ISKALAJI || Laba Wajiile || hees lyrics +2018

preview_player
Показать описание
|| Heesta: (LABA WAJIILE) QISO DHABA
|| Fanaanka: ISKALAAJI
|| ZAMI FILMS -2018

ISKALAAJI HEES CUSUB LABBA WAJIILE l TRUE STORY l LYRICS 2018
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ninkan heesihiisa waxay ka hadlaan noolasha dhabta ee dunidan taala
Ninkan mar walba wuxu ka hadlaa xaqiiqada
Big respect

ahmedmustsfahmedmustaf
Автор

Heestan waxA waqtiga isku dhaafinaaya anigoo buufis xun I heeeyo beer beer u jiiifo sariirteyda ku dul fikiraayo yaaa rabbi danteyda io riyadeyda iiiso dhig merl dhaw aanaan fileeen 11 March 2k23 😭🤲

ikhlaasnuur
Автор

Hees aan inaba caadi ahayn. Alhamdulilah. Family iyo qaraabo I jecel iyo asxaab wanagsan baan qabaaa balse heesta sibaan uga helay, erayada, laxanka iyo codka fannaankeena hobolka ah.kama caajiso dhagaysikeeeda. Salaaan sharafeeed somali maxamad dhaaaamaan meel walbo aad joogtaaan from France🇨🇵❤

Nabaddoon.
Автор

Cawe yaa dhageysanaya oo xaadir ah allow noo danbi dhaaf oo nugu kulansii janada naxariistada owgeed aamiin yarabi khatumo wnagsan ayaan kadalbaneynaa yaa allaah 🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹

sacdiyosheikhdon
Автор

Waxaadse kala dhamaataan marka jeebku dhiib gabo
Shilin waxa ku dhaafsada ruuxa dhalasho kuuxiga oo duunyo kaa jecel
2024 😔 like Hayla dhaafin please 🙏 😭

OMARJOOKAR
Автор

Qof cadow ah wuu jira dunidan aan joogno waliba qofki ceeshaka cuna Kan kula dhashay ba ahaade, walashe aan dad ugu jecla aan naf iyo maalba uhuray ayaa dunida idhaafin rabtay 6 month como ku jiray daacad nimada idaweysay 😭😢💔

Keyf-
Автор

Fananka codkiisa masha allah balse ninka erayada qoray waa legend 🎶😎❤️

abdifitahwiize
Автор

Heesta waxa ay ka hadlesa ayaan hada ku sugan naahy I.a waa laga baxayaa 😢shilin wxaa ku dhaafsada ruuxa dhalasha ku xiga 😭

faizaosman
Автор

Ana dhabana hayskii dhacdadiyo xasuustii ma ilaawin dheeshaad igu kala dhantaashee waxa aan dhursugayaa nafsi kuu dhiteystaa markaad dhaxasho aayaha😪😪

axmeddeeqfaarax
Автор

Anigu laba fanaaan baan kow iyo labo siin lahaaa


Cawaale iyo iskilaaji
Yurub iyo hodan baa gabdhaha ii soo raacda


Nimcan seeraar bk xariir dayax gadaal galiya wlhi afrtaas hore baa kaalmaha siin lahaaa

abdulahikeno
Автор

Heestaan maalin baa anoo dhagay sanaya ayaa xigmadeeda waxaa dhuuxday hooyaday oo ila socotay ana hees ahaan baan udhagay sanayay hoyadayna xigmada ayay fahan tahay way iifasirtay heetaan ilaa hada sidii ayaan ujeclahay HOOYO MCN CIMRI DHEER IYO CIBAADA TAAMA BAAN ILAAH KAAGA BAR YAYAA🤲🙏

zakariyehazanali
Автор

Wlhi heestaan aney I mataleysaa ninkaan jeclaaday qeyrkii ka doortay isagoon waxba heysan cideenii ku kala dhimanay een dhip walba ugu samray intaan shaqeyo isbiilo waliba asagana gooni ubiili si uusan qeyrkii uga liidan hadana si fudud iiga tagay imikoon bil kala maqan nahayna aroosaya aniguna shilin iskuma furto ilahaa oo nafaqo xitaa aan isiineyn
Dhaankaada ruuxaad heeryeyso dhinac tidhi ayaan dhuunta kuu qoyn😭dhabta kaad kuqabataa adigoo dhudhumo jaban cidlo kaaga dhuuntoo dhurwaa kaaga taga bahal😭wlhi xitaa degmadeydii iyo cideenii waan usoo nacay si aan ugu noqdaan garan la'ahay imika dadki aan shalay kulahaa anigaa jecel wuuna ijecelyhy ee kala tageena iyo jabkeyga kufaraxsan😭yaa allah nabsigaas wuu heli doonaa mar un

faadumosahra
Автор

7/4/2022

Baan daawanaya qalbigana ka dhawacanay
Hada aragto commentigana like💔😢

Khaliifg
Автор

Horaa loo yidhi soomaali Been kuma Maahmaahdo
😚😚walee waa erayo Jira
😍😍iskalaajigayga ku taageeraa in badan

laylamaxamed
Автор

Ramadan 10kii danbe iilahay acmasha Hana aqbalo heestu waa qiso iso jjidatay hadda iga danbayso zhp like❤

gulied_abdirashid
Автор

Shilin waxaa ku dhafsada ruux dhalasha kuu xiga oo duni kaa jcl 💯 hees iyo badh👌

anuushali
Автор

Ana dhabana hayski dhacdadiyo xasuusti ma ilaawin dhiishad iygu kala dhantasho waxa aan dhul sugaya nafsi kuu dhitaysna markaad dhaxasho aayaha 🥺💯

asiaoomaar
Автор

Wllhi heestaaan ani igu sooo kuwi 2021 ila dawanayaaa like isaar

keyfmacalin
Автор

dadkaa dhowr wa jiliyo waxa jira dhadhama raac dhararaha ladnasha dhacdhacagana urursada keep going heestan markan dhagaysanayo wanba murugoda nolashada waxan somarayn maba jiran wax kasta wad arkaysa iyo dhib kay leyihin d

sumayaahmed
Автор

Heestaa anigu caawa ayaan dhagaysanayaaa 03/04/2024
Dharaarihii way gudbeen intaan gooni kuu ahaa wakhtigu waa gaba gabeee hadmaaan guri wada dagnaa wallahi qalbigaan ka dhagaysanayaa 😢waxaanaad moodaa in aniga laygu talo galay heesta iyo xaalada😮taagan 😂😂

asmaabdirahman