NIMCAAN HILAC & HODAN C/RAXMAN ( INTAAN BAJIYON BARASHADA WALAALNIMO ) 2019

preview_player
Показать описание
Waxad naga heli karta heesi hore oo lagu cus boonaysiyay iyo heeso kalaba oo la layahay
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

2024 inta intee soo xasuusty dhageysaneyso like❤

arwaruuhi
Автор

Heestan waxaa dhageysanayaa 2023 hada aragtid like saar

Ade_dirie
Автор

2023 bishii 3 ay bil barakaysan soo galayso ayaan heestan dhagaysanayaa ilahay hayga madoobeeyo heesaha saan comentiga aan uga jeedo jacylku cidaanu dhaafin male ciroole iyo dhalinyaroba jacylka ugu xanuunka badan siday dad badan aaminsanyihiin waa marka lagaa tago lkn maahaa markaas xanuunkaagu waa mudo kooban oo yar lkn xanuunka aan kaa tagayn waxa weyaan marka aad qalbigaaga iyo maskaxdaaduba ay is diidanyihiin qalbigana uu doonayo qofka maskaxduna ay diidanthy iyadoo kaaga baqaysa lugooyo kale qofkuna soo noqday oo doonaya inuu kula jiro markale wlhi wax ka xanuun badan male alle wadada saxsan Hay tuso idinkana khayr baan idin rajaynayaa meel walba ood joogtaaan🤍

xanaanismaaciil
Автор

Nimcaan waa fanaanka ugu badan ee aan dhagaysto runtii aad baan ula dhacay waayihiisa faneed heestaan waxan dheysanoyaa anoo jacaylkigi aan ku jirno waqti iyo waayo wacan waa inii salaamoya inta arki doonta fariintey❤❤❤

MukhtarabshirIsack
Автор

😭😭😭😭😭 caawo oo ah habeen jimco ah oo ah 2 bisha .9 . 2022 ayaa gabar aaan aad u jcl oo intaa jcl soo arkaay ama gabar aan soo arkay qof iga qanci ah baa 2 saana wada soconay ayaa xooga maseer baa i qabtay wana kala hanaq nay 4 malin baa kala aamusnay caawo baa isku ooyneeynay call wicitaan waad taqanaa dad is jcl oo dhab isku jcl xanuunka jcl. Wlhi gabartaas waxan ku jclaadaay wax kale mahan. 1 waa qof caqli badan garasho leh igu eg aniga. Mida la yabaay waligeey ima wey siisan 0.5$ oo lacag ah. Xitaa haduu qadka ka go an yahay wey iga qariaaa oo hawl baan haya beey i dhah daa oo caadi beey iisoo wac daa ama fadlan isoo wac beey iisoo dirtaa aloow iidaa waa gabar. Cida aay kasoo jeeda . Shiiqaal ah oo qurux iyo gabar nima uu alle sii mahan waxan laamiga wada tagan oo ninkii walba afka laraacaayo. Mida kale 10 jeer badan baa wacay tijaabi jcl kagaa aniga mooyee cid kale ma shegto . Moobeela . Whatspka kale ayaan ka shukaan saday balse bock beey igu jwb aloow iidaa iisoo duceeyw caawo 3 saac oo xariir baa isla hadleeynay wlhi aloow iidaa adaa rabi ah

fitaaxdaahir
Автор

Intaan bajiyo
Barashada wallnimo
Bee hadan ban dhigo
Jcyl ubadalo miyaa
Iga bi in ilamada bur qanaysa 😭😭😭😭😭😭😭

miskisaed
Автор

2022/19/Aqril hadaad dhegysanysid lik isaar

ccasiisbulshaawi
Автор

Salaan Goobeed ilma adeerayaal fanaaniita samroon ❤from gbr surre ❤dirnimada ha waarto🩸❤️

AyaanAbdirashiid
Автор

Kaah ♥️🥰 taan hees wey dhaftaay
Ilaa 9/7/2022 dhageysanayaa ✨❣️

sabrindaud
Автор

Wehel dugsi weeyaan weedhaadu nimcaanow.❤

Baashaaal
Автор

intaan bajiyo barashada walalnimo an jacayl ku bandhiGo miyad iGa Biin ilmada .🫶❤️

YuusufFarax-gq
Автор

Intan bajiya barashadada wllnimo jacaylka uu badilaaa

saadmad
Автор

Nimcaan hilaac wuxuu uqalmaa xildhibaan matala samaroon siciid baarlamaanka somaaliya ❤️

hindaseenyo
Автор

Ax wa he's aan illa hda ilawi laahay ilahow qof walbo jcelkiisa usahal jcelku wa cajiiiib😓😓😓🤲

naimabishar
Автор

Intaanayyy wlloweyntu Nimcaan duufsan😂

faisalmohamed
Автор

9/6/2022

dhagaysanaya maalin muhiim ah

off
Автор

Nimcaan hilaac legend keep going bro Sxbnaa we love you 🥰👍

cabduqaadirmoalimarab
Автор

2022 bisha11 hada dhageysneso qufka jeceshahy allh kusahlo wllo

farahquruxifrahapdi