Cabdi Ciise ft Safiya Tusmo -- Xusuustii Cabdinuur Alaale iyo Xabiiba Balbalaaf ( Farsamo ).

preview_player
Показать описание
#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV

KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Inta il jabiska aragtay like isku muuji indho quranjo ayaad ledahay

weerarchannel
Автор

Iney aadu jeceshahay indhaheedaa la arkaa iyo sida naxariista leh ee u fiirineyso ax gabadhaan dar alaan u jeclahay maahan qof xun waa gabadhsharaf iyo qurux badan ilaahoow qalbigeeda huraayo u qabooji raalina ka noqo cadowgana ka qabo aaaammmmiiiin.

aragsangeedi
Автор

markaan cml aan nacaan inaan somali ahay bal Safiya maxay sameysay waa hooyo sharaf badan oo quruxbadan asluub ilaahey siiyay ee xumaanta ka dhaafa 😍😍😍 aniga weligay waa jeclaa tusmo weligeyna madaxay ii saarnaan doontaa. nin xuna uma jabeyso iyo doqonta caayeysa waa boqorad kaalay dhuusamareeb maamo 😍😍😍

saidohalane
Автор

Maamadan codkeedu waa top walaalnimo ayaan ujeclaa waligay jeclaana doonaa!!

khayrhesho
Автор

Walaal alle ka cabso waxaan nahay dad islaam ah. Hadii aan nahy islaam rasuulkeena muxamed ayaan ku dayanaaa oo nala faray inaan jidkiisa raacno. Rasuulka scw waxaa laga wariyay (( qofkii qariyaa sirta walaalkiisa qofkaasna allaah ayaa qarinaayo sirtiisa yoomka qiyaamo)) walaal rabi aan ka cabsano

dhalinyare
Автор

masha allh inay isjecelyihiin way muuqata safiyo iyo cabdiba waxay inaga mudanyihin xishmad iyo qadarin ee umadaay uduceeya isku waara ayaan idin leeyahay

abusameeribrahim
Автор

Ceeb manaan arag ee jacaylkiina iyo dareen quruxbadan ayey sawiradiinu xambaar sanayeen, cidna haw joojinina

amalali
Автор

Maxaa loo lahaa gabadha ninyar baa xumeeyey, ninkani waa nin wayne. Soomalidu ma bidaartay da'da uyaqaanan waa yaabe?

aminaahmed
Автор

Raggu wa cadow allow hainojabin nacas iyo nin xun🤲

lugeyofficial
Автор

Walahi gabdhaha Somaliyed jacayl ka sidhab ah bay u yaqaniin lkn Allah wuxu wax nogu daray Niman waxkasta ciyaar iyo waxan micno lahayn u haysta.:Nolol, Wadan iyo waxkasta o nolosha qiimo u yela micna lama lahan. Qalbigii bad naga wasaqayzen Allah aduunka ha idinku dhibee

fowsakheyre
Автор

Waxyaro shaxaariyad bay ahyd sidey u il jebinaysaaba ka yaabay... inta ila aragtay iljebinta like ku qabo hee

abdirizakfarahhussein
Автор

27/7/2021 Inta heestan jecel e iga danbaysa like💯

rahmaismail
Автор

Heesta waa calool xanuun wllhi (aduunyada faal faaladeeda xumaanlaga faafiyaye anigu kaa faagan maayo micnaha waanku aaminay illahow xaqana garansii

aliyuusuf
Автор

Cabdi cajuun abwaan iyo cod tolmoon buu isku darsaday jir oo joog abwaan

se
Автор

Aniga oo magaca rag ku hadlaayo waxaan gabdhaha somaliyed ee sharafta iyo qiimaha badan ku dhihi lahaay aduunka waa aakhiro zamaan qof la aamini karo ma jiro rag iyo dumar lkn hadii ceeb timaado gabarta ayaa u jilcan una nugul
Wlhi sifiyo tusmo waa gabar qiima badan oo lawada jecelyahay ninka xumaanta ku sameeyay musiibo samaawi allah haku rido waa nacas dulli ah oo bilaa diin ah

halaalmedia
Автор

Safiyo waa dhamaays dumar🥰 qofkii qof aaminay bohol u qoda isgana waay sugaysaa waad ka dabaalan in shaa allah 💖 gobi ma liicdo🙏🙏

caderrayale
Автор

Day sida ay ugu il jabineyso wallahey weyjecleyd wiilka

shariifmedia
Автор

Jacayl baa ka muqda habenkan lakin niyad ilaahay baa inaga oga rabi qalbiga ha u qabojiyo amiin

almas
Автор

Aniga waxan ogaday habalaha ajnabiga naga racayo dhib and ugasanay owgaad inay nonacan

abdullahifarah
Автор

Hees dareen leh 💖❤💖❤Tusmo cidna ha u joojin, ceeb ma jirto life kaaga qaado ha u nuglaan sawir iyo laba toona, aduunka wax kastaa ka dhaca hore u soco yeyna ku niyad jabin somali qadhmuun, negativ bey ka sameysanyihiin u noqo model si aanay u niyo jabin hablaha kale.

ubaxiidalkeygow