ITga BARO EE KU SHAQAYASO SIDA SOFTWARE DEVELOPER

preview_player
Показать описание

CONNECT WITH US ONLINE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ustaad adoo raaliya meel iskugu gee videos ka hadlaayo IT wad mahadsan tahay

إيمانبنتالبحر
Автор

Ustaad adoo raaliya isheg meel aan kala soo xiriiire❤

heesahamaanta
Автор

Ilaahay Amarkiis Casharkaada Si Wacan U Daawaday Ustadow👌

husseinosman
Автор

fadlan topican aad uga hadal.mahadsanid

subscribelikesharecomment
Автор

macalin codkara oo wanagsan allow ku barake

ASLAT_TOP.
Автор

Asc aad iyo Aad ayan ugahelay cimika barasha da kon bitarka shaqaday duna waa egneeren

cabdusulfesh.maxamuud
Автор

Asc Hurbad Casharaan Baan Rabaa inaan Kaa iibsado Ee Halkee kaaala soo xiriiraa!

amor
Автор

ustaado si aan u noqdo softwere developer coursoyinka hurbad maka helaa dhaman waxxyaabaha la iga baahanyahay inaan barto mahadsanid

abdikaniibrahim
Автор

Hurabad ustaad kaanka helaa casharadaada xaqiiqdii

jararmedia
Автор

Teacher cashiro maka heysiin flutter dark, mala heli karaa hadda.

calimculumo
Автор

Macalin waa maxay farqiqa u dhexeeya software engineering vs software devloper

daauudckariim
Автор

m.a ustaad waa marki igu horaysay an videoga daawado 100/100 waka helay M.a Video nocan ah noo soo badi arday itga barata nahy please

Engineerka_Fx
Автор

There swallow everybody 😂😂😂 haku maqlaan lipaax 😂😂

nafaabdi
Автор

Macalin waa maxay Software engineering 🧑‍💻

maxamedak
Автор

course program ah kuma jiro website kina sida course web development ah

abdullahiabdisamad
Автор

Ni kaan waa macalin weyn aad aad uyaageero xitaa macaajiso markuu wax ii dhigayo walahi

xamseidiris
Автор

Software engineering iyo software Divaloper maxey ku kala duwan yihiin kaape

sacdiyaibrahim
Автор

waan lku saarey libaax subscribe waana iga qoslisiisay funny thy aan kula kaftame microphone ku hor yaal ma fake baa maxaad cod kaaga ugu soo gudbin weeyday libaax ?

abdulahisaid
Автор

Ustaad libaaxow noga faaiide sidee hackers usamayaan toolska ay ku shaqeeyaan ama script ga
Maxay kasameeyaan ama ay ku bace gareeyaan aad ban ugu baahanahay ustaad noga faa ideee
Mahadsanid 🙏

bluekingpro
Автор

Intee ka baran karaa?
Intee nigala soo xariiri karaaa?

salmanhaji