Nimcaan Hilaac iyo Hodan Abdirahman - Edited by Rage Abdi 2017

preview_player
Показать описание
Filmed and directed by Rage Abdi of Setwad Studio in Nairobi Kenya.
CLICK ON SUBSCRIBE TO WATCH UPCOMING VIDEOS.
Add me on Snap chat for updates @rageabdi

make sure you click on Subscribe so that you don’t miss, future
Videos.

Social Media Links

Wixii talo iyo Tusaale ah noogu soo hagaaji E-mail-ka:

Copyright © 2017 Setwad Studio. All rights reserved.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Intaan baajiyoon barashada walaalnimo
Been hada aan ka dhigoon jacayl u bedelo
Miyaad iga bi'in ilmada burqanaysa❤️🙏.

Siciidiimaan
Автор

waxaan aad ugua helaa hodan ciyaarteda iyo wajifurnaanteeda iyo kalsoonida kamuuqata mansha allah

somalichannel
Автор

hodan iyo nimcaan iyo fanaanita kaleba dhamaan tiin waa salaaman tihiin, aad ayaad ugu mahadsan tihiin
xafladan quruxda badan waxaan ra jeynayaa inaad mar kale soo noqaotaan insha alllah

somalichannel
Автор

Midka mid ah hesaha somalida kuwa ugu cajiibsan🎵❤
9 jun 2022 calemasaarka madaxweynaha
Wadoyinka oo xiran jawiroobad
Waa isla helay walle

abdirizackhussein
Автор

Masha allah noolada shukran dhashii Boqortoyadii Direed ee rer samaron sacid dauud mandaluug Direed wow

sofiamohamed
Автор

2020 yaa daawanaya❤ hodan abdirahman &nimcaan one love

naimabila
Автор

Yaa daawanaya 2019 wili wlhi wnku hystaa hestaan

fuadtatabte
Автор

Frome muqdisho really, , nimacan, dhashii #borama, , rer borama wan idin jeclahay, wlhi 😍💯💕, one day waan idin so booqan dona, magalada #awoow keey qaxii, , so dhawesay waye 👏💕

xiinkaboy
Автор

Xasuusta kubaano wadnaha boholyoobay ax waaaa sayruuq lagu ridayo wadnaha 2021

baylecali
Автор

Boqortooyadii adal ee laga soo gaadhay ilbaxnimada ayaa meesha isku heshay nolaadaa fanaaniinta reer borama

abdekali
Автор

We Love Fanaaniinta SoomaaliYeed

Nimcaan Hilaac Noolow zhp qaali

apdurahmanzhaam
Автор

MADALUG DIREED SAMAROON NASANB NASAB DHALAY NIMCAN IYO HODAN I LOVE U GUYS😍💙💚💜🖤💞🖤💝💓💘💎💎💎💎

mulkiabdi
Автор

Hodana waa ka ciyaar, Hilaacna waxaabad moodaa inuu jaceylku dhab ka yahay!

alinouh
Автор

Waad nuuraysan reer borama dad waxaad tihin ilbixina runti i love samaroon lakin maan arag ree borama nice songs 😂😂😂😂😂😂

makadormarcelo
Автор

love you our fanaaniinta qaranka somaliyeed HODAN ABDIRAHMAN DHEER IYO LEGEND MR NIMCAAN HILAAC. JIRA OO JOOG

bossiebadass
Автор

Still listening 2022
My fv singers, nimcan & hodan 🥰

shaxshax-poy
Автор

aad ayaan heestan ujecelahay markaan dhagaystana waxaan galaa badweynta xasuusta laba fanan oo aan aad ujecelahay long live inbadan wan idin jeclahay

shaaficihassan
Автор

Dadkii fanka iska lahaa oo is helay
Ilaa hada wan jeclhy 🥰

ugaazahmedshire
Автор

nincan hilac iyo hodan fananinta reer awdal noolada ciyaal borama calanka ayay ku faanan nolada

ahmedsaidbracr
Автор

Hadaa daawaneeso 27/4/2019 like isaar wll

shacraawisc