GOOGAA l C nur Allaale l Nimco Yaasiin l Lafoole l Nimco Dareen l Iskalaaji Iyo Fanaaniin Badan 2016

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heestan anoon reer DDSI ahayn ayaan 2016kii markay soo baxday ilaa hada aan dhagaystaa heeskan laxankeeda iyo music-geeda ayaanba kahelay 🇸🇴✊🏿

captainmo
Автор

8sano kadib mnta oy taariikhduthy 2024 wxn dib usoo booqday heestan anoo kamid ah dadki ay shiftadu aabohod ka dileen geerida aabahyna wxaaa laga joogaa 16 sano😭 aaabo iilaahy hakuu naxariisto gacan kaaa xaqdarnba kudishaye😭🤲


Wxse ilaaahy ka sokow umahadcelinayaa cabdi maxamuud cumar oona soo garb istaagy aabo jir aaa jooog❤😢

atarishoebyan
Автор

Heeskaan maalinkee soo baxday ilaa maanta xariir ahmed dartii baan u dhageystaa ❤️

ruweidarun
Автор

Nimco Yaasiin from Somaliland
Maxamed Lafoole from Somalia
Abdinur Allale from Djibouti
Nimco Dareen from DDS
SHANTII SOOMAALIYEED MID UUNBAA MAQAN. ❤

ifiyetv
Автор

Ma ihi reer #dds balse heestan waan jeclahay. Qaab dhismeedkeda, arinta ay ka hadlayso, erayadeda iyo laxankeedaa aad iisoo jiitay.❤ waxaan rajaynaya inay reer #dds ka raysteen maamulkii hore.

2020 yaa dhagaysanaya oo daawanaya??

jablibaax
Автор

Meeesha Somalida Kenya Ka Maqan
Somaalia Waxaa Mataalaya Iskalaaji Lafoole Iyo Deeqa Holland
Jabuuti waxaa Mataalaya Abdinuur Alaale
Somaaaliland Waxaa Mataalaya Ilka Case Iyo Nimco Yaasin
Jigjiga Na Waxaa Mataalaya Xariiir, suldaan seerar nimco Daren Iyo Gabadh Iyo Labadaas Wiil Ee Kale Waaa La Yaabey

malmo
Автор

Anigu waxan ahay dadkii kaso horjeeday nadamkii cabdi maxamuud Omar INA illay lkn wlhi heestan aad ban udhagytaa 2016 illa 2019/ wana hees xigmad xanbaarsan run from khatumo state of Somalia darwiishlnd

mohamedirran
Автор

#Heesta #Googa oo Ka Turjumaysa Horumarka uu Deegaanka U Horseeday
#XDSHSI *Hobollada #DDSI - #Djibouti IYO #SOOMAALIYA,
Looma Kala Hadhin --- INNABA CAADI MA, AHA ....
Ummaddu Sinnaanta iyo Cadaaladdaa Deeqda...
Guul iyo Gobanimo, Sxbkey #Maame waad Kabaxasatay!

ABDIASKARITUBE
Автор

Hesihi dadka lagu marin hababin jiray ya dawanaya isbadalka kadib❤😅✌🏼

najiibhassan
Автор

I like this song viva all of you guys, brilliant well done.

queenayah
Автор

mansha wax badan ayaan raadinay inan heerkan gaarno mar hadan meeshan joogno waan ka sii socon doona insha allah fanaaninta DDsi my walaalkay cabdifatah yaate aad ayaan u salamay

kingabdirizakmukhtar
Автор

allahayow somalaan ahaye itoobiyaan ha i hoos geyn

ahmedmahamed
Автор

Goobaha waxbarashda ardaydii lageeyoo
Gashay jaamacadoo gayiga u shaqaysoo jahlinimadii laga guur❤️

Abdihakimsaleye
Автор

guclo oradkiyo geedi socodkaba gaabin maynoo gashaan qaad ma habaabeee geedigeenu meeshuu hiigsanayo waa inaynu cool song viva jigjiga my home <3

abdimalikali
Автор

Heestan inkastoo ramadan lagu jiro waa igu dambi inaan ama dhagaysto ama aan falanqeeyo lkn runtii waxan pic respect u hayaa heesta laxanka waxaa saaray fanaan abdi asiis askalaaji oo run laxan aad u qurux badan saaray iyo fanaaniin waa wayn oo xul😍😍

simanqurux
Автор

Waxaan arkaa xiligii gidhibka biyaha kujireen hadana waa madhan yahay😢

BishaarcabdulaahiAadan
Автор

ddsi my
dhulkayga hooyo
cadawgeena cagta hoostiisa fnn sare wn ini slmay thanks

abdihakinhilkas
Автор

Laxanka iskalaaji inuu yahay intii ila aragtayba

أخوكمأخوكم-ظخ
Автор

beside your excellent voice nimco daren your hair style is wonderfull. you look very very very very very beautifull. i hope a lot of somali women do the same. nothing to hide. show your beautiness.
i must say you look all good.
cod bless you

mursal
Автор

xaaax hees meeshii mudneyd LA dhigay miraha iyo naaxiyada inaba caadi maahan

suleymanjeylaani