Software development - Afsomali

preview_player
Показать описание
============================================================
WhatsApp ka +252615070785, +252615630707, +252615989514,
============================================================
CONNECT WITH US ONLINE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ilaahey amarkii sidi nin weyn baa wax usharaxdey waa mahadsanthy bruda❤

heartlessG
Автор

Ustaad wn ku salaamay masoo baxday qeybta Web development ka waan sugi la'nahay🥰😍

omarmunieofficial
Автор

Andriod app development oo heer advanced ah baa aad loogu baahi qabaa iyo proggraming languageka python

moomar
Автор

waxan jecelahay hal-hays yadaada sida "ku darso kayd-kaaga"

ahmedi_zakid
Автор

Macalin ardada aadka uga xiran hurbad ayaan ka mid ahay python programing languege malaga yabaa inan helno.bilahan

mahadsalaad
Автор

macalin android app ma ku soo dartaan
casharada

jamasaid
Автор

Asc wxn rabaa inan iska diiwaan geliyo HURBAD

saidfahia
Автор

waan ku darsanee goormee soo deynaysaa html&css

haytamhirey
Автор

libaax waxaad i fahansiisaa tusaale waxaan rabaa inaan wax soo download garaysto markaa computer ku waxa uu isoo qorayaa date and time update meelna kuma geynaayo sax ah markaa halkaas baan rabaa inaad iisheegto adoo mahadsan

sidiiqfarxaan