Afsomali - Waa Maxay - Computer

preview_player
Показать описание

CONNECT WITH US ONLINE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mahadsanid Eng. Erayga *Computer* waxaa uu ka koo banyahay 8 xaraf hadabo xaraf walbo maxaa uu u taganyahay? nala soo wadaag sharaxaad koobane noo soo raaco. Mahadsanid 100%

ahmedmuhumed
Автор

1 ustaad douple cod maan heystaa ma iska badalaa mise waa ok
2 casharkaan taxane maka dhigi kartaa

abdalla
Автор

Waan ku salaamay ustaad weli app ki waxba ka khaldan offline Kuma shaqaynayo
Ta labaad update ka computer ka maad cashar nooga Soo diyaarisid kaasan ku dhibanahaye

Jasakalah ustaad ilaahay cilmiga iyo cimrigaba ha ku barakeeye

jamaalcabdi
Автор

Fadlan macallin computer kee
Labtob ah fiican ma ii sheegi kartaa
Magaciisa inaan so gato
Baan rabaaye mhdsnid

khadrofaarax
Автор

Nio xarakadaada ayaan ka helaa lipaaax ama lipaaxd

abidaacade
Автор

Macalin Waxa Nagga Codsiya Hadi aanu nahay Ardayda Intad Nalla dadaalayssayba Dhanka midig Kugula socday In Taxane Ka dhigtid Sida Taxanaha Tiknoolojiyada oo kale

Libaax Kula mida Maan arag Libaax Macalinkayga qaaliga In Aan madaxa kaa dhunkadan Uqallantaa Macalin

apdi-aziizhussein