Heesta Ciida l Iskalaaji l Yurub Geenyo l Dalsan l 2016

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Jawiga ey ka shekenyaan wa jawigan adunka ujeclhy nolasheyda inta ubadana kunoll wana waqtigi igu farxada badna axsan yaa jawi

farxiyocabdiraxmaan
Автор

ilaahay soonka ha idinka aqbalo idinka muslimiinta kalaba, waan idin jecelnahay, hadii an baalal leeyahay waan soo duuli lahaa ee ciida so socota adis imaada.yurub geenyo waa khayraad dabiici oo deegaankeena laga helo ee aan ilaashano

aydidmahamed
Автор

Laba fanaan oo aan aad ujeclalahay farxad ku noolaada waa cali ysn

CabdiqadirCabdulahi-fs
Автор

Iskilaaji iyo yurub geenyo❤❤❤❤we love you

ruqiyaali
Автор

waan kahalay sxb isalaaji waa hees IGA dah sxb yurub

ibrahimmaxamed
Автор

Wax ka parta rer somali laanoow cbdi casiis iskakaaji

cabdicasiisiskalaajimahamu
Автор

paaapa wax kabaro izkhlaji hyabin horta ba layaby

abdalecaydiid
Автор

yurub geenyo waa mid ka mid ah khayraadka dabiiciga ah ee laga helo dhulkeena, D.D, S, I

aydidmahamed
Автор

Yurub geenyo waa fanaanad
Reer Somaliland ah Jigjigana utagtay inay ka so heesto

muniirahmed