ISKILAAJI l HEESTA TIMO DHEER l (OFFICIAL VIDEO) 2017

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Islaaan hadaa tihiin Liketa ha ila dhaafin 😭😭😭

halaaduale
Автор

Timo Udgoon Tix Gelinteedu #Taash Weeye
Taladeeda San In La Qaato #Tusmo Weeye
#Yaasalaam #TimoDheer & Hobolka Qarniga
King #Iskalaaji - Another excellent piece of highest
Quality From #Tusmofilms #irresistible!

ABDIASKARITUBE
Автор

Quruxda hablaha soomaaliyed iyo udgoonkoda cid leh ma jirto waxa dumar aduunka guudsaaran. Sharaf iyo qima ayuu Alle ku hagoogay 🥀❤️🙏🏾👑

Qofnaba.
Автор

Hablaheena taayadodu tirmi mayso
Tuugwalban quruxdoda ka tilmaamay
Kama Tagine dhaqankoda
Timo udoogon tiixgalintedu taash weyi
Taladeda Saan in la Qato Tusmo weyi
Gabdhahena tariikhdodu tagi mayso
Tiidcano quruxdodu taaayaysan
kama tiire qalbigaygay wan ku tiirshay

baashehetiye
Автор

Heestan waxan dhagysanaya anigoo qalpi jabsan oo dareemaya cidlo iyo xanuun markaan ku khasaray jacaylkaygii waan soo radiyay hestan madama ay thy tii laygu khiyamay wxuuna soo saray gabar kle oo la socday ax qalpiga saaid I xanuunaya ilaahow I qabooji kaasna iga reeb😭😭💔

Sactuush
Автор

fanaaanka klia aaan u aqoonsanhy inu leeyahy hibadi fanaaninti hore ❤❤💪💪💪

fuadadan
Автор

Ilahaa igu oog Ana ka tima dheer taaan agaah aniga maxy iso radiin waye Ana la jili lahaye lol like ta iska baxsha somalinimo hady idinku jirto

haniabdi
Автор

Waaah manta heesba idhaafi gaadhay anoo hadana joogee aryada iskalaaji waku haystaa heestan waba iga maraysaa tlhi ila mida ✋✋halataago 😂😂😂😍😍😍😍

najmaali
Автор

Waa uun la heesa lkn heestani qiimo weyn ayey leeyahay viva gab dhaha somaliyed gob naladhashay baa tihin idimana hurno

saylicisaid
Автор

Remember Iskalaji is not only a great singer he is also a great Dancer, wonderful lyrics.

abronesenior
Автор

aniga aya ka timo dheer gabadhan like isaara 😍💋

hamdadjiboutiangirl
Автор

muslim hada tihin like taa ha ila dhafin

tuush
Автор

Iskalaji wixi ka tima dheerba waa tima dheer yihiin 😜 hhhh hees iyo badh ❤💯✔🔥

hasanarab
Автор

Tol hadaad tihiin gabadhan meel kusheega waan ulugaynayaa meesha ay joogto hoos iigu reeba war bixinteeda 😍😍😍😍😍😍😍😍

somalieviva
Автор

Gabdhaha ugu qorxoon dunida ayey kaalmaha ugu horeeya kaga jiraan hablaha Soomaaliyeed. 🥰

abdihakiimsaed
Автор

Fanaanka Kaliya Haplaha Somaliyeeed Amaaana Weeeye Izkalaaaji Jir Ooo Jooog Ma FanaankaH😍😍😍 Viiva Haplheeeena❤

mustapheahmedhirad
Автор

iskalaji wlhi dhisayan cusub lasobaxey waw iga dheh inta aminsan iskalaji like isra

qeysqurbo
Автор

wooow heestan way iga gadan tahay runti well done xita actionka loo wada ciyaaraya idilay waa fanan misaan leh go forword

zhakibxidig
Автор

waaaaw eshqiyazka yaaa fanaan iskalaji wlhi dadkygii tagero mug iyo miizan leh anaaa kula garabjoog

zakariaismail
Автор

Gabdhaheeha Taaariikhdoodu ma tirmayso Run 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

khalilshurkigaas