Mursal Muuse - Dhexyar Official Music Video 2021

preview_player
Показать описание
Mursal Muuse
Dhexyar
Erayada iyo Laxanka Weedhsame
Music Furinle
Camera Khadar Waqal Mustafe Saleebaan
Editing Mustafe Saleebaan
Acting Cast Xamdi Bilan
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heestaana markay 1 milyan gaarto reply iisoo gal😜😜

asadhagio
Автор

Hees kastoo Mcn waxa kamacan Quuranka Alle Allow nahanunii 🤲😢😭😭

miskidakanemohamed
Автор

WOW!! Heestaan muuqaalkeeda Waan sugaayay, dad culusna shaqadeeda way isugu tageen..

AMAZING

hosowpro
Автор

MarkaY HeezTani 10M GaadHo Like-Ta ha Ila DhaaFin legends-ow 😅😅

anabnour
Автор

wow!! Xamdi Way soo baxday Heesta iyo Muuqaalka..
inaba Caadi ma'aha.. Great teamwork..

ABDIASKARITUBE
Автор

Heesta oo Macaan
Waxa ka macaan Un
QURAANKA ALLE
ALLOW NASOO HADEE”😰😊

AhmedAkOfficial
Автор

This is not only a song, it's a feeling, love from Turkey 🇹🇷🇹🇷❤ I like your songs and your kind people .

siminsimin
Автор

Hees kastoo macaan Qur, aan ka ayaa ka macaan. Hadaad suurad kamid ah xifdi santahay ama ka badan like 👍 walal.🥰

EngSharmarke
Автор

Hees kasta oo macaan, quraanka ka macaan 🙏🏾✅

Darkboy
Автор

Caruurta : mankodda waa muqalka
Ragga: miraha ayey dhageysanayan
Legends : comments aqris lee u daa
Hadda thy comment aqris like i reb legend ayaa thy😉

azraahmed
Автор

5 Million MarkaY gaadho reaply soo gala 👊

ibnugorayoffical
Автор

Xamda bilan darten inta u dawanaysa is muuji ya❤️❤️🙏🏿🙏🏿🙏🏿

shoodheck
Автор

Hadaad reer somaliland tahay gobtu isma dhaaftee 🙋‍♂️
👇

cabdicasiismaxamud
Автор

Xamadi bilan inta ee tahy fahntay ismujiya azxpey😂💕💕💕

hanaanismacil
Автор

Heesta in ey nosheday xamdi bilan Reer muqdisho ismujiya like

zakariyeofficial
Автор

Hamda Bilan ayn ku haysta ❤️ anigu inta hamda ku mashquushay Like

inayusufkhalid
Автор

From burco 😂 markay 2 miyan gaadho suulka iisaara 2021

abdirahmankaarto
Автор

Wll ha dhaafin saliga xabiibkeena muxamed scw♥️😭

macalinkashidan
Автор

Qofka Ad youtube ka ku Aragtan like wad usartan Anigo Maskin Diinta fafiyo Ah na like ima sartan😭

Real_Gang
Автор

Hestan Hdii 2M gaarto. Oo iga danbeeso like ta iisar Wll

hajialiinthehouse