HODAN ABDIRAHMAN HEES CUSUB l UTUMA HEELADA l VIDEO HD 2020 LYRICS

preview_player
Показать описание
Kusoo Dhawaada bogeeyga Kabarai Films And Lyrics Kala Soco Muuqaalo Cusub Iyo Heeso Lyrics Ah Mahadsanidiin
Contact Facebook kabarai Daadir Kabarai
Snapchat Kabarai_daimond
instagram Kabarai_Lyrics
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Qofka heesta loo qaado doonya
doonye ma hodan cabdirxmaan dheere ayaa isku qaadaye hesta❤❤❤❤

mukhtaaarxasan
Автор

Wll adiga iyo waalidkaaba Allah janatul fardawsa idin gee pleaze wll like izaar

abokorbigays
Автор

Heestaan arooskeyga aa ka shidaaa qofka like ii saaro arooska waa ii casuumanyahay 😂😂

faihassan
Автор

probably i am the first Afghan 🇦🇫 listening to Somalien sobg

mohammadfaizi
Автор

Heestaan aroskeyga ayaa laga shiday gabar aan jeclahay ayaan la aqal galay waan xusuustaa ilaa hada 19 kahor hambalyo isoo dhahaa

Mohamed-vo
Автор

Hido wacan inantu waa duriyadii 😍 duriyadu like ha saarto

engridwan
Автор

heestani way fiicantahay, waxa ay noqon doontaa heesta arooska fadlan like my comment so many likes from Somalia❤️

AymanNate
Автор

Niyow Markan Arko Hees Aroos Ama Aroos Wacan Anoon Ka Xumayn Noloshooda Oo Uduceeya
Waxan Is Waydiiyaaa Tolow Calafkaagii Wali May Dhalan Miyaaaa Mise Calafkaygii Tolow Ninkale Ayay Hada Marwo U Tahay Ilaaahow Mid Khayr Qabata Ayaaan Ku Waydiisaty Oo Ehelu Diin Ah Awlaada Ehelu Diin Ah
Ilaahow Mid Khayr Qabta

Mustafe_Mohamed_Cabdi
Автор

Hide wcan inaantu waa duriydii. Talow duriydo mtaan kasoo jeedaybaa🖤🥰🥰

msssammy
Автор

I am Rendille, but somali and rendille language is almost 90%same❤❤

abdiubane
Автор

hodan abdirahman Boqrad codka 2021 viva duriyada reer sh isaxq
Is muujiya 💭💚❤

kibirbadan
Автор

Hodan Abdirahman
Codka 100%☆
Style 100%☆
Music 100%☆
Ereyada100%☆

gullwaddeofficial
Автор

Inaalilahiwainaailahi raajicuun waandaremayaa xanuunla ayleedahay geerida waalidka samirkaiyo iiman mahad said frankfut gearmany20/8/21

abdilafrah
Автор

HOODAN ABDI raxamaan heestaan markeey mareeyso wiilkaaan caaawo waa halyaaay la huboo intaaaa ku qirootay farta taaagaaaa

abwan-qarami
Автор

hees shidan mcn waan ku arkey tiktop waan soo raadiyey hodan cabdiraxmaan ku tageeraa hore soce

xamdabile
Автор

Duriyadu sidani xaqmaaha gabdhaha wada amaana gabdhaha oodhami waa amaananyihiine bahasha duriyadii uun baad ku koobteen

saidify
Автор

Hambalyo I will play on my wedding inshallah 💖💖💖

abdirizakosman
Автор

Hido wacan inantu waa duriyadii
Halbo iyo wiilal heersara la dhashee
Utuma heelada hirwada dhaantada

muhyamohamud
Автор

Hodan Abdirahman Arooskayga inaad ka heesto ayaan doonayaa!

hassanmahamud
Автор

Utuma helada waa duriyadi
Somalilnd is

queenedebzan