Awale Adan | Habaar Leygu kari waa | official Music Video 2023

preview_player
Показать описание
Song Lay Hoosaasin Kari Maayo
Lyrics: Abdulqadir Qalinle
Melody : Awale Adan
Music: Xuska Xaaji
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waxaan halkan kala hadlayaa dhalinyaradda 2060 waxaan ahay awoow giin waxaan kusoo kornay qarax dawlad la, aan aniga iyo intii aan is ku jiilka ahyn waxaan idiin rajaynayaa hormar iyo dawlad iina sooduceeya 👥❤

Bashiirbadal-pi
Автор

Heesha waxa ay ku xasuusiyaan qof ad jecleyd asxabtadi iyo wixi la mid ah lkn
QUR'ANKA ❤❤❤ WAXA UU XASIYAA
ALLAH SWT EE INA ABUURAY

goohiyeproduction
Автор

LEGEND is always LEGEND

Qof kastoo i hadimeeya
Isku hawla noloshayda,
Marna kuma habsaamaayo,
Waqti kuma hallaynaayo.

Inta jecel horrayntayda,
Una heellan guushayda,
Hiil la taagan garabkayga,
Dhayal kuma hilmaamaayo .

Hanka hoos u dhigi maayo,
Habaar laygu kari maayo,
Hadafkayga waan gaadhi,
Hadalkuna wax ima yeelo.

#2

Cid walboo hujuumaysa
Farxadiyo libtaan haysto
Ima luro hinaaskoodu
Mana dayo hareertooda.

Aniguna hir ii muuqda,
kama leexdo hilinkiisa,
Dayaxaan higsanayaaye,
Lay hoosaasin kari maayo.
#kooras
Hanka hoos u dhigi maayo,
Habaar laygu kari maayo,
Hadafkayga waan gaadhi,
Hadalkuna wax ima yeelo.
Ereyadu waa Qalinle nin la yidhaah.
Laxanka iyo Codka: Cawaale Aadan
Music: Xuska Xaaji.

xamsexadaari
Автор

Hanka hoos u dhigi maayo
Habaar leygu kari maayo
Hadafkayga waan gaari
Hadalkuna waxi mayeelo

Waah waah esh calaa hees😍
The legend Awale Adan🐐

cubeyd
Автор

Rer Djibouti oo dhan ba ku garab istagan qofna uma baxantihid awaleh aden 🇩🇯 notre chanteur fiere d'être Djiboutian 🤴🇩🇯🩸❤️

manaicha
Автор

Waxani waa dhul gariir(Earthquake), bisinka yaa nagu taabtay the greatest ❤ 💖 of all time

applehealth
Автор

Guuleysoo wiil ciise waa Qaran awaleh adan 🇩🇯🦁

ibrahimsagol
Автор

Lyrics::
Qofksstoo i hadimeeya isku hawla nokoshayda hadba kuma mashquulaayo wakhti kuma halynaayo..
Inta jecel horayntayda una heellan guushayda hiil la taagan garabkayga dhayal kuma hilmaamaayo..
Hanka hoos u dhigi maayo. Habaar la igu kari maayo.
Hadaf kayga waan gaadhi hadalkuna wax ima yeelo..
Cid kasoo i hujuumaysa .
Farxadiyo libtaan haysto
Ima luro hinaaskoodu
Mana dayo hareertooda.
Aniguna hir ii muuqda.
Kama leexdo hilinkiisa.
Dayaxaan higsanayaaye.
Lay hoosaasin kari maayo.
Hanka hoos u dhigi maayo.
Habaar laygu kari maayo.
Hadafkayga waan gaadhi.

mrmo
Автор

Haliskuba waa intan ....

Anigana hir ii muuqda
Kama leexdo hilinkiisa
Dayaxaan higsanayaaye
Lay hoosaasin kari maayo
Legend of legenderz Awale Adam 🎉❤

zakirboss
Автор

Wax kuu gaadhaya malahaan cidan qaylaysa you are the only legend awaleh aden deheyeh big love from dadkaagi 🇩🇯

ayanbourhan
Автор

Bien dit frérot tu es notre fierté 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 bonne continuation

aboubakeraliabdillahi
Автор

Awaleh Aden t'es le meilleur 😀😀😀 Force à toi Grand Frère Djibouti tout entière est avec toi Frère 😇😇😇😇

mohamedabdousalam
Автор

Awaleh aden le seul chanteur Djibouti international un homme moderne et avancé go head bro you are at the top

mahdiaalidoualeh
Автор

Daahir Calasow iyo Cadawgaga Alle Hajabiyo Legend Wayn ba tahay oo nagu qaaliya Awale adan somali music Leader King Awale Guulays☑️❤🙏

alijooker
Автор

Awale adan diheye legend always legend gantal ayad udhibtay ka leflef libaxa ada zoo kuciye damer calusaw

suohaybmuze
Автор

That's a really Djiboutian, never fall or listen to the people, keep going our legend🇩🇯

dekainaibrahim
Автор

Ninkan calankiisu ma dhacayo ilaa uu fanka ka baxo, 2005 ilaa 2023 waa only legenka fanka.

qybmpmd
Автор

Légend Awaleh Aden continue comme ça frè-re notre leader Djiboutien

mahadabdourazakdjama
Автор

Notre légende Awaleh horee oo soco Abo🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👍👍

sadamainandarar
Автор

Awale zxp allaxmdulilah dheh adii Ee ku dhaaftay taas Sbbto ah Qof aad Nolol wadaagteen oo cadowgaaga la saftay qof mahaa waxaa kaga darnaa laheyd adoo xal aduun ku heesto ineey kugu sii taagsato viva zxp

sadaksiso
visit shbcf.ru