Cabdi Ciise iyo Safiya Tusmo -- Ismoodsiis-- Xusuustii Qalinle iyo Maandeeq |-Hornsat Qaraam-|.

preview_player
Показать описание
#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV

KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heesuhu marwalba waxay ka hadlaan tilmaamaha dhibkaga lkn
Quraanku wuxu ka hadla xalka dhibkaga hadad jeceshay quraanka LIKE II SAAR

gullwaddeofficial
Автор

Heestan safiyo tusmo fadexadedi kadib inta maqashay like 👍 isku mujiya🤔

CadeeycaadCadeeycaad
Автор

Safiyo tusmo jacaylku culusba ka muuqata waxa fahmaya qof jacayl wax ka soo mareen runtii
WXAN U RAJAYNAYAA SAFIYO TUSMO IN ILAAHAY FARXADEDA MARWALBA ILAALIYO 💞🦜💯

ahmedlove
Автор

Waa hees dareen gooniya leh laxanta iyo musica sida uu u raacayo ayadna waa adduun kale.
Hadal badan uma baahni ee like igu soo xasuusi heesta

farhanmohamed
Автор

Axey jcyl xun ay safiya ka muuqada wa hadii ad jecel garanaysan somaliyey 💔😭

anisomaxamed
Автор

Hees aad u macaan ayey dib no xauussiyeen, si qurux badan ayey u wada qadeen wajigooda farxad badan baa laga dhehaan iyo kalsooni badan lkn shar baa so dhex galay.

Mohamednegeye
Автор

Maaduu ahaa kii maalka iga bixiyee horta shalay imehersaday mise waa is mood siis maqalkiyo dhawaaqaan ana sii macaansadey cajiib👌👌💯💯😘

anisosaid
Автор

Inta fadeexadii kadib baratay magaca cabdi ciise cajuun like saara

SanaagCable
Автор

Wlhi labadn qof jacylba kamuuqda somliyo inkar qabta kadhex shaqysay allow manta uurkod ya ogada😢😢😢🤦🏻‍♀️💔

Rana_barbi
Автор

Reer somaliland dadki fanka lahaa haddi ayna jirin soomaali cidna umayyad heesteen reer somaliland ❤

yazenismael
Автор

Sida ay ufaraxsantahay safiyo maanshaa allah heesta

farahmussa
Автор

Qofka waxa uu dhibsado ayaa mararka qaar dantu ugu jirtaa, haday garato oo alle u noqoto kana dhex baxdo dhamn Fanka toobad dhab ahna la timado waxY noqon qof badbaadey aduun iO aakhiro 🧕🏼

ahmedjooker
Автор

waa hees adoo cidna jeclayn dareen kugu beeraysa crush kaagi waa hore na ku xassuusinaysa

ayaatyoussef
Автор

Waxaan Soo booqday 02-04-2023, waa mid kamida heesaha aan waligood duugoobayn ee fankeena soomaaliyeed,
Cabdi Cajuun iyo Safiya Tusmo halkeeday dhigeen, hadaad kamid tahay Mucaashaqiinta heestan, Like saar 👍🏼

khadaraden
Автор

Ma aduuu ahaa shalay ruuuxi i magac dhabay😢😭😭
Mise wa is moodsis maqalkiyo dhawaqan ana sii macansaday 💔💔

monamandeeq
Автор

Heestani markay hal million gaadho iso xasuusiya 👌🏽🥰

amedomer
Автор

Isku day wacan, in dib loo qaado, Lkn wax baddan ayaa khaldan, Muisiga ma laha jiifto iyo kale-goys, Codkuna toonkiisu waa deg deg, Balse waa iksu day wacan. Mahadsanid Cabdi Ciise iyo Safiyo.

Abdiqani
Автор

Allow dumarka somaliyeed sharaftooda kor yeel 😭🙏🏽❤️❤️

nurdaud
Автор

Masha Allah safiya qurux codka macaan waan ku ogaaye yarkan baase aad iiga yaabshey uu ilaahay codka ku maneystey. Hargeysa qof cod xunba ma joogo ayaan u maleyn. Waa xusuustii, Allah ha u naxariisto muuse ismaciil qalinle iyo hooyo maandeeqna cimriga Allah ha u dheereyo. Si fiican bay u keeneen labadooduba.

faizam
Автор

Marka aadamuhu ku wacad furo caashaqa, waa sida ubax qurxoon oo sanado badan la soo beeraayay oo dib u abaarsaday. Ha xoroobo jacaylku

adkemuuse