Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle

preview_player
Показать описание
Music Video (Somali 2011)
Directed, Produced and Edited by Ibrahim Eagle
Codkii Abdihamiid Elmi iyo hodan Abdirahman
Laxankii Abdihamiid Elmi
Music by Barkhad Yare
Erayadii iyo Sosaaridii Ibrahim Eagle
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Inta Quraanka jecel inaay dhagysatN
Like saro🥰🥀💏

barwaaqmahdi
Автор

Alaw qalbigayagu siduu heesaha u jecelyahay noogu badal quraan kariiimka ah aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

mustafedhaglas
Автор

Dadkan samoroon taariikhdoodu mid fudud maahin waa dad xadaarad leh balse Aan ku faaanin oo hormuud somalida dhan walba la'aantood somaalidoo wax jira maahin❤ samarooon🎉🎉🎉🎉😊😊❤

CxakiinAdoonkiialle
Автор

Waqtigu waa 2016 markason sii dhamaynayey dugsiga hoose wxn isbrany wiil joga Borama ana wxn dagana Hargeysa inkastu iga weyna hdana wxn isku hynay jcyl aan qiyaas lahyn abaalkisana ma ilaawi kro wxu isugayey intan ku jiry hayaanki wxbrasho dugsi sare ila jmacad mntana wxan ahy xaaskiisa uu mudo bdn uso smryey, heestani waxay iso xsuusisy waqti aan isku dhacsanyn inaan heestan arky oon udiry imikana wniga dhgysanya ila isagiyo I ag jooga Allow mcnkan heesaha uqbno qurnkaga mcn noogu bdal gayaaan wlba OO is rbana arimahooda khyr ugu dhame❤

balqiiscumar
Автор

Hadaad daawanysid 13-yrs ka dib you're superhero 2024😮

saeedabdiabdulle
Автор

"Suradaada wacaniyo
Dhexda soohane qoran
Socodkaad dhaqaaqdaa
Qalbigeyga saaqeee.

Sanqaroorka kugu yaal
Siduu eebbe kuu dhigey
Surad inaan wadaagnaa
Saasaanteeda leedahee.

Somaali inaad tahay
Saxar igama saarnee
Soo dhawoow Ayaaney
Adigaan ku sugayee"

abdifitahhayla
Автор

Heestan si ayay iigu socota Allah qalbiyadeena quraanka sida hanoogu furo❤️🥰💯

apdirahman
Автор

Heeztani zidey igu zocoto allow qalbiyadeenana quraanka zida noogu fur no danbi dhaf whos watching 2019 😍😍😍😍😍👍

apdiaziiz
Автор

2020 Yaa Daawanaya Like Ta Igu Sharfa😘

bilandalab
Автор

Heestan Waxan maqLay Caruurnimadii 2011kii CaaWa Waa 2023kii All muxuu WakhtiGu SoCodaaa waan saLaMaYaa DhaMaan JiiLka iga DanpeeYa isoo DuceeYa Hadaan NooLaHaY iyO Hadaan DhinTaYpa💔🥲👋

MaxamedNuur-nuzu
Автор

What a amazing song.!😮

Soomaali inaa tahay,
Saxar igama saarnee,
Soo dhowoow suleekhaay,
Adigaan ku sugaayee.

Still listining 23/02/2024.🎻🔥

karamoige
Автор

Heestan waxaan ku xasuusta 2012 aniga iyo laba hablood oo aan zhpo ahaan jirnay ila hafana aan nahayba ayaa anagoo schoolka classka ku jirnay ayuu macalin suaal na waydiyay saa intaaan garan waynay ayuu nasoo saaray markaasan class madhnaa intaan tagnay ayay mid labadooda kamidi nooqaaday saan ku jaasnay😭wakhti❤️faadumo iyo farduus😭❤️❤️

barwaaqocabdi
Автор

heestan waxan kuu xasuuusta niinki nolosha iyo jcylku wuxuu yahaay I baraay aduunka qof nolaanayo maa jiro illahay haa u naxaristo malinteey soo baxaay waxa waxaan u malaynaya 9 sano kahor ineey ahayad ilama dhamanada iqoysa Mar walbo dhagaysto xasuus dheer oo murugo leh ayaan kuu galaa hestaan abdi malik illahay qalbiga haa iga reebo xasuustisa aduunka intaaan nolahay waan laa nolaan doona

sagaalsaeedsamtar
Автор

Wlhi Heestan Waxaan kuso Xasuusta Waqtigii ciyaal nimadii Markaan ahaa Class four 2011 Wiil aan asxaab ahaan jirnay isla markaas isku fasal ahayn ayaa gabadh aad u jeclaa aniga ayuu ila so fariistay deedna heestan markay soo baxday bay ahayd markaasay siday u dhanayd aan warqad ugu qoray isago saxibkay ani ikaashayo siduu jaceylkiisa ugu guulaysan lahaa ugu dambeyn wuu ku gulaysay balse calafka ayaana uga hiilin Gabadhii hada waa marwo 8 caruura leh 😭❤

abdulhakemaditya
Автор

Subxanallah ilahay ka cabsada music mafiicna qur, anka iyo thikriga alle hanaga jedinina

fatumomohamed
Автор

SAMAROON inaad tihiin saxar nagma saarne soo dhawooda❤️ Abdihamid Elmi Qalqal & hodan Abdirahman dhashii BORAMA oo is heshay🥰❤️🇬🇹🇬🇹🙏

khalidfatah
Автор

Still listening 2024, yaa ila daawanaya weli?

omarsuliaman
Автор

Somaali nimadaan dadka uga sa Raynaa Inta Aminsan Sara like❤️❤️😘😍😍😍🙏🙏🙏😢™️👍👍👍👍

kalaayofficial
Автор

Still iam watching this song 2011 aad ayaan uyaraa heestan wxn ka dhagysan jirey midaan sxb nahay fmlygooda guri ah tv ga wlhie wakhtigas aad ayan uyaraaa xtaa hodan abdirahmaan iney tahay gabadha beri danbe ogaadey runtii xasus dheer wlhie io hees dareen keeda wadata axyaa dunya axyaa saman 2024❤❤❤❤❤😢

Malloofficial
Автор

Hestan waxay soo baxday 2011 waxan jogay KL malaysia 🇲🇾 waayo waayo 13 sano kadib bay iga hortimid aduuun😢

jamaaden