Afsomali - Equality and Computer Science Sinaan iyo Cadaalad - Qaybtii 29aad

preview_player
Показать описание

CONNECT WITH US ONLINE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
+252615070785
+252615630707
+252615989514
Gacmo furan kusoo dhawaw,

Hurbad
Автор

mansha all ilahy hakaa jasaaayi siiyo macalin

salmanabdirashid
Автор

Dear TR thanks for your motivation to us

UzeyrSomTechnology
Автор

6:26 kkk sxb sidaad hadalka isku saaraysid ayo daliilka ayaaba cajiib ah

mucjizo
Автор

My Teacher Runti waxaan gaa codsan lahaa inaad course programming ah nosameeyso

amaaraaragsan
Автор

Ustad su'aal cashirka ka baxsan aan wataa?
Laptop marka la rabo in lasoo iibsado maxaa lagu qiimeeyaa oo laga eegaa?

Adi ahaantaadana midkee hadda ugu fiican oo aad igula talin lahayd ?

ibnunuur
Автор

Tub Tub Tub wa maa adraaka hurbad iga deey dheesha libaax ama libaaxad Asc Bahweynta Technologyada jiilka cusub ee hurbad salaan kadib Muuqalkaan Muuqaalka kale ee xiga Fadlan macluumaad dhameestiran iyo waxa uu yahay iyo inaad ku soo kor dhineysaan macadka hurbad waa maxay Artificial intelligence

faisalibrahimali
Автор

macalin waxaad iga cawisaaa sidaaan ku heli lahaaa certificate waxaan dhamaystay course progress ayuu iisoo qorayaa

muuqaalaccademy
Автор

Walaal waxaa ku weydiina shirkada computer sanadke asasay iyo ninka asasay magacisa isheg waiga codsi

ismailsaid
Автор

sideen u iibsadaa coursooyinka aniga oo jooga jigjiga

zakirsaad