Hurbad Crash Course - Understanding Computer Hardware - AfSomali

preview_player
Показать описание
============================================================
Maxamed Isxaaq
+44 7970 551162
Abdirizak Hersi
+44 73 764 27517
Mogadishu
+252 615 070 785 Number kaan WhatsAPP malahan hada.
============================================================
CONNECT WITH US ONLINE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dhalinyaro waqtiga ha laga Faa'iidaysto waxna hala barto ❤❤❤

MacalinEnglish
Автор

Saan ufarxay markaan arkay Somali wad yaabe Allah haku batakayo wllo maba bilaabin lkn I’m so happy to see Somali educated men like you who benefit their own people 👏🏾👏🏾 Jzk

halalpolice
Автор

Masha allah tabaarak laah, ilahay miisaanka xasanaad ka hakuu daro sida daacada ah ee aad umadaada aqoontooda u kordhinaysid.❤

Bin-Isse
Автор

Aad iyo aad ayaad umahadsantahay ustaad ABDIRIZAK.

abdirizakmohamed
Автор

Mr abdirizak brought us OBS crash course we really need it

AbdirisackIsse-tx
Автор

Thanks ustaad Wax badan ka faa’idnay waad mahad santahay

yusufcodey
Автор

aad iyo aad umahatsantahay ustaad sida wax noogu so gudbisay

Foot
Автор

Mshallh ustaad malaayiin jeer mhdsnid Aad ayan uga helay

haashimmohamed
Автор

Mnsha allh wlle Jizakallh khaayr waxbadan baan kaafaaiidnay!

MohamedAhmed-jwgi
Автор

Thanks macallin waxan ahay arday Sysadmin dhigta A+ an kuso baranay Hardware in xaqiqa wax badan igu kordhisay sidoo kale tan sida iyo midlamia thanks

munahassan-fq
Автор

Ustad GPU ga kee ugu fiican hadii aad Designer ama Editer tahay

abdinaasirmuhyadiinhassan
Автор

Asc, Haddii aan iibsado koorsada (CompTIA A+ Core 1 – 2.0 Networking) oo aanan ka bilaabin bilowga (CompTIA IT Fundamentals+), koorsadee kale oo aan ku heli doonaa bilaash?

tech_lab
Автор

Inaan kusoo biiro ayaan maxa layga course computers

dahirabdi
Автор

Xalay unbaan dhagaysanayay course gan oo English ah and I was really hoping to have it as Somali SubhanAllah 🥹❤️

halalpolice