CABDI CIISE CAJUUN VS KHADRA SILIMO | JACAYLKA FARAHA KA QAAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

preview_player
Показать описание
WAQTIGA AAD IGA FOGTIYO
AGTAYDA MARKAAD FADHIDO
HADAAN FARQI KUU DHAXAYN
JACAYLKA FARAHA QAAD
--------------
AFTER MANY YEARS OF MARRIAGE, SHE REALISED THAT
HER HUSBAND HAD BEEN UNFAITHFUL.
THIS SONG IS ALL ABOUT A BAD RELATIONSHIP ATTRIBUTED TO POOR
INTERACTION BETWEEN THE COUPLE, WHICH RESULTED IN A BREAKUP.
(COUPLE WITH NO PHYSICAL OR EMOTIONAL INTIMACY)
---------------
JACAYLKA FARAHA KA QAAD – NEW SOMALI MUSIC VIDEO 2021 / 2022
JACAYLKA FARAH KA QAAD
CABDI CIISE CAJUUN & KHADRA SILIMO
EREYADA: MAXAMED CALI SHILKE
LAXANKA: BASHIIR FAARAX GUREY
MUSIC: AYUUB HAARUUN
DIRECTED BY: CJ AMIIN
PRODUCED BY ABDI ASKARI
©ABDIASKARITUBE 2021 / 2022
--------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
…………………………………………………
''And thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thanks
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Naga Soo Afjara Dagaal Xabashiyeedka’e Fadlan Muuqaalka Like Saara!!
Boqoradda Fanka #Khadra_Silimo Vs #Cajuun
Hees Lagu Kala Adkaaday ‘'Jacaylka Faraha Ka Qaad''
Qisada Heesta Yaa Fahmay?

ABDIASKARITUBE
Автор

Team cajuun ismuujiya saaxibayaal liketa yaan Layla dhaafin

sarwadofficialchannel
Автор

ciidagle aan cod macaanayn fan maku aragtay

m.mooge . A.mooge. m.qalinle. cajuun. qamar. aamin yare🔥🎧

azmarmahamet
Автор

😂Cajuun kabaha uu xiran yahay waaweynaa ma America looga soo dhiibay Legends keep going😁😁

hamseshaacirent
Автор

Khadar’ silimo darteed like Hadad ku sartay like hayal dhaafin👋🏻🙏🏻

nimcohiigsi
Автор

Waar cabdi askari waa cawday saaxiibayaal heestan dis like halaga ilaaliyo

hamseabdi
Автор

Wow Khadro Silimo queen of somali
Women masha Allah qurux iyo karti iyo fariidnimo illhy ba ku dhaliyey keep going Cabdi cajuun adiga ayan kugu dhaafnay❤️❤️❤️🙏

khadraciise
Автор

Tuduca khadra silimo oo waano iyo wax sheeg ku facaysa abdi ciise

Aduunyadu waa farxade
Hadaan ruuxaad fahmayn
Fariimaha loo sheegto
Wanaguba kugu filnayn

Qalbiga furayaal bataa
Fidmiyo hawl kama baxo
Falaadh halis kaga dhacdiyo
Faduul kama nabad gale

Wakhtiga aad iga fogtiyo
Agtayda markaad fadhido
Hadaan farqiba ku dhaxayn
Jacaylka faraha ka qaad B


Tuduca abdi ciise cajuun oo sheegaya in aanu dhibku xagiisa ka socon lkn jacaylka bila dheefta ah uu faraha qaaday

Dhararuhu waa fursade
Hadaan loo wada faqayn
Halkii samo loo filoo
Xumaan loo faydan yahay

Aduun baa furaha xadhkaha
Farsamo aqaanka ugu xidha oo
Furaha meeshaan ka dado
Adaa fayda oo baneeyaa

Fidma cashaqu dhalay
Fudaydka u aabe yahay
Intaan feedhaha i jabin
Dan bay itidhi faraha qaad

Wakhtiga aad iga fogtiyo
Agtayda markaad fadhido
Hadaan farqiba ku dhaxayn
Jacaylka faraha ka qaad

Khadra silimo: jacaylka faraha ka qaad
Abdi ciise: dan baa i tidhi faraha ka qaad oo macnaheedu yahy danta runta ii sheegtay oo farahaba waan ka qaaday

yasinmaxamed
Автор

Wax Kaleh ..🥰 Boqoradiii Codka Khadra Apdi Silimo & Apdi Ciise Cajuun
Keep Going inadeer Nacabka Dheg How Dhigin🤗👏

muniirajirdeh
Автор

Khadra she get that look or style of 90's ..did anyone else notice that

Youfav_riyan
Автор

Habar awal iyo garxajis waa walalo dhaba guul khadra silimo cabdi cajuun🙏🙏🙏💪💪💪

zaakabdi
Автор

Khadra codbaa kudhan mnchalah waa sawtu qalbi❤️💗

barkhatismail
Автор

Khadra saliimo darteed inta like Ku saartay heestan farta taagta✨🌍💫❤️

ahmedjr
Автор

Laba legend aya is heshey duriyadeyda dad Murti leh🟩⬜🟥

inantaSomalilandkufanta
Автор

Saasaa loo heesaa ama garoonka waa laga fadhiistaa 🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️

nour
Автор

Boqorada codka khadra silimo owgedban like usaray aniga

xabiiboali
Автор

ku yaaca nacabku ha jabo, cayayaanka hala buufiyo dislike ta ku murqaama. Masha Allah TabarakAllah khadra sinimo iyo Mr. Cajuun waxba laga ma qaban karo....yaa salaam🤍💚❤️

nour
Автор

Cabdi cajuunow wax baan izlaha dheh lkn khadra silimo kaga xizhooday wacdala🙄😂😂😂

hibaaqmaxamed
Автор

Yaa inaaderiya khadra silimo naagbaan kuudaaye 💗💟

barwaaqomxamed
Автор

Waa original duriyadii
AwlaadUl caazima is helaY weeYi
Khadra silimø & Apdi Ezza AjuuN
Keep going legends

api-azizahmet