Safiya Tusmo oo ka heestay arooskeeda' Jacayl dhiig ma lagu qoray'

preview_player
Показать описание
#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV

KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hablaha hala ilaaliyo waa quruxdeena iyo waaalidkeene ragoow💢❤️💫🎡💓

ahmedshaani
Автор

Waxsni waa fasahaaad, ilaahay ka yaaba oo nimcada ilaahay ku shukriya. I arkaay i maqlaay waa laga fiicanyahay. Arooska ka fudud baa igu khayr badan. Sidan xadiisku inoo sheegay. Wabilaahi towfiiq

abdit
Автор

Caku guur aan connection laheyn!. Caadi maahan guulleysta labadiinaba!.Safiyo tusmo Farxadeeda Waa farxadeena runta!. Maashaa Allaah barakoow the only one and safiyo tusmo❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏!. I love sida uu u eegaayo walaahi shucuur aan caadi aheyn waaye marka lamaanaha si dareen ah isku eegaan Maashaa Allaah!. Baarakallaahu fiikum wabaaraka calleykum wajamaca beynakumaa fill kheyr!.

aminaesse
Автор

TRUE LOVE IS FOREVER
SAFIYA YOUR LOVE IS 💘 BEAUTIFUL.
BE HAPPY, ENJOY LIFE WITH LOVE. MAANSHAALLAH TABARAKALLAH. GIVE THANKS TO ALLAH OUR CREATOR AND RELAX WITH YOUR FAMILY.

lulmohamed
Автор

Maasha allaaah safiyo tusmo hambalyo ayaan ku leeyahay, farxada waarta ku noolow waligaana wax ku dhiba ilaahay kuma tuso. Guurkaaga ilaahay nabsi bax hakaaga dhigo aamiin

naciimomaxamed
Автор

Inaba caadi ma aha heestaan somali uun baa laga helaa raag kuu hiiliyo guul raga somali allaaha sharfo

bjrnekonge
Автор

Masha Allah nice couple I like how he's trying to get close to her and reaching out her hand Soo cute wlh

abdiwalikichwa
Автор

This Guy is absolute Man. Since He made Safiya Tusmo The QUEEN of the year💯💯

Ahmed_Rainfall.
Автор

She is the best every time I watch I cry because she’s been through from People putting her down .

mzamal
Автор

Hawiye hadaa nahay safiya tusmo ayaan lasafanahay

sacdiyomohamedcabdi
Автор

Mansha allaah hambalyo safiya tusmo iyo saygeega noqada qoyskii lagu badhaadhay

maxamedxasan
Автор

Safiya tusmo another level Voice Maashalah

abdulwelidaud
Автор

Wa erayadii abwaankii wayna maxamed ibraahim warsame jadRaawi alle hawnaxariisto

cabdinajax
Автор

Waliginba Murtida Isaaqad ku Nikiin Jirteen😂😂👌

khalidmohamed
Автор

Soomaali af weyn ma aaminten maanta iney tahay maalintii farxadeda ee safiyo tusmo war yaada Mashaa allah dhaha illahay ha isku barakeyo jaceyl guuleystay illahay ciyaal barakeysan ha idin siiyo wiil iyo gabar Aamiin aamiin aamiin yaa Allah aamiin aamiin

saafiladan
Автор

Marki ilmaha la ahaa waxa lays dhihi jiray wlhi hoyada o aroos ah an kutusaa hadalkasna walaga xanaqi jiray😂 lkn hada waxiba wa wax iska caadiya

rahmafarah
Автор

Mashallah Marwo Safio Tusmo & Seydigeyna Noolaada. Marwo sharaf somaliyeed Tusmo quruxey gulayso abaayo- Pround to be somali. Somalia Ha Noolaato

warfaaskar
Автор

Somalida waxan ku nacay qabiil iyo Masha Allah! Aroska iyo aroosada hambalyo kuwara farxad.

MohamedMohamed-zmdv
Автор

Heestii ay barigii la qaaday abdi cajuun indho jacayl bay ku eegaysay lkn ninkan ma jecla 120 kii halaad ee geela ahaa ayuunbay ka cunaysay, miskiinbuu u eegyay halka abdi cajuuna nin adag u ekaa, sikastaba allah hau isu barakeeyo qoyska

hassanahmed
Автор

🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰Hambalyo Safiya ayeeydeed waa Ethiopian dharka reeraheedii baa u xiray waana hidiyo dhaqan kooda

ikkranmoha