SAFIYA TUSMO MAAN GAAB OFFICIAL VIDEO 2022

preview_player
Показать описание
#SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#

Name Digaale Yare
Producer / Musician /
Youtuber /somali social media
Pls Subscribe Like & Share
Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

When the legend Digaale Yare is on the keyboard it's a super hit. Keep going brother. Reviving the music to where it belongs. 💪.

Salahhaji
Автор

Queen SafiyaTusma waa queenta hablaha Soomaaliyeed madaxa ayay noosaarantahay waligaa haciishoon hamurgoon farxad kunoolow waan ku jecalnahay waa haldoor haween waa quruxdii o❤o qof ah gob ay liic oo hajabin queen❤❤❤❤🧡🧡❤❤❤🙌

xamdiaadan
Автор

Hooyo safiya maama xaqaga waad helaysaa inslh aduunku maalmo kooban
Waana laga jarayaa dhibaatada ku so gaadhey
Sharaf iyo karaamo ayaad saaxiib u tahay maamo guuleyso labada daaroodba

ridwakediye
Автор

Guurkaga illahay haku barakeeyo waxii hore iska iloow sax iyo khaladba

NH-lbtw
Автор

Musicga digaale wuu Ku raaxaYsnaa maba dhibaaYi lipaaH horaY u soco gaadh hees aad gacan Kali Ku tuntid💕😍

abwaan.suudiyare
Автор

Anigu adbab uladhacsanahay inay qalbigedi sidu ahaa sanad kahor cabirto madawgi iyo dhibti inay mantana aykujirto mid tiikaduwan Watilka Ayamu Nudawiluha Bayna Naas anigu ninki xumaban qabiil la ahay hadana wan kuracsanahay inay cabirto wixi dhacay waxanan ilaawi karaynin malintu codka kaduubay ee aylahad dadka haygu sojedine arintu hayska dhamate ee iyada ay daacad ka ahad isna u kaduubayay codka anigu Cajuun waxan u aqaan Dameer malab lasaray inay daadisana udhawo ama Dayeer xalwad lasiyay waayo Safiya qiimo badanba Illahay dube ugu dhuftay walahi wanqadanwayay markan arkay waayo isku mizaanba mayahan

rahmaali
Автор

Maalmuhuu waa kale wareeg
Adow macdan heeysto  badan
Mar baad maar doontaa
Maan Gaab talo kaagashaa
25/12/2021 🙄🙄🙄

kamilaalinor
Автор

Anuu digaale yare ku haystaa axsan musician 🎶👏👏👏👏👏👏👏

faizaFunny
Автор

Fadlan fadlan abwaanka heesihisa noo sabadi

axmedhajicabdi
Автор

dadka commentada xun xun qoraya ee leh hebel miyey weli jeceshahay iyo wxyalaha xun xun horta heestani iyada hadlaysa safiya tusmo waa hooyo la xumeeyay oo godob laga galay qofwalba oo caqli lehna wuu ogyahay nin ku guursaday oo aad isla sexaten oo ku yidhi ma qabanin xidhiidh baan lahayn ceeb ka wayn miyaa jirta yeela wuu ilaawa lkn la yeelaa ma ilaawo safiyo sikastoo nolol iyo jcyl uheshay hadana godob uurka jiiftiyo eed bay tirsanaysa marka inta qabiilku qaado ee cadiifadu hayso wxan leeyahy safiya ma gaadhaysan waa boqorad 🥰🥰🥰🥰🥰

salmaanmoomin
Автор

❤💖💖💖💖💖💖💖💯💯💯🧡🧡🧡waynakaa naftana kiimakalilaa miciin adkaraadsataa waydhacdaa horowsoco qaali safiya tusmo waxba lagamaqabankaro

Subxaaaaanalaaah
Автор

Safiyo gabadhda aan fananiinta ugu jecelahay keep going 💪♥

nasteexoosmanofficial
Автор

Digale yare sxb guul iyo gobanimo adi iyo safiyo tusmo music macan iyo hees macan

rajababdullahi
Автор

"Lab haween ku taagsaday
Ku laxaadso dumar yidhi
Legday oo ku jiifoo
Ka libdoonay ba'anaa!"
"Muluca waa u qudh gooyo
Caruurna waa u muraaqo!!"
Qoodh iyo xero kaasi raggii waa ceebeeyey.
Habloow xaal qaata meel aad joogtaanba.

osmanb
Автор

Safiyo waan ku wata mashallaah wlshy horey u soco

faadumokawsar
Автор

O sanadka xagaan ku maqnaa hestaan maantaab iigu horaysee amizing wlj

YahyeAbdiasis
Автор

Digaale All the best Youtuber And Musician Amazing

Hoyga-Films
Автор

intaan digaale yare egayay bay heestii i dhaaftay

qadaafimadaxay
Автор

Hees iyo bar Safiya tusmo ilahay qalbigaga haku dhayo waad ka baxdey horey u soco gadaal ha fiirin

maryandhaqane
Автор

Safiyo tusmo qali dumarwaan kujecelnahay guleeso abid ❤️🌹🌹💖🌺💞💕allaha kuxafido xbbt

ikraanabdulahi