Hodan Abdirahman | MAXFAL |Official Video clip 2020.

preview_player
Показать описание
#MursalMuuse #HodanAbdirahman #AxmedAarshe #Bulshawibeatz #FutureBrothers #XidigahaGeeska
heeso cusub oo aad u shidan Halkan ka daawo muuqaaladodi rasmiga ahaa.
#FutureBrothersProduction
Please don't forget to subscribe This Channel.

facebook: Future Brothers Production
Twitter: Future Brothers Pro
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wr wxn la tumayo innaba cadi maha wlle BULSHAAWI Cid gadhikarta majirto, wuxu tumo wa another level👏

sacad.macruuf
Автор

Masha Allah markan arko Hodan abdiraxman oofaraxsn
Niyadan

rudwaannuurmuuse
Автор

Hodan waa super Star every year cadceeda sacabka miyaa lagu qarinkaa ilaahbaa na lehe waa dareengooniya ay dadka codkeedu galiyay caleek yaa hodan hooobeey hoooobeey waanku istaagay 🥰😍😍

shushuu
Автор

Wlhi mursal Adunka dadka Saran ayu ugu nasiib badan yhy wxu heley Hodan Abdirahman o ah qof qalbi nadiifa leh o dabeecad fican marwlba faraxsan o happy ah ❤️❤️❤️💑

juweriahashi
Автор

Hodan wlhi qof lamid ah ma arkin waa qof dhan walba ilahay u dhameyay kartida aay ledahy naag leh Wali ma arkin hodan horey u soco guulayso insha allh cadowga Allaha Qabto Iyo inta ku neceb

anisomaxamed
Автор

Hodan abdirahman
Codka 100%✓
Style 100%✓
Music 100%✓✓
Erayada 100%✓




Go forward sist

mohamedabdilahi
Автор

Hodan Duriyadii Borama Cod qofku gaara majirto wlh ♥️👸🏼

princessayanaragsan
Автор

From the bottom of my heart ba ka dareema codka hodan abdirahman wlhi ❤💯

sumayahassan
Автор

Hees cusub style cusub music cusub Hodan waa tagtey lamagaarayo ina Abdirahman dheere dhal fanaan keep going

munaosmancmc
Автор

Waa heesihii lagu tala galay arooski qaraniga mubarka xasan ciise jamac iyo Miligo Ahmed cismaan geele esh cala heeso ❤️❤️❤️💋💋💋🌹🌹🌹🌹

yasmiinali
Автор

Ya joga halkan 14/6/2023 1:20 habenimo 😢😢😢 daren gooni

kafinovictube
Автор

naagi naag samaroon ha kaa ahaato big love from saylac ina adeer

egehtech
Автор

Hodan Cabdiraxmaan waa fanaanad dhaaf. Fiska uun baa iiga horaysa anniga.

Boqortooyo

boqortooyadashacraawi
Автор

Hodan abdirahmn noloshu kuma xumayso taageero buuxda kuu hayaaa 😍😍😍😍

nimcodegan
Автор

Hodan bilan masha Allah, qurux iyo badh, labiska, codka baxsan iyo musiga dananayaba waa 100%. Arooskana hambalyanu leenahay.❤❤❤❤❤❤❤❤

faizamohomed
Автор

Hodan qurbii way ka raysatay walee waataa shacni la so baxday masha allah 👌🏽👌🏽

hamdimohamed
Автор

Fanaanad jirta Hodan abdiraxmaan dhal Fanaan inaad thy anba waan ogsoonahay big fun ban Ku ahay walee huuno Mcn 👍✌

hassankayd
Автор

Cod
Qurux
Dabeecad
Jaas
❤❤❤❤❤❤

mohamedgacal
Автор

Hees aros mida ugu laxan music cod cayaris macaan inta ila dareentey 👍

sadaamofficial
Автор

Waaaar gabadhu sowta heesta ku raaxaystay axyaaa fanaaan al hodan

abdekali