ISKILAAJI | RAJO | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

preview_player
Показать описание
COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2019
CAMERA: CABDIQANI TUSMO
EDITED: JAMAL CADAAWE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hesuhu waxey ka hdlayan dhawaca qalpigaga 😓
Qurankuna wxu ka hadlya dawada qalpigaga💖❤💖

mariaabdirahmanomar
Автор

Sida Loo Heeso Waa Inay Kaa Bartaan Kuwa Yar Yar Legend Iskalaaji 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

mohameddahirabdulkadir
Автор

wlhi iskalaaji heesihiisa sidan ugu bogay waligy hees uguman bogin allha ku sharfo wll qaali waxn rajaynaya codkaga sidaaso dhan u macan inad inoogu aqriso qur.anka kariimka insha allh

xalaalmaalfamily
Автор

Fanaankan laba waxyaabood ayaa ku taageeraa
1: waa nin aanan weli arkin asagoo qof ku dhegan ama nolol qof kalle wax ka sheegayaa oo ay is heystaan dadka kuma mashquulo
2: waa fanaan soomaaliyeed oo si toosa ula hadla qalbiyada mucaashaqiinta iyo dadka dhaawacan 😪🙏😍
..#Legend#iskalaaaji♥️🙏😍

djmaamis
Автор

Heestan waxa aan ku xasuusta sanadkii 2019 kii oo jacayl aad u darani i hayay oo waxa aan marwalba u diri jiray gabadha aan jacaylka aadka u daran u qabi jiray
Wakhtigaa way iga sii jeeday runtii waxaan dareemi jiray xanuun aad u daran oo aniga ii gaar ahaa gabadhii markii danbe waan is fahanay lkn calaf iskuma aanan yeelan oo waxa nagu dhacay is fahan waa walow dhibku xageeda ubadnaa hadana ilaa imika ma ilaawo gabadha waayo waxay ahayd gabdh naxariis badan ❤
HALIMO farxad iigu noolow
Kuma ilaawidoono noloshayda runtii
😢💔

hamzailyas
Автор

Fri 31 dec i will never for get wlhi🥺🥺jaceelkeyga yaranta dugsiga aan anagoo ween ween dib u midoownay waqti dheer iyo wadamo kla fog😥i am happy wlhi🥰iigu soo duceeya inaan is calfano🤲

Abdikafihassan
Автор

2024/4/4 heestan iyadoon darenahyga ka hadlayn ama aan ley dhawicin😢😢 ayaan markasta dhagaysta waxan dareema qof iyada ay ku socoto💔😭 ❤

NAJUU
Автор

Hestan qalbiga kadarema😭💔wil is baranay hargesa jogo😫 aniga waxan joga muqdisho sxbtimo isku baranay wilki wan jecladay ❤🥺uma shegan karo asiga waxa daremaya inu ijecel yahay💔😭asiga wax ima shegin qalbiga ixanuno 🥺💔marku huno idhaho🥵 Yaa allah alow qalbiga iqaboji Cashaqa❤inawada gale adigu wad ka gabsata😭💔Ax😫jacel aan lula ogen xanun badana 😭 adiga geidga raraye gogol ban ku dhigan laha hadi qalbi lala gartamo maxamed🤴🏽 wan ku jeclahay 💔 go.aan kama qadan karo ilen cashaqu ma guro gor noqoto rajo Mar un wan ku gari dona😭😭

jiyaappe
Автор

Dunidan ma soo marin ruux ka sharaf badan kana run nabi maxamed <scw>🥺😭♥️

itz_me_muna-
Автор

Waa duni dadka qaar ay fahan sanayn waxa uu jacylku yahay iskalje walhiy shp malin oo dhan ayan ku dhagayzta ilahay janada ha inagu wada kulnimyee ....❤




Waxa kale ee aan ka xumahay qof kasta oo qof jecel hadana uu san fahmayan qofkasi waxa uu agtiisa ka yahay haba yaraatee jacyl cidii soo martay uun ba wax ka taqana wuxuu yahay 😢❤🥺



Mida kale waxn xgan kala hadlaya cida hada haysta qof jecel xitaaa hadii uu waxba agtiisa ka ahayn inay ku dhici doonto sida uu qofka ula dhaq si xun wlhiy adine bari ka maalin ayad ogan doonta wixii aad qofkii hore ku samaysay markaa waaa aduunye waxn aan ka hadlayaana waa xaqiiq cad

Marka hadaa haysatid qof kas nolol wacan ayn idin rajynyaa walol izku wara jacylkuna waa wax jira

AntonioRodri-ms
Автор

Qofkii ay heestan meel fog ka taabatay like ha saaro ❤️

hamzeabdi
Автор

waan ilmeeye wlh hestan intii aniga cml jacel hayo like isaara
😭😭😭🙌

maniishhassan
Автор

Anigu nin'kan waxan ku tilmaamo garan wayey Hadalkan hada aan ku hadlayo haddu laxan saaro waa hees'tii adun'ka 😂😂 Legend #inaCiise 👏👏

dhaweedmohamed
Автор

Heestan yaa ila mida oon ka xiiso gu, in dhagaysigeda 22 /10 /2020 🎶❤

farhiamumtaz
Автор

Kama daalo heestaan dhageysigiisa dadka waxay i dhahaan (uf waa kugu nacay heestaan maa iska deysid) laakise heestaan qisadeeda waxaa fahmi kara ruuxa aniga oo kale 💔😔😓

rahma______official
Автор

2x
Caashaqii ina wada galee
Adigu wad ka gaabsataa
Kaligay i guhaadiyoo
gu'u iyo raynkiisii baa
Naftayda Gabyaa ka dhigay



2x
Niyadan geeraartay iyo
Qalbigan heesaha godlada
Gujada xasuustada iyo
Markuu xiisuhu gilgilay
Ayuu ereyada kalgacal
Laabtayda ka soo go'ee




2x
Hadana geenyooy marnaba
Anigoon kaa go'i karayn
Hadana kaama gaabsan karo
Halkaana uma guurayoo
Adigaa geediga raraaya
Gogol ban kuu dhigan lahaa
Hadii dumar lala gartamo




BAGGE 2


2x
Gurigii farxadan dhisayee
Qofkaan goor iyo ayaan
Caashaqan i galay u qabo
Hadmuu ii garaabiyoo
Tolow garab aan ka heli




2x
Go'aan kama qaadan karee
Ilayn caashaqu ma gudho
Ma gam'o hurdadana qofkii
Wehelkiisu guhaadinayee
Goor ay noqotaba rajooy
Mar uunban ku gaadhi doonaa




2x
Hadna geenyooy marnaba
Anigoon kaa go'i karayn
Hadana kaama gaabsan karo
halkaana uma guurayoo
Adigaa geediga raraaya
Gogol ban kuu dhigan lahaa
Hadii dumar lala gartamo


heeesta iyada oo qoraal ama lyrics ah wataas
calaa
01/09/2019

inaabiib
Автор

Qofkii qofkuu jecelyahay oo aay wada soo mareen ayaa dareemi Karo.by Ali Ahmed. Ali Baashi Please like iigu qabta hadii Somali. Nimo lawadaago

aliahmnedabees
Автор

Hestu waxay ka hadashay dhawaca qalbigaga
Qurankanu dhayitanka qalbigaga ama dawada qalbiqa

sadiiqmohamed
Автор

😭goreey noqotba rajooy Malin baan ku gari 😭💔doona 😭😭Insha Allah 😭💔💯

bosslady
Автор

Heestan waxan Ku xasuusta gabadh ana jeclahay 2020 Ila hada oo ay tarikhdu tahay 30/3/2024 waxan Ku balanay guur Lakiin dhinac u qaladku ka imii wan IskU yara dhacnay lakiin diib ayaan ka heshiinay habeenkii aan heshinay ayan heesta u daray
Lakiin illahay waxan ka baryaya in maruun oridayda noqoto 😢❤

aidaroushassan