Computer science iyo Software engineering maxay ku kala duwan yihiin?

preview_player
Показать описание
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Software Engineering qofka raba inuu barto ama computer Engineering mxaa laga rabaa qofkaas oo shuruuda ah ama looga baahan yahy dadku waxay dhahaan hadii aad Wax Engineering ku saabsan baranayso was inaan math active ku tahy lkn ani waxaan aaminsanahy hadii ay kaa go antahy inaa barankarto

omarbashiraweys
Автор

Waxan rajeynayaa dhalinyaro badan inay inagu soo biirto xaga barashada Computer ka.
Alxamdullilaah anigu waqtigaan baranaye degree Computer science ka ma aanu heysan resource Xaga Afsoomaliga na loogu soo gudbiyay.
Ma sha Allah Ustadh mahadsanid.

hamzabashi
Автор

Mash Allah ilaah kaa baal mariyo aqoon taada aad nala wadaageeso
Hor mar wacan ayaan kuu rajeenaa thanks you bro

cabdullaahicalicabduraxmaa
Автор

Aad iyo aad baad u mahad santahayw istaad.wax badan waan ka faa iday insha allah na waan kaa fa iidi doonaa su aalo badan baan qabaa, haddana waxan arkaa dad badan oo su aalahay ku waydiiyeen aanad uga jawaabin

xamsemaxamed
Автор

mahad sanid usttad magacaeygu waa maxamed cali xaniga waxan jeclaa inaan barto software engenering balse qof ii kala saara waan wayey oo qof kastan weydiyo wuxu igu dhihi jiray hadaad sidaas rabto IT baro adiga ayaa iga jahil bixiyey waxaan aanku warersanaa
mahadsanid ustaad aniga waxaan rabaa software engenering inaan barto halkee ka baran karaaa

somcryptomining
Автор

Computer science toos noogu soo sharax

sarmoDesign
Автор

Ustadow sii lrabay umaad sheegin meel.kalaa la.aaday

cabdifitaaxwadani
Автор

Masha allah wll mhdsanid
Lkn waxan jeclaan laha suaaal aan ku wareeray ina ku waydiyo .
Wxan jeclan lahaa inaa barto computer science ka lkn dad badan aya igu dhaha kuliyadaan gabdhaha kuma feecna ama ma'aha shaqo gabar ay kasoo bixi karto hadhow, mrka waxaan rabi lahaa bal in aad wax iiga sheegto waxan ay dadku shegayaan inay wax ka jiraan iyo inkale .
Iso jawab fadlan

hibaabdirizak
Автор

Zxp software engineering kaligiis si gooni ah noogu sharax Nh

ibraali
Автор

Software engineering ku muxu kaga fican yahay computer science ka?

hanadofficial
Автор

Waxan ahay Araday software engineer
Markaa ii soo badi anai kaas oo gooniya

khalidyusuf
Автор

Computer engineering toos noogu soo sharax

sarmoDesign
Автор

Ustaad Software engineering iyo System Engineering maxay ku kala duwan yihin

shadiawarda
Автор

Wll waxa badan baa ka faa"iiday waxaa aan doonaya in aad iga soo caawiso web dhiga programming

najaadhupi
Автор

M.a ustaad waxbadan ayaan ka fahmay guleyso waligaa

KaaftoonTV
Автор

aniga computer science baa doortay sbbtana problem solves sa iid u xiiseyaa

nt
Автор

Teacher. Are the computer science and computer engineering same????✌

nfrzlef
Автор

Manshallah wllo mahadsanid

Wxn ku weydin lahaa ICT ( Information Technology Communication) kaas ma ka duwan yhy Computer Science hadii ad warbixin Ila wadaagto way fcnan lahayd

Mahadsanid wllo

salmahassan
Автор

mudane natus waxaad samaynaysid Nevada sheekada

geedi
Автор

Halkeee laga heleyaa casharada comoyter ka

maahiromarmohamed