Caabi Mire iyo Safiya Tusmo --Waxaan ahay nin caanoo -- Xusuustii Rooraare iyo Qamar Harawo.

preview_player
Показать описание
#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV

KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Raggii fanka lahaa ayaa boodhka iska jafay wow caabi waad la habsaantay

nevergiveup-ejiy
Автор

Masha tusmo cod iyo muuqbay isku darsatay alla yacisika

nuurabiib
Автор

Caabi mire iyo safiya tusmo two legend

cabdirisaaqmaxamed
Автор

Gabadhan waan taageeersanahay gar iyo gardaroba

souleikawrah
Автор

Xasuustii harawo iyo xasan cumar rooraaye erayadii abwn dacar

cismaanmohamed
Автор

Erayadii Abwaan dacar
Laxan Axmed nuur *jaango*
Codadkii hore Cumar xasan rooraaye iyo Qamar harawo
Codadka hada caabi mire iyo safiya tusmo

capitanotaabici
Автор

Wow! Runtii way heeseen! Heesta kasta oo Axmed Nuur Jaangoo laxanka saaray dhegta lagama qaadi karo!

suhaibahmed
Автор

Barnaamijkaan joogto Nooga Dhiga Plz Waa Best Barnaamij

halbeegmedia
Автор

XUSIISTII ROORAYE IYO HARAWO
LAXANKII AXMED NUUR JAANGO OO LAHAA LAXANKA LOGU JECLAYEY HEESIIHI DHEXE

faaraxladane
Автор

xasuustii rooraye iyo qamar erayadii dacar

apdiqani
Автор

Caabi mire geesi caan baxay caabi cimri iyo caafimaad waara

Hassan-trph
Автор

Waxaan ahay nin caanoo
Cilmi iyo Aqoonloo
Cirka iyo dayaaxa tagay
ilbaxnimada culus iyo cidkastaba yaqaanoo.
Ciida kala shubaayee
Cashaqu haddu jiro
Adan calanka ii ka dusudhanyahe
Aan wada ciyaarnee
Hadal haygu soo ceelin

cusleyeciltire
Автор

Wale hesaha ay xulatay meel bay u qornayen safia dawlad yar yar naga boufi ismoday khatar wasida horeeh u soco hergasa wa taktay nacam

ll
Автор

Yaa idinku yidhi Axmed NuurJango ayaa ;leh laxaanka ?

ibarahimcali
Автор

Caabi wayadan lama arag fanaan soo dhawoo

xkhaalid
Автор

Wooow caabi mare aad buu u cod maanyahay alfanaan caabi mare 🌹🌹🌹🌹🌹❣❣❣👍

kamiila