idaa noloshayda waa qof qiima badan tanaasul badan dhib badan oo uu dartay umaray hadana wuu igu faraxsanyahy gurigayagana waa xooga iyo udubka uu ku dhisan yahay Alle ha iika daayo qaali ❣❣

draminarashid
Автор

Alla hodaneeey maxaan ku jeclahay you are my favourite singer ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ love from muqdisho

mbtofigs
Автор

Hodantayda Caashaqa iyo Mursala ilaahaya
Willala dhaadhra ha idiina siyo oo cidoda dada koda u dhita iyo waalidkoda iyo Somalia
Sida Awoowgoda
Cabdirahmana dheera inshalaaha Amiina yaaraba Guulaysta Akhiro iyo Aduunaba 🤰🤰🤰🤰

ardofarah
Автор

Hodan abdirahman cod qurxon ledahat jilid wacan wa marwo qalbi wanagsan walal guulaysta labadinaba

mohamedali-dlkn
Автор

Hodan Abdirahmn nuurki dunida qof qalbi nadiifa leh mashaallah ilxun Alle Kuma tuso Queen of heart

juweriahashi
Автор

Naagtan wlhi jeclhy hodn qof lala simo maleh 💋💋💋💋💋

marizabella
Автор

Jacaylka lo samraaa mirihiisu ma qararan ee way macanadan isku wara hodon ❤mursal waa idin tageera runti ❤jcylkan idinka bartay

aziyoyasiin
Автор

Illhay Samroon iga dhigay ku Xamidyay🤲♥️

princessayanaragsan
Автор

Markasta oo aan heestan maqlo, laxankeeda waan la cajabaa!
Abwaan Laabsaalax fanka wax weyn buu taray.

Raganimo-
Автор

Hodan fanaan cod iyo quruxu alle isku darya mashallaaah💖💖😍😍👏👏🙏🙏👌👌✅

najma
Автор

Aamina Cabdilaahi Way Is dhashay, Hodan 🤚🏻😊

khalidmohamed
Автор

Wallahi hodan waa marwo reerkeda iyo ninkeda haysata naaag qayisha oo gurigeda lamoodo marfashki qaadka loma bahna isku qabilma nihin imana taqaan hadana waxan ku tageraa waxytay dadka cayaya way ka saraysa❤❤

inanwanagsan
Автор

Hodan iyo mursal iyo khadroba anigu waan taageera❤

munobashiir
Автор

Hodan waxan kujeclahay isma cadeeso wa natural masha allah

raqad
Автор

Hodaney baayo waan kaa hinaasay because of khadro. Lkn waxn noqdy ok 👍 wnkusolbty tageeronimo ❤️❤️❤️👈🏻🥀😜

geenyobari
Автор

Heestani Dareen ayay leedahay i feel something!

SOCA