Afsomali - Afduuba computer ka iyo ka hortagiisa

preview_player
Показать описание

CONNECT WITH US ONLINE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
+252615070785
+252615630707
+252615989514
Gacmo furan kusoo dhawaw,

Hurbad
Автор

Masha Allah, Hurbad waa hoyga injineerada mustaqbalka waa hubaal.

keefoow
Автор

Mahadsanid teacher waxbadan inka faa'iiday
Horey usocda

Eng_Sakarie
Автор

Alle ha ku barakeeyo aakhiriyo aduunna

khadarismacil
Автор

Nio Sidad wax iifahansiisay Allaha kuu fahansiiya wax walipa aad doonayso,
Mahadsanid wllo
waxaa tahay Macalin Qosol wax igu fahansiiya mcnha (Kaftan)

mohazqalbi
Автор

M.a Cilmiga illah hkau sii siyadiyo mclnkena🤴🔥❤🙏🎓

maryamamaxamuud
Автор

Mahadsanid Ustaad, Abaal ayaan kuu haynaa, ❤

itsmeyahye
Автор

Wlh mcln aan waligey iloowen aa tahay allaha janada kugu bishaareeyo 🙏🙏🙏🙏

dayaxaxmd
Автор

masha alla sxb aad ayaan ku jecelahay

nasrichannel
Автор

Eng, waxaa la isku ogaa in dad la afduubto hada Computer iyo xogtiisa ayaa la afduubanaa. Hurbad waa hoyga aqoonta Culuumta Computer-ka.

ahmedmuhumed
Автор

libaax mee hee programming languages aad tiri 2021 la bilaabi....

Asiya
Автор

Wllo hurbad wixiinu waa theory aan practical lahyn xitaa koorsooyinkiina aad iibisaan aduunyada wxay Soo bandhigtay oo practical ah umadda soomaaliyeed bara inta la qarinayo marka Laga yimaado

caqligal
Автор

Maclin no so diyaari mobile mal waer ka oo mobilk nogo sharax

amiinofficial
Автор

Ustaad real-time protection off ayuu iga yahay on wuu idiiday inan dhaho marka ma icaawin kartaa

hanaddekalif
Автор

Java xageen ka helaa zxp ma haysaan se qaabke ayn kuhela ama.ku iibsadaa

harunmacruuf
Автор

Window 10 window 7 iyo windows 8
Keebaa awood leh, keese uku fcn

abdirhmnabdiwli
Автор

Nio Sidad wax iifahansiisay Allaha kuu fahansiiya wax walipa aad doonayso,
Mahadsanid wllo
waxaa tahay Macalin Qosol wax igu fahansiiya mcnha (Kaftan)

mohazqalbi