Afsomali - Waa maxay Computer Science - Qaybtii 8aad

preview_player
Показать описание

CONNECT WITH US ONLINE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

M.a Ustaad wax badan ayaan Ka faaiday Alle Ajir hakaasiiyo micnaha computer science mafahanasaneen i have full respect✋💯💯

sadiqulamiin
Автор

(Dab dab dab dab Wamaa adraaka) Macalin Mohamed Hersi Mahadsanid.

gunduzbey
Автор

Thanks Mohamed hirsi
You are knowledgeable person
الله يحفظك استاذ

abdiraufaskar
Автор

Shukran ustaad taxanahan waa taxane faa'iido badan ma arag muuqaalo cilmiyeed oo dhanka ITga ah oo ka fiican

Aliabdikarem
Автор

Jazaakallaahu Kheyran Ustaad, waxbadan badan baan ka faaiidey TT

aliqasiiri
Автор

Maxamed xirsi ustaad sarre bartaada ayaad ku salaamantahy libaax aqoon badanbaan kaa faaiday intaan taxanahaaga TT lasocoday shukaran

engabdirashidhassan
Автор

Hurbad Institute of Technology, Thanks.

itsmeyahye
Автор

Professor Waxaan ka mid ahey Ardydda department of Computer science

I.a waana ku GuuleysanaYaa
Thank You for information
Professor
♥️

Elon_SaM
Автор

Maasha allah aad ayaad u mahadsantahay
Macallin🙏🙏🙏

mobaar
Автор

Aad baad umahadsanthy hormar wacan asxaabta hurbad

yaxyeciise
Автор

Marka laga tago casharada laga barto hurbad.com waxaaba sii dheer erayo kuugu cusub oo afsoomali ah aadba ka baraneysaa halkaan

abdijibarAj
Автор

Thanks so much teacher ilaahay aqoontaada hakuu siyaadiyo🙏❤

ProtroN.
Автор

Thnks zxp waan kula socona sprterskaga aya nahay lpx

AhmedAbdi-ox
Автор

Wlhi. Wad iga qoslisy. Aftahan. Wadmahadsanty. Macalin intaaaina. Wakaftan

asmahussein
Автор

Macallin cashirkiisu xiiso badanyahay baa tahay runtii. Aad baad u mahadsantahay Macallin.

hooshbanadir
Автор

ustad mahadsanid wax xog badan ayaan ka faa iiday inti aan ku xirnaaa chenalkan
libaaax hora u soco wan kula soconaaa wan kaaga mahad celineynaaa

JimcaaleJr
Автор

Libaax ama libaaxad waad sab dhawan tahee wax baro oo xirfad yeelo

abdijibarAj
Автор

wax barasho iney faa ido laheyn ado cilmigs kugu jiro ba faqiir ueegtahay

Abdurahmancabdi
Автор

Xogtaan wan ubaahna sababto ah waxan rabaa inaan barto computer science video gna wx bdn wn kafaa'idey sida daraaded ayn ugo'an sadey inaan ku mhdceliyo1🙂😊
Aad baad umahadsantey

monam
Автор

Waan kugu taxanahy sulkana waan kuu tagy


ilaa dhamadkana wan kula jogay waxana taa ku cadeybeysa xalima dhirane oo bartamaha video ga ku jirta wxn qoralkan dher u qorayana wxy thy in aan ka dalin qadashada cashiradaada ha dheradan ama ha hagabtaane

Mhdsanid mudane

siyaadmohamed