Mililico By Abdifatah Yare & Ikraan Caraale

preview_player
Показать описание
Hees Macaan Cabdifataax Yare & Ikran Arraleh
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Qoraal keyga qofikii aqarinayo waxaa rajena inaan isku aragno janada i.a 🥺🥰

yuusufyuu
Автор

Heesaha somalida qaraamiga xita kuwii 3 Ka hor ahaaa jacaylada dhamantood wn dhagystaaaa wxan aad u jeclahay akhrinta qoraalada lamanayaasha iyo dad noloshoodi hore qiso soo maray
Somali wan jeclahay ❤️💙✌️

Like I Saar Saan u xasuusto walalayaal ❤️👏

Mujapdirahmaan
Автор

Hestan waxay iigu LEEdahAY xasuus gaar ah, haben anigah oo la socda xaaskayga 2012 .8.16 khamiis..7:40pm oo Manu wakhtigaas wada sheekaysan jirnay waxaan joognay buurta sheikh. Iyo jawi roban Imikana waa oridayda waxaaanu degenahay wadanka Netherland waxayna ii dhashay 8 caruur ah
5wiil iyo 3 hablod alle haysku keen barakeeyo dhamaanteen❤❤❤❤❤hilaaal and saleban 💋💋💋❤❤

sulaimanabdulahi
Автор

Waan soo noqon doona hadaan nolahay sanado ka bacdi saan u arko massege kaygan😿🏃‍♀️mustaqbal wcn idin WADA rajeynayaa ana iiso duceeya wixii khayr leh insha Allah

prettysagalsweet
Автор

Caway oo ay tariikhdu tahay 4 bishii 6aad 2021 saacaduna tahy 11:34pm habenimo ay sii baxayso sabti soona galayso axad waxan heeskan si wada jira ugu dhagaysanayna garowe gaar ahaan higlo aniga iyo sxpkay abdirashid dirie waxay ay ii noqonaysa hben aan gadaal u milicsany soona gocanay wax yalo horey uso dhacay salama sxp hdad qoralkayba mar kale dib oola kulanto.

shaaficigoolnuug
Автор

Xasuustii Qofteyda Anzal iyo jaceylkeena marku cusba😭😭😭Iyo filimkii caasi oo asagana cusba balse maanta qof kale ayey kaso Aag kacda😭 GURIGAAGA ALLAHA HAKU BARAKEYO WALALSHEY #ANZAL

alphaboyb
Автор

Fariintan waxa so qoroya 4 saac Habeenimo wa habeen fasax lagu jiro oo Khamiis so galeso waxan ahay arday school waxan ahay dugsi sare iminka f4 ahay wuuna ii dhaman Raba insha'Allah waxa rajeena ano jamacad iidhaman rabto ina fariintan usoo laabto insha'Allah wa rajena Hadu Illahay ii qadaro ❤

amuun_ahmed_
Автор

Heestan waxaa i barty gabadhii aan u qaady jacyl kaygii iigu horeeeyey hadana waan wada joogna allaha ha isku kaaya daayo noona sooduceeya🥰

hanad
Автор

Qof walpa o hestan ku dawaday musasalki caasi io amiir
Hadana dawanaya 2020 Like hayla dhaafin wLL

Showayste
Автор

Waa soo noqon doonaa sanado ka dib hadii aan noolahay si aan u akhriyo fariintaydaan quruxda badan una dhageysto heestaan aadka u mcn nolol qurux badan baan idiin wada rajeynayaa😘❤️

khalidfiyoke
Автор

Xiliga aan qoraalka qoraya waa macquul in ay dhawdahay,
Se heesta io xiligii aan dawan jirey dabcan caqli io garasho ma lahayn waxa ay lahayd xiiso io jaceyl gooni ah,
2009 musasalkii Caasi iyo Degmadii Bosaaso Puntiland, ilhow dalka nabad nooga dhig,
Hada waxa aan ku noolahay wadanka Finland aniga io Xaaskayga io hal wiil qoys qurxoon ayaan dhexda uga jira,
Peace and love Somali Society 😢

kingabdirixmaan
Автор

Waan hubaa heestan inaad kusoo laabatay hadaad comment keyga aragtay like 👍 ta haila dhaafin 27-december-2021✋❤🥺💝old but gold

cagadahab
Автор

I'm not somalian but love Somalia brother from Sudan 👌

ozildebi
Автор

Reer aasi iyo amiir 2011 like ha ilaa dhaafina😂😂

moha.arlaadi
Автор

Adiga qoralkeyga aqrinaayo dunida waxa jeceshahay Allah ku siiyo akhirana janada alh inagu kulmiyo🤲🤲 31/1/2023

falastinfarah
Автор

Hestan kama daalo😢 Boqorki codka Abdifatax Yare🙏ft ikran arale, 2020 yaa jooga 😴🥰

samaaleabdul
Автор

Hadii aad dawaneysid heestan 2022_2023 you'r legend😩💗

sapriny.......
Автор

Away dadki filmka caasi hestan kudawan jiray♥️😂2020

queensuuban
Автор

Caasi iyo Amiir wllhi ku xazuuzta waa Heesta ugu macaan Ee qof soomali Ahi Qaado inta igu raaczan like ta

saeedcaaqil
Автор

Ficna lahayd iyadoo wax kasta o ku dhaafay dib lo so celin karo xasuusihi fiican io wakhtigi quruxda badan ayaan so ceshan lah wa aduunyo macno ma leh allah khyrka hayna waafajiyo 💔😭

hamduch