Afsomali - Computer science and disabilities – Caawinta Naafada - Qaybtii 30aad

preview_player
Показать описание

CONNECT WITH US ONLINE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
+252615070785
+252615630707
+252615989514
Gacmo furan kusoo dhawaw,

Hurbad
Автор

Manshalah sheekh teacher nolosha dhan walba waad ku soo baxaysa
Rabi cimriga ha ku dheereyo

jamaalcabdi
Автор

masha allah dhanka aakhiro iyo dhanka aduunba aqoon waa larabaa

nuurulislam
Автор

Haa Legend. Saan Cml Muuqalda Usoo Koob. 10 Minutes

yojaboy.
Автор

Macalin Aad iyo aad baad umahadsan tahay

nimcoqueen
Автор

Ustaad wxaan rabaa in ku waydiiyo courses ka aad duubteen makahelaaa Pc course from excel to PowerPoint hadaad duubteen sideen iska
Taslam

deeqsiyare
Автор

Libaax waxaan rabaa what's app kaaga waxaan qabaa suaalo

maxamedkobciyekobciye
Автор

Macalimoo aniga ma ogi inaad commentigeyga aqrineyzid iyo inkale

Haddii aad Aqrisa waxaan kaa codsanaa inaad nabartid sidda fasepkok loo jabsado





Waxaan rajeynayaa in aad aqrisay


Oo codsigeyga ii tixgelin doontid


Mocalimoo waan ku aaminsanahy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

zakariye