HODAN ABDIRAHMAN l QURBE l SINGLE MOTHER l 2018 EXCLUSIVE BY GOBFILMS

preview_player
Показать описание
Somalian Music:- HODAN ABDIRAHMAN l QURBE l - New Somali Music 2018 (Official Audio)

Check Out New Somali Music, Comedy and More Somali Videos by Gobfilms

Any unauthorized use, copying or distribution is strictly prohibited. Copyright ©2018: TheGobfilms
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

shout out to all Somali Mothers, waan idin jecelnahay alle ha idin barakeeyo

TheGobfilms
Автор

Heestan wax dareemi kara qofkii hooyo ah oo ubadkii laku dayacay raga qurbo iyo wadankiiba wa iskugu mid oo hooyooyinka wey ku dayacan ubadka allow inoo kori ubadkeena hooyo wa hooyo ubadkeda ma dayacdo waligeeda way u dhimata waxy hooyo gashana wax yaqan qofkii hooyo soo korisay 😍😍😍😍

allowriyadeydaiirumeey
Автор

hooyo allow daa intii dhimatayna unaxariisto hooyo ❤❤❤❤💞💞💞💞💞👏👏👏👏👏👏
intii hooyo jecel like ku qabo

guraygahayr
Автор

Single mother naftaa u baahan wlhi idin ogaliyaa dhamaantii👌👌👌👌👌👌

macowcade
Автор

Hooyoyinka single mothers ilahayaw naxariistada u Fidi ilaahw hooyaday iyo hooyoyinkaba xifdi💕💫✨💕😘

quman
Автор

Wixi dumar eh hestan kahelay like sar qurba& qorax jog rag walagu dhib qaba wale rag wa cawan lobahanyahay wuuw

fariidofaraxsan
Автор

Intii single mother ah sideyda alaha u fududeeyo

sadiasheikh
Автор

Only a single mother can feel this song😢

amirajones
Автор

Very true. I felt very emotional. My dear hodhan keep the hard work.

jeyfarah
Автор

Allah ha u naxariisto Hooyo meel kasta eey ku nooshahey Allah haku amaansado in shaa Allah

AbdikadirOsman
Автор

😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Single mother matahay, ma ushalaysay ilmahaaga maxey kalxamahaaga kuugu jiriwaayeen markaad kan udhaleysay 😢😢😢😢😢

asmacuradacida
Автор

Been maahan wan daalanahay wlhi
Habeenki anoo cirbaha ixanuunaayaan jiiftaa 😢😢😢😢
Nin soomaliyeed maalintuu ku furo ilmahana wuu furay, markay ku qabaanna naf yar baa lagu heystay owalba, intina way sii jartaan
Aakhiro xisaab baa taal

asmacuradacida
Автор

Allah ugar gaaro hooyoyinka somaliyeed e dhiban ❤

mariajama
Автор

Beautiful song I love her. She's the best singer. Keep up the good work beautiful much love hodan.

madinanoor
Автор

Anaa soo arkay hooyo ilmo kaligeed korisay oo wiliba Africa ku dhashay anoo wiliba la idhihi jirey ugee ninkii dhalay alx ilaahay baa iikoriyey iyo hooyadey macaan oo igarab taagneyd mnta waa 7 jir iyo 6 jir gabdhahayga mushtaaq iyo muniiro quraan iyo iskuulay iidhigtaan anoo wiliba dartood usoo tahriibay oo qurbo usoo galay inaan hormr gaarsiiyo alx ilahay baa ilagarab galay mnta iyaga iyo dhmn fmilygayga gacanta ku hayaa iyagaa baarina ilaahay wuu iga dhigay wiliba anoo aan willi keensan oo ey hooyadey iyo aabahay weesada iigu shubaan oo ey gogosha ugoglaan xili kasta waan rabaa inaan keensado hadana waaridkayga ubaahan shayna ninka reerkiisa ugee baa laylahaa hooyadey maahee inta Kale ilaahow adaa isiiyey iidaa aaamin😭

shukriyahmjgabarboqortooyo
Автор

Hooyadu way daalan thy waxa ay UdulobeYsa daaqado bdn baa ku furan 😭😭😭sx wlhy imiss you mama qli ❤😘😘😘😘😘 allow Mamamoyinka no0 xafid ❤

gabarbarichannel
Автор

Gentle man is the one who always takes care his family in general

jeyfarah
Автор

first allaw ugargar hooyoyinka sanadkan ragii way xumadeen inyar mooye thankz Gob films

khadraxaddi
Автор

Hodan abdirahman Cismaan
Saxiib Qalia Maxan Jeclahy
Codkaga❤.

kmoney
Автор

Pure voice muhoshada codka hodan abdirahman guuleyso walashey ❤❤❤❤❤💚💚💚💚🍹🎤

mohamedyare