KUMA NICINE SOO NOQO CAJUUN FT FARXIYA RASTA XASUSTII GACAYTE FT HAWEEYA BIIXI

preview_player
Показать описание
#SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#

Name Digaale Yare
Producer / Musician /
Youtuber /somali social media
Pls Subscribe Like & Share
Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waa nabade so noqo kuma niciine sonoqo xabiibti i miss you wlhi X.

khadarhassan
Автор

Inta fahan san in safiya tusmo loola jeedo like ta ku Booba dhiigeena wada Jira 😂

halhaystv
Автор

Xasuustii axmed gacayte yuusuf iyo Haweeya biixi alle haw raxmaado lapdoodapa🤲🏻💯

dabshide
Автор

cabdi cajun saxib cod ale kuu dhiibay waligaa sharaftaada ilaa sho nin wacan saxiib ❤🎉

abdikanihassan
Автор

Heestan waxa dageysanaya hawen Isnin tariqdu tahay 9/10/2023 dacadu 00:00 Lixsac Habenimo 😢😢😢😢 Xaska iga maqan muda Shanbilod Inago aroos laba bilod keliya bey Cidoda adey uur bey lahayd kadib mey soo noqonin waa didey iney kusolabato gurigeda waan fahmi laa ahay waxay damacsantahay 💔 hestan aya kuceshanaya dor jeer waa nabade soo noqoo Kuma nicine soo noqo naxli ba ku maqante naaf kujecel baan ahe

issaadan
Автор

Alah ha u naxariistee waa Heestii Axmed Gacayte Yusuf iyo Haweeya Biixi waa xasuustii labadan Fanaana waan salaamey

abdigacayte
Автор

Wow 🥺🥺 wow Farxiya Rasta and Cajuun excellent voices pleasing and perfect to listen 👂👂👂 thumbs up you both

shamai
Автор

Mamadu washidantahy baqedunah wakacsan yahay zxb lagutilmanyaye nacas nimo yeysan kuqadin

qaaliahmed
Автор

Waaw bro and siz excellent music reminder of those nice days keep it up

ismaelsori
Автор

Cajuunow is jilci inader markad ciyareysid 😍😍😍

jamilajamac
Автор

Two talented singers Ideally enjoyed their wonderful voices Farxiya Rasta and Cajuun amazing

shamai
Автор

Gabadhu si fiican bay u qaaday heesta Cajun waan ka filayay oo waa old soul good job

jamaadnuura
Автор

Warya show cabdi cajuun ilmo yarbuu ahaa sowkaa waynaday hada kadib is ilaali magacaaga illaasho

ugbaadsaid
Автор

Waay cod macaan yihiin labaduba layaab layaab👏👏👏💛

Uknownw
Автор

Codkii Ahmed gacayte iyo haweeya bixi. /Milay samaan ahaa alle ha I naxaristo

rashidgoondibi
Автор

Wa nabade so noqo kuma nicine so noqo naxli maleh jacaylkuye WOW

anabnur
Автор

Wow cod baa ku dhacay gabadhan hore uma maqal

shaarublibaax
Автор

Farhia rasta cod toolmooon waxaan kaasoo salamaa magaaladadii Dhusamareeb

mohamedabdullahi
Автор

Hore Udoc Jidhkygii❤❤❤❤ cabdi cajuun ❤❤

nimcohaybebulaale
Автор

Heesta hablaha somaaliyed ee qurbaha jooga ayaa qaada itay odayga ku kibraan oy isyeelyeel u saaraan ayay laba todobaad kadib sariirtu kusoo YARAATAAA, OYKA BILAABAAN TII YARAYD AYAA BUKTA IYO CIYAALKOO LAGULA SOO HADASHiIYo

khaalidbaashe